{"id":1587,"date":"2019-04-06T06:58:57","date_gmt":"2019-04-06T06:58:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1587"},"modified":"2019-04-06T07:01:53","modified_gmt":"2019-04-06T07:01:53","slug":"maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Maana-faay waa qiso bulsheed &#8216;SOCIAL NOVEL&#8217; afartan (40) jirsatay, welise xiisaheeday leedahay dawankeedayna wadataa&#8230;<\/h4>\n<h4>Waxay huwan tahay farshaxannimo faneed aan laga xiise goynayn. Wuxuu qoraagu ku bilay hummaagyo kuu sawiraya dareennada dahsoon iyo loolanka joogtada ah ee ka dhex socda nafta aadanaha. Waxay ku xardhan tahay erayo iyo jilayaal isku haboon, falkinta dhacdooyinkeeda, iyo adeegsiga qurxiyeyaasha hadalka iyo qalabka afka maldahan.<\/h4>\n<h4>Farshaxannimada ka sokow, qisada Maana-faay waa dawan ka qaylo-dhaaminaya &#8216;DHIQLAHA MUJTAMACA KU DHEX JIRA&#8217; [b.263] iyo &#8216;BURBURINTA DA`YARTA IYO DANYARTA&#8217; [b. 283] kana digaya gaabinta iyo gaboodfalka ay bulshada u gaystaan &#8216;KUWA XUKUNKA IYO XOOLAHA HAYSTA&#8217; [b. 285]<\/h4>\n<h4>Waxay qaylodhaan ka tahay &#8216;CUDURRADA BULSHADA&#8217; [b. 296]&#8230; si loo badbaadiyo faca soo korayana waxay ku baaqaysaa &#8216;IN MUJTAMACEENNA OO IDIL LA CARRA-GADDIYO&#8230; IN LA DABARGOOYO DHAMMAAN DHAQANNADA GABOOBAY EE HORUMARKA CAQABADDA KU AH IYO KUWA CUSUB EE [AY] KA SOO FUFAYAAN CUDURRADA BULSHADA KU DHEX-FAAFAY&#8217; [b. 296]\u2026 Waxay hoosta ka xarriiqaysaa shardiga horumarka iyo gaarista nolol habboon \u2018HORUMAR LAMA HIGSAN KARO LA`AANTA BULSHO FAYOW\u2019 [297].<\/h4>\n<h4>Qisadani waxay ina bartay hibada iyo kartida faneed ee qoraaga Dr. Maxamed Daahir Afrax; xirfaddiisa quusidda iyo hoos ugu dhaadhicidda nafta aadanaha iyo saafidda habnololeedka bulshada iyo cudurrada ku duugan ee naafaynaya, iyo xilkasnimadiisa kaalinta uga furan wacyigelinta bulshada iyo ka digidda aafooyinka wiiqaya.<\/h4>\n<h4>Qisada Maana-faay waxay soo baxday 1979, dhowr jeer ayaana la daabacay oo ay u dambayso daabacaadda 4aad (2018) oo ah daabacaad cusub, aad loo tifaftiray lana sii qurxiyay.<\/h4>\n<h4>Maana-faay waa horyaalka sheeko-faneedda Soomaaliyeed!<\/h4>\n<h4>#Maana_faay<\/h4>\n<h4>Waxaa Qorey:-<\/h4>\n<h4>Bare sare Mustafa C\/llaahi Feyruus<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1588\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"619\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n.jpg 619w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56317630_2229733597073390_2052517342650302464_n-193x300.jpg 193w\" sizes=\"(max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1583\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n.jpg 714w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1576\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1578\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1579\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n.jpg\" alt=\"\" width=\"466\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n.jpg 466w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n-146x300.jpg 146w\" sizes=\"(max-width: 466px) 100vw, 466px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1580\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1582\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n.jpg 714w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maana-faay waa qiso bulsheed &#8216;SOCIAL NOVEL&#8217; afartan (40) jirsatay, welise xiisaheeday leedahay dawankeedayna wadataa&#8230; Waxay huwan tahay farshaxannimo faneed aan laga xiise goynayn. Wuxuu qoraagu ku bilay hummaagyo kuu sawiraya dareennada dahsoon iyo loolanka joogtada ah ee ka dhex socda nafta aadanaha. Waxay ku xardhan tahay erayo iyo jilayaal isku haboon, falkinta dhacdooyinkeeda, iyo adeegsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1577,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maana-faay waa qiso bulsheed &#8216;SOCIAL NOVEL&#8217; afartan (40) jirsatay, welise xiisaheeday leedahay dawankeedayna wadataa&#8230; Waxay huwan tahay farshaxannimo faneed aan laga xiise goynayn. Wuxuu qoraagu ku bilay hummaagyo kuu sawiraya dareennada dahsoon iyo loolanka joogtada ah ee ka dhex socda nafta aadanaha. Waxay ku xardhan tahay erayo iyo jilayaal isku haboon, falkinta dhacdooyinkeeda, iyo adeegsiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-06T06:58:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-06T07:01:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/55764209_431806990919501_8682400599318200320_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2019-04-06T06:58:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-06T07:01:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":252,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-06T06:58:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-06T07:01:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maana-faay waa qiso bulsheed &#8216;SOCIAL NOVEL&#8217; afartan (40) jirsatay, welise xiisaheeday leedahay dawankeedayna wadataa&#8230; Waxay huwan tahay farshaxannimo faneed aan laga xiise goynayn. Wuxuu qoraagu ku bilay hummaagyo kuu sawiraya dareennada dahsoon iyo loolanka joogtada ah ee ka dhex socda nafta aadanaha. Waxay ku xardhan tahay erayo iyo jilayaal isku haboon, falkinta dhacdooyinkeeda, iyo adeegsiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-06T06:58:57+00:00","article_modified_time":"2019-04-06T07:01:53+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/55764209_431806990919501_8682400599318200320_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed","datePublished":"2019-04-06T06:58:57+00:00","dateModified":"2019-04-06T07:01:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/"},"wordCount":252,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/","name":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-06T06:58:57+00:00","dateModified":"2019-04-06T07:01:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-waa-horyaalka-sheeko-faneedda-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maana-faay waa Horyaalka Sheeko-faneedda Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1587"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1587"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1591,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1587\/revisions\/1591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}