{"id":1610,"date":"2019-04-16T10:12:27","date_gmt":"2019-04-16T10:12:27","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1610"},"modified":"2019-04-16T10:12:27","modified_gmt":"2019-04-16T10:12:27","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 10\/4\/2019 waxa uu si rasmi ah u magacaabay madaxda cusub ee Akadeemiye-Goboleedka wakiilka uga noqon doono qaar ka mid ah laamaha Qaaradda Yurub.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa <strong>Markii uu arkay <\/strong>qododobka 30-aad faqraddiisa D ee xeerka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4><strong>Markuu u kuur-galay<\/strong> baahida ay Akadeemiyadu u qabto ballaarinta laamaha \u00a0Yurub iyo dar-dargalinta waxqabadkooda.<\/h4>\n<h4><strong>Markuu tixgaliyay <\/strong>aqoonta qotada dheer ee aqoonyahannada wareegtadani tooska ugu socoto, kuwaas oo\u00a0 dadaal badan iyo juhdi weyn galiyo guud ahaan horumarinta afka Soomaaliga iyo qoraalkiisa, gaar ahaan hirgalinta hawlaha Aakdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Wuxuu aqoonyahannada hoos ku xusan u magacaabay xillalka mutadawacnimo\u00a0 ee \u00a0ku kala hor qoran magacyadooda.<\/h4>\n<h4>1-Cabdulqaadir Ruumi \u2026&#8230;&#8230;..Wakiilka AGA \u00a0UK, \u00a0ahna kaaliyaha Wakiilka Yurub.<\/h4>\n<h4>2-Xuseen Maxamed C\/lle (Wadaad) \u2026&#8230;&#8230;&#8230;&#8230;..Wakiilka AGA \u00a0ee Sweden.<\/h4>\n<h4>3- Boodhari Warsame\u2026&#8230;&#8230;&#8230;&#8230;.Kaaliyaha Wakiilka AGA \u00a0ee Sweden.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa wakiiladaas kula dar-daarmay inay u hawl galaan sidii ay uga soo dhalaali lahaayeen xilalka loo igmaday, waxaana uu Alle uga baryay inuu u fuddudeeyo waajibaadka horyaalo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1611\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57308542_2184154525230510_844261055654789120_n.jpg\" alt=\"\" width=\"506\" height=\"248\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57308542_2184154525230510_844261055654789120_n.jpg 506w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57308542_2184154525230510_844261055654789120_n-300x147.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 506px) 100vw, 506px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 10\/4\/2019 waxa uu si rasmi ah u magacaabay madaxda cusub ee Akadeemiye-Goboleedka wakiilka uga noqon doono qaar ka mid ah laamaha Qaaradda Yurub. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa Markii uu arkay qododobka 30-aad faqraddiisa D ee xeerka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga. Markuu u kuur-galay baahida ay Akadeemiyadu u qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1611,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 10\/4\/2019 waxa uu si rasmi ah u magacaabay madaxda cusub ee Akadeemiye-Goboleedka wakiilka uga noqon doono qaar ka mid ah laamaha Qaaradda Yurub. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa Markii uu arkay qododobka 30-aad faqraddiisa D ee xeerka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga. Markuu u kuur-galay baahida ay Akadeemiyadu u qabto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-16T10:12:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57308542_2184154525230510_844261055654789120_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"506\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB\",\"datePublished\":\"2019-04-16T10:12:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-16T10:12:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\"},\"wordCount\":176,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\",\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-16T10:12:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-16T10:12:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 10\/4\/2019 waxa uu si rasmi ah u magacaabay madaxda cusub ee Akadeemiye-Goboleedka wakiilka uga noqon doono qaar ka mid ah laamaha Qaaradda Yurub. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa Markii uu arkay qododobka 30-aad faqraddiisa D ee xeerka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga. Markuu u kuur-galay baahida ay Akadeemiyadu u qabto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-16T10:12:27+00:00","og_image":[{"width":506,"height":248,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/57308542_2184154525230510_844261055654789120_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB","datePublished":"2019-04-16T10:12:27+00:00","dateModified":"2019-04-16T10:12:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/"},"wordCount":176,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/","name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-16T10:12:27+00:00","dateModified":"2019-04-16T10:12:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magacaabay-wakiilada-akadeemiyada-ee-qaaradda-yurub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO MAGACAABAY WAKIILADA AKADEEMIYADA EE QAARADDA YURUB"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1610"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1612,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1610\/revisions\/1612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}