{"id":1638,"date":"2019-04-19T09:45:22","date_gmt":"2019-04-19T09:45:22","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1638"},"modified":"2019-04-19T09:48:18","modified_gmt":"2019-04-19T09:48:18","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee  C\/llaahi Maxamed Sheegoow"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle \u00a0ha u naxariistee Marxuum C\/llaahi Maxamed Sheegoow oo ka mid ahaa tiirarka bahda Warbaahinta\u00a0 Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay \u00a0Al-ustaad Sheegoow inuu ahaa aqoonnyahan,\u00a0 qoraa\u00a0 iyo waaya arag muddo dheer ku soo dhex jiray hawlaha Warbaahinta, isaga oo caddeeyay in Marxuumku \u00a0uu ahaa aqoonyahan\u00a0 noloshiisa u hibeeyay u adeegidda bulshadiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo guud ahaan magaca bahda afka, dhaqanka, hal-abuurka\u00a0 iyo suugaanta ayaa geerida Marxuumka, waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, \u00a0gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka baxay Marxuumka, waxaana Alle uga baryayaa inuu Jannada ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Dr. Maxamed Daahir Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Alle ha u naxariistee Marxuum Sheegoow waxa uu ahaa aqoonyahan soo\u00a0 bartay Culuumta Siyaasadda, waxaana uu soo noqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha, waxaana uu sannadahaan dambe ka tirsanaa bahda ururada bulshad rayidka Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1639\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n.jpg 800w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n-768x513.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle \u00a0ha u naxariistee Marxuum C\/llaahi Maxamed Sheegoow oo ka mid ahaa tiirarka bahda Warbaahinta\u00a0 Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay \u00a0Al-ustaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1639,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle \u00a0ha u naxariistee Marxuum C\/llaahi Maxamed Sheegoow oo ka mid ahaa tiirarka bahda Warbaahinta\u00a0 Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay \u00a0Al-ustaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-19T09:45:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-19T09:48:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow\",\"datePublished\":\"2019-04-19T09:45:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-19T09:48:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\"},\"wordCount\":190,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-19T09:45:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-19T09:48:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle \u00a0ha u naxariistee Marxuum C\/llaahi Maxamed Sheegoow oo ka mid ahaa tiirarka bahda Warbaahinta\u00a0 Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay \u00a0Al-ustaad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-19T09:45:22+00:00","article_modified_time":"2019-04-19T09:48:18+00:00","og_image":[{"width":800,"height":534,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57313583_1089305211256482_7849448076589662208_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow","datePublished":"2019-04-19T09:45:22+00:00","dateModified":"2019-04-19T09:48:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/"},"wordCount":190,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-19T09:45:22+00:00","dateModified":"2019-04-19T09:48:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-c-llaahi-maxamed-sheegoow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee C\/llaahi Maxamed Sheegoow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1638"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1638"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1641,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1638\/revisions\/1641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}