{"id":1644,"date":"2019-04-26T12:06:39","date_gmt":"2019-04-26T12:06:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1644"},"modified":"2019-04-26T12:08:15","modified_gmt":"2019-04-26T12:08:15","slug":"muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay"},"content":{"rendered":"<h4><em>Ehelada afka, dhaqanka iyo bahda jecel akhriska &amp; qoraalka oo iskaashanayo ayaa diyaargarow aad u ballaaran ugu jiro Daahfurka Qisada caan baxday ee Maana-faay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Maalmuhu wey socdaan, saacadduna wey wareegaysaa, xilli kooban ayaa inaga xiga waqtigii loo balamay in Caasimadda Soomaaliya lagu soo Bandhiggo sheekada la wada sugayo ee Maana-faay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hadal-haynta ugu badan ee iminka ka jirta magaalada Muqdisho ayaa ah Munaasabadda loogu tala-galay Daahfurka Maana-faay, Boqollaal ka mid ah bahda jecel akhriska ayaa si weyn u sugayo maalinta loo madlan yahay Bandhigga buuggaas xiisaha badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Shaki kuma jiryo Ehelada afka Soomaaliga, asaxaabta xiiseysa Sheekooyinka &amp; Boqollaalka lagu casuumay Daahfurka Maana-faay inay ka heli doonaan munaasabadda loo qorsheeyay Bandhigga sheekadaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ammaan iyo Duco waxaa mudan in loo hibeeeyo Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah qoraha buuggaas aan marnaba laga xiisa dhaceyn, nasiib iyo ayaan waxaa leh ruuxii hela Nuqul ka mid ah Maana-faay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waqtigu waa is gurayaa, maalmo kooban kadib oo ku beegan maalinta Isniinta ah, taariikhduna ay ku Asteysan tahay 29 Abriil 2019 ayaa lagu wadaa in Sheekadaas qiimaha badan lagu soo Bandhiggo Hoolka bilcda-san ee Beerta Nabadda, saacaddu marka ay tahay 9:00 Subaxnimo, ha moogaan<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allow\u00a0 yaanan\u00a0 waayin Maana-faay iyo yaa nasiib leh oo nuqul ka hela Maana \u2013faay ayay sheeko\u00a0 taagan tahay!<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1561\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg 500w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331-300x199.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331-310x205.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1573\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1588\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"619\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n.jpg 619w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n-193x300.jpg 193w\" sizes=\"(max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1645\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57716550_2350508281679202_3653257452075352064_n.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57716550_2350508281679202_3653257452075352064_n.jpg 678w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57716550_2350508281679202_3653257452075352064_n-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<h4><em>\u00a0<\/em><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ehelada afka, dhaqanka iyo bahda jecel akhriska &amp; qoraalka oo iskaashanayo ayaa diyaargarow aad u ballaaran ugu jiro Daahfurka Qisada caan baxday ee Maana-faay. Maalmuhu wey socdaan, saacadduna wey wareegaysaa, xilli kooban ayaa inaga xiga waqtigii loo balamay in Caasimadda Soomaaliya lagu soo Bandhiggo sheekada la wada sugayo ee Maana-faay. Hadal-haynta ugu badan ee iminka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1561,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ehelada afka, dhaqanka iyo bahda jecel akhriska &amp; qoraalka oo iskaashanayo ayaa diyaargarow aad u ballaaran ugu jiro Daahfurka Qisada caan baxday ee Maana-faay. Maalmuhu wey socdaan, saacadduna wey wareegaysaa, xilli kooban ayaa inaga xiga waqtigii loo balamay in Caasimadda Soomaaliya lagu soo Bandhiggo sheekada la wada sugayo ee Maana-faay. Hadal-haynta ugu badan ee iminka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-26T12:06:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-26T12:08:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay\",\"datePublished\":\"2019-04-26T12:06:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-26T12:08:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":208,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-26T12:06:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-26T12:08:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Ehelada afka, dhaqanka iyo bahda jecel akhriska &amp; qoraalka oo iskaashanayo ayaa diyaargarow aad u ballaaran ugu jiro Daahfurka Qisada caan baxday ee Maana-faay. Maalmuhu wey socdaan, saacadduna wey wareegaysaa, xilli kooban ayaa inaga xiga waqtigii loo balamay in Caasimadda Soomaaliya lagu soo Bandhiggo sheekada la wada sugayo ee Maana-faay. Hadal-haynta ugu badan ee iminka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-26T12:06:39+00:00","article_modified_time":"2019-04-26T12:08:15+00:00","og_image":[{"width":500,"height":331,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay","datePublished":"2019-04-26T12:06:39+00:00","dateModified":"2019-04-26T12:08:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":208,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/","name":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-26T12:06:39+00:00","dateModified":"2019-04-26T12:08:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-marti-galinaysa-bandhigga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho oo Marti-galinaysa Bandhigga Buugga Maana-faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1646,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1644\/revisions\/1646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}