{"id":1570,"date":"2019-04-05T09:54:55","date_gmt":"2019-04-05T09:54:55","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1570"},"modified":"2019-04-05T10:24:58","modified_gmt":"2019-04-05T10:24:58","slug":"jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad si \u00a0qurux badan loo soo agaasimay oo loogu tala-galay Daahfurka qisada caan baxday ee Maana-faay, uuna soo qaban-qaabiyay ururka Soomaalida ee fanka iyo dhaqanka ee Kayd ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/4\/2019 waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda SOAS ee magaalada London.<\/h4>\n<h4>Munaasbaddaas oo aheyd\u00a0 mid aad u ballaaran \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay ku saabsaneyd \u00a0soo bandhiggida daabacaadda cusub ee sheekadii taariikhda gashay \u00a0ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aasaasihii Naadiga PEN ee Qalinleyda Soomaaliyeed (Somali PEN).<\/h4>\n<h4>Xafladaas oo aad u qiima badneyd ayaa si mug leh waxaa uga soo qeyb-galay dad badan oo isugu jiray siyaasiyiin, aqoonyahanno, qorayaal, saxafiyiin, \u00a0wakiilo ka socday jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska iyo marti sharaf kale, sidoo kale waxaa madashaas xiiso gaar ah u yeelay oo goob joog ka ahaa macallimiin Ajanbi ah oo qaarkood ay ku hadlaan afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Furitaankii munaasabaddaas waxaa ka hadlay ruug-caddaaga Saciid Jaamac Xuseen oo ka mid ah maqaawiirta ururka Soomaalida ee fanka iyo dhaqanka ee Kayd, isla markaana ka tirsan Somalipen, Dr. C\/qaadir Ruumi, Al-ustaad Cabdiraxmaan Abtidoon iyo Maxamed C\/llaahi Cartan oo halkaasi ka soo jeediyay hadalo isugu jiray soo dhaweyn, bogaadin, mahadnaq \u00a0iyo soo bandhiggidda qisada Maana-faay, iyaga oo dhinaca kale si qoto dheer uga hadlay waxqabadka iyo taariikhda qoraha Maana-faay Dr, Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Dr. Martin Orwin oo ah bare sare oo wax ka dhiga\u00a0 Jaamacadda SOAS ee London, kuna hadla afka Soomaaliga ayaa isna munaasabaddaas ka soo jeediyay khudbad uu kaga sheekeeynayay aqoonta uu u leeyahay qoraaga sheekada maana-faay Dr. Afrax, waxaana uu \u00a0caddeeyay nasiib inay u tahay umadda Soomaaliyeed inu ka dhasho Maxamed Daahir Afrax oo uu ku tilmaamay Hal-door qimo badan, isaga oo ku cel-celiyay inu ku faraxsan yahay in lagu martiqaado Daahfurka qisada Maana-faay.<\/h4>\n<h4>Hadalladaas kadib, waxaa mikaroofanka lagu soo dhaweeyey qoraaga qisada Maana-faay ahna Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Afrax. Guddoomiyuhu wuxuu hadalkiisa ku bilaabay mahadcelin iyo bogaadin guud ahaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee London, gaar ahaan ururka Keyd \u00a0iyo madaxdiisa oo soo abaabulay munaasabadda. Ka dibna wuxuu si kooban uga taariikheeyey duruufihii ku xeernaa qoritaankiisa qisada la-yaabka leh ee Maana-faay iyo sababihii ku kallifay qoristeeda.<\/h4>\n<h4>Madasha waxaa lagu soo gunaanadey su\u2019aalo dadku buugga ka weydiiyeen qoraaga iyo jawaabo uu ka bixiyey, taas oo uu garab socdey saxiix qoraagu u saxiixayey dadkii badnaa ee buugga iibsadey.<\/h4>\n<h4>Magaalada London ayaa noqonaysa magaaladii Seddexaad ee \u00a0lagu qabto daahfurka Maana-faayda cusub ee ka soo if baxday Yurub, horey waxaa loogu soo bandhiggay magaalada Bristol ee UK \u00a0iyo magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1572\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1573\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56201153_336956500343335_8810972949289893888_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1574\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56691485_544612629281375_2878416648610512896_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56691485_544612629281375_2878416648610512896_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56691485_544612629281375_2878416648610512896_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1575\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56173156_10157212665164241_5463155231795707904_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56173156_10157212665164241_5463155231795707904_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56173156_10157212665164241_5463155231795707904_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56173156_10157212665164241_5463155231795707904_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1576\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56340064_384944095659583_1163588631412080640_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1577\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/55764209_431806990919501_8682400599318200320_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/55764209_431806990919501_8682400599318200320_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/55764209_431806990919501_8682400599318200320_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1578\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56161860_796659007373083_18514981242798080_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1579\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n.jpg\" alt=\"\" width=\"466\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n.jpg 466w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119703_2380456598908105_2232830158614560768_n-146x300.jpg 146w\" sizes=\"(max-width: 466px) 100vw, 466px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1580\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56269989_289465045286353_8563120831998197760_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1583\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n.jpg 714w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56373600_10158418333901038_6420352864815677440_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1581\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56237532_10158418334236038_8451282013914136576_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56237532_10158418334236038_8451282013914136576_n.jpg 714w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56237532_10158418334236038_8451282013914136576_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1582\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n.jpg 714w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56478685_10158418333141038_8370117435646279680_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad si \u00a0qurux badan loo soo agaasimay oo loogu tala-galay Daahfurka qisada caan baxday ee Maana-faay, uuna soo qaban-qaabiyay ururka Soomaalida ee fanka iyo dhaqanka ee Kayd ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/4\/2019 waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda SOAS ee magaalada London. Munaasbaddaas oo aheyd\u00a0 mid aad u ballaaran \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay ku saabsaneyd \u00a0soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1572,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad si \u00a0qurux badan loo soo agaasimay oo loogu tala-galay Daahfurka qisada caan baxday ee Maana-faay, uuna soo qaban-qaabiyay ururka Soomaalida ee fanka iyo dhaqanka ee Kayd ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/4\/2019 waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda SOAS ee magaalada London. Munaasbaddaas oo aheyd\u00a0 mid aad u ballaaran \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay ku saabsaneyd \u00a0soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-05T09:54:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-05T10:24:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"466\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay\",\"datePublished\":\"2019-04-05T09:54:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-05T10:24:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":431,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-05T09:54:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-05T10:24:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad si \u00a0qurux badan loo soo agaasimay oo loogu tala-galay Daahfurka qisada caan baxday ee Maana-faay, uuna soo qaban-qaabiyay ururka Soomaalida ee fanka iyo dhaqanka ee Kayd ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/4\/2019 waxaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda SOAS ee magaalada London. Munaasbaddaas oo aheyd\u00a0 mid aad u ballaaran \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay ku saabsaneyd \u00a0soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-05T09:54:55+00:00","article_modified_time":"2019-04-05T10:24:58+00:00","og_image":[{"width":960,"height":466,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56453066_10157212665324241_3892155911174619136_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay","datePublished":"2019-04-05T09:54:55+00:00","dateModified":"2019-04-05T10:24:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":431,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/","name":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-05T09:54:55+00:00","dateModified":"2019-04-05T10:24:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-soas-ee-magaalada-london-oo-daahfur-weyn-loogu-sameeyay-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jaamacadda SOAS ee Magaalada London oo Daahfur weyn loogu Sameeyay Buugga Maana-faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1570"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1570"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1586,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1570\/revisions\/1586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}