{"id":1613,"date":"2019-04-17T09:11:24","date_gmt":"2019-04-17T09:11:24","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1613"},"modified":"2019-04-17T09:16:16","modified_gmt":"2019-04-17T09:16:16","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO"},"content":{"rendered":"<h4><em><span style=\"line-height: 1.5;\">Toddobaadkii Dhaqanka Soomaalida (Milan Somali Week) oo intii u dhaxeysay\u00a0 6-13 Abriil 2019 ka socday magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah loogu \u00a0soo gaba-gabeeyay magaaladaas.<\/span><\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddii lagu maamuusayay xiritaanka toddobaadkaas oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay magaalada Milano, Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee magaaladaas, masuuliyiin matalaysay Jaaliyadda Soomaalida ee Talyaaniga, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha ururka samafalka ee Shukran Nuurta Axmed uu ururkeedu uu soo qaban-qaabiyay toddobaadkaas ayaa sheegtay ujeedada loo qabto barnaamijkaas inuu yahay sidii muuqaal fiican looga bixin lahaa dadka iyo dalka Soomaalida, waxaana ay caddeysay inay ku faraxsan tahay doodaha, qalabka\u00a0 hiddaha iyo dhaqanka, cuntada, sawirada iyo\u00a0 filimada lagu soo bndhiggay carwadaas, iyada oo u mahad-celisay dhammaan Hay\u2019adihii iyo marti shataftii ka soo qeyb gashay toddobaadkaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Duqa magaalada Milano Barazante ayaa isna sheegay \u00a0magaalada Milano inay tahay magaalo caalami ah, oo ka shaqaynaysa horumarinta dalalka soo koraya, waxaana uu soo dhaweeyay qabashada toddobaadka Soomaalida (Milan Somali Week).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Qaaradda Yurub Qoraa Cabdiraxmaan Abtidoon ayaa intii ay socotay carwadaasi \u00a0ka soo jeediyay war-bixin ka hadlaysay \u00a0sooyaalka sheekada caruurta Soomaalida, sidoo kale Wakiilka Akadeemiyada AGA ee\u00a0 wadanka Ingiriiska\u00a0 Dr. Cabdulqaadir Ruumi oo isna ka hadlay \u00a0carwadaas ayaa si qoto dheer uga sheekeeyay qoraalkii farta Soomaalida iyo dadaalaka ay Akadeemiye-Goboleedka\u00a0 AfSoomaaliga ugu jirto hiilka afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Toddobaadka Soomaalida ee Milano (Milan Somali Week) ayaa sannadkaan noqday\u00a0 mid si ballaaran loo\u00a0 jecleystay, waxaana\u00a0 lagu soo bandhiggay waxyaabo aad u xiiso badan, waxaana dadkii carwdaas ka soo qeyb galay aad u soo jiitay bandhig isugu jiray sawirro iyo filim ay ka sameysay Ololihii horumarinta reer Miyiga gabadha la yiraahdo Elena Bedei.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Barnaamijka Toddobaadka Soomaalida waa barnaamij sannadle ah, waxaana sannad kasta\u00a0 lagu soo bandhigaa arimo la xiriira dhaqanka, luqadda, cuntada iyo fanka Soomaalida.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1614\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576-1024x498.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"301\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576-1024x498.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576-768x373.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576.jpg 1317w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1615\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6573-1024x498.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"301\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6573-1024x498.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6573-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6573-768x373.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6573.jpg 1317w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1616\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6542-1024x498.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"301\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6542-1024x498.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6542-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6542-768x373.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6542.jpg 1317w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1617\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6475.jpg\" alt=\"\" width=\"320\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6475.jpg 320w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6475-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 320px) 100vw, 320px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1618\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6537.jpg\" alt=\"\" width=\"320\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6537.jpg 320w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/thumbnail_IMG_6537-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 320px) 100vw, 320px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Toddobaadkii Dhaqanka Soomaalida (Milan Somali Week) oo intii u dhaxeysay\u00a0 6-13 Abriil 2019 ka socday magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah loogu \u00a0soo gaba-gabeeyay magaaladaas. Munaasabaddii lagu maamuusayay xiritaanka toddobaadkaas oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay magaalada Milano, Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee magaaladaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1614,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Toddobaadkii Dhaqanka Soomaalida (Milan Somali Week) oo intii u dhaxeysay\u00a0 6-13 Abriil 2019 ka socday magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah loogu \u00a0soo gaba-gabeeyay magaaladaas. Munaasabaddii lagu maamuusayay xiritaanka toddobaadkaas oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay magaalada Milano, Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee magaaladaas, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-17T09:11:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-17T09:16:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1317\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO\",\"datePublished\":\"2019-04-17T09:11:24+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-17T09:16:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\"},\"wordCount\":311,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-17T09:11:24+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-17T09:16:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Toddobaadkii Dhaqanka Soomaalida (Milan Somali Week) oo intii u dhaxeysay\u00a0 6-13 Abriil 2019 ka socday magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah loogu \u00a0soo gaba-gabeeyay magaaladaas. Munaasabaddii lagu maamuusayay xiritaanka toddobaadkaas oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay magaalada Milano, Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee magaaladaas, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-17T09:11:24+00:00","article_modified_time":"2019-04-17T09:16:16+00:00","og_image":[{"width":1317,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_6576.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO","datePublished":"2019-04-17T09:11:24+00:00","dateModified":"2019-04-17T09:16:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/"},"wordCount":311,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-17T09:11:24+00:00","dateModified":"2019-04-17T09:16:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kaalin-mug-leh-ka-qaadatay-toddobaadkii-soomaalida-ee-magaalada-milano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1613"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1613"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1625,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1613\/revisions\/1625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}