{"id":1592,"date":"2019-04-06T07:51:33","date_gmt":"2019-04-06T07:51:33","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1592"},"modified":"2019-04-06T14:51:22","modified_gmt":"2019-04-06T14:51:22","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso  Toddobaadka Soomaalida"},"content":{"rendered":"<h3>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa sannadkaan si sharaf leh uga qeyb galaysa Toddobaadka Dhaqanka, Afka iyo Fanka \u00a0Soomaalida (Milan Somali Week) oo Ka dhacayo magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga.<\/h3>\n<h3>Dr. Cabdulqaadir Ruumi oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa haatan gaaray magaalada Milaano si uu uga qeyb-galo barnanamijkaas la yiraahdo \u201cToddobaadka Soomaalida\u201d ee \u00a0ka furmayo wadanka Talyaaniga.<\/h3>\n<h3>Dr. Ruumi ayaa magaalada Milaano waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay madax ka socotay Ururka Shukran, waxaana qorshuhu uu yahay muddada uu halkaasi joogo inuu ku soo bandhiggo warbixin la xiriirta qoraalka farta Soomaaliga \u00a0iyo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ugu jirto hiilka afka Soomaaliga. iyo Hal- aburkiisa<\/h3>\n<h3>\u00a0Barnaamijka Toddobaadka Soomaalida oo ah barnaamij sannadle ah ayaa sannad kasta waxaa lagu soo ban-dhigaa barnaamijyo la xiriira dhaqanka, luqadda, cuntada iyo fanka Soomaalida.<\/h3>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1593\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h3><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa sannadkaan si sharaf leh uga qeyb galaysa Toddobaadka Dhaqanka, Afka iyo Fanka \u00a0Soomaalida (Milan Somali Week) oo Ka dhacayo magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga. Dr. Cabdulqaadir Ruumi oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa haatan gaaray magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1593,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa sannadkaan si sharaf leh uga qeyb galaysa Toddobaadka Dhaqanka, Afka iyo Fanka \u00a0Soomaalida (Milan Somali Week) oo Ka dhacayo magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga. Dr. Cabdulqaadir Ruumi oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa haatan gaaray magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-06T07:51:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-06T14:51:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida\",\"datePublished\":\"2019-04-06T07:51:33+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-06T14:51:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\"},\"wordCount\":154,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-06T07:51:33+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-06T14:51:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa sannadkaan si sharaf leh uga qeyb galaysa Toddobaadka Dhaqanka, Afka iyo Fanka \u00a0Soomaalida (Milan Somali Week) oo Ka dhacayo magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga. Dr. Cabdulqaadir Ruumi oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa haatan gaaray magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-06T07:51:33+00:00","article_modified_time":"2019-04-06T14:51:22+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56571180_1515199258615308_6553475178586701824_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida","datePublished":"2019-04-06T07:51:33+00:00","dateModified":"2019-04-06T14:51:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/"},"wordCount":154,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-06T07:51:33+00:00","dateModified":"2019-04-06T14:51:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-magaalada-milan-ee-dalka-talyaaniga-uga-qeyb-galayso-toddobaadka-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Magaalada Milano ee Dalka Talyaaniga uga Qeyb-galayso Toddobaadka Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1592"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1592"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1597,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1592\/revisions\/1597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}