{"id":1599,"date":"2019-04-07T17:35:42","date_gmt":"2019-04-07T17:35:42","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1599"},"modified":"2019-04-07T17:58:35","modified_gmt":"2019-04-07T17:58:35","slug":"dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay"},"content":{"rendered":"<h3>Ilaa shalay waxaa xusuustayda ka dhammaanla&#8217; raad-reebka wacdarihii xafladdii ay University of London iyo Urur-dhaqameedka Kayd ee ay wadajir ugu maamuuseen inay soo bandhigaan daabacaadda cusub, siina tifaftiran ee buugga sheekadii caanbaxday, MAANA-FAAY iyo inay London ku soo dhaweeyaan qoraageeda.<\/h3>\n<h3>Waxay ahayd xaflad ay soo cammireen boqollaal isugu jira qorayaal, abwaanno, barfasoorro iyo aqoonyahano kale. Xusuus ma-guuraan ah waxaa igu reebay laba arrimood:-<\/h3>\n<h3>1) meesha xafladda lagu qabtay oo ahayd jaamacad an sannado badan ka waddey cilmi-baaris, sannado badanna ka soo maqnaa, iyo waliba madasha lagu kulmay oo ahayd ALUMNI LECTURE THEATRE, waa isla goobtii beri hore la igu guddoosiiyey shahaadada diktooraatka (PhD).<\/h3>\n<h3>2) Tan 2-aadna waa dadkii kulanka ka soo qaybgalay oo in badan ahaayeen saaxiibbo qaali ah oo aan muddo dheer is moogeyn, sida Dr Martin Orwin, qoraa Saciid Jaamac, qoraa Cadiraxmaan Abtidoon, Barfasoor C\/qaadir Ruumi, ikk oo dhammaantood madasha ka jeediyey erayo qiima badan oo ay ku bogaadinayeen buugga iyo qoraagiisa.<\/h3>\n<h3>Saaxiibada kaloo aan fursaddaas isku helnay waxa ka mid ahaa Dr Cab\/wali Maxmuud Gurey, oon muddo dheer is Moogeyn, Cab\/rashid Sh. Xasan oo aan abaal badan u hayo, qoraa Maxamed-baashe X. Xasan, Abwaanad Caasha Luul, qoraa Xalwa-shamis iyo qaar kaloo badan.<\/h3>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1576\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaa shalay waxaa xusuustayda ka dhammaanla&#8217; raad-reebka wacdarihii xafladdii ay University of London iyo Urur-dhaqameedka Kayd ee ay wadajir ugu maamuuseen inay soo bandhigaan daabacaadda cusub, siina tifaftiran ee buugga sheekadii caanbaxday, MAANA-FAAY iyo inay London ku soo dhaweeyaan qoraageeda. Waxay ahayd xaflad ay soo cammireen boqollaal isugu jira qorayaal, abwaanno, barfasoorro iyo aqoonyahano kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1551,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilaa shalay waxaa xusuustayda ka dhammaanla&#8217; raad-reebka wacdarihii xafladdii ay University of London iyo Urur-dhaqameedka Kayd ee ay wadajir ugu maamuuseen inay soo bandhigaan daabacaadda cusub, siina tifaftiran ee buugga sheekadii caanbaxday, MAANA-FAAY iyo inay London ku soo dhaweeyaan qoraageeda. Waxay ahayd xaflad ay soo cammireen boqollaal isugu jira qorayaal, abwaanno, barfasoorro iyo aqoonyahano kale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-07T17:35:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-07T17:58:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"819\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay\",\"datePublished\":\"2019-04-07T17:35:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-07T17:58:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":213,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-07T17:35:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-07T17:58:35+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Ilaa shalay waxaa xusuustayda ka dhammaanla&#8217; raad-reebka wacdarihii xafladdii ay University of London iyo Urur-dhaqameedka Kayd ee ay wadajir ugu maamuuseen inay soo bandhigaan daabacaadda cusub, siina tifaftiran ee buugga sheekadii caanbaxday, MAANA-FAAY iyo inay London ku soo dhaweeyaan qoraageeda. Waxay ahayd xaflad ay soo cammireen boqollaal isugu jira qorayaal, abwaanno, barfasoorro iyo aqoonyahano kale. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-07T17:35:42+00:00","article_modified_time":"2019-04-07T17:58:35+00:00","og_image":[{"width":1728,"height":819,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay","datePublished":"2019-04-07T17:35:42+00:00","dateModified":"2019-04-07T17:58:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":213,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","name":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-07T17:35:42+00:00","dateModified":"2019-04-07T17:58:35+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-ka-sheekeeyay-raadka-ay-ku-reebtay-bandhiggii-london-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Afrax oo ka Sheekeeyay Xusuusta uu ku Reebay Bandhiggii Magaalada London loogu Sameeyay Buugga Maana-faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1599"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1599"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1603,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1599\/revisions\/1603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}