{"id":1566,"date":"2019-04-03T10:14:58","date_gmt":"2019-04-03T10:14:58","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1566"},"modified":"2019-04-03T10:28:56","modified_gmt":"2019-04-03T10:28:56","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden waxaa lagu gudoonsiiyay deeq buuggaag ah oo loogu tala galay in lagu wareejiyo Guddoomiyaha Aga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qoraaga Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo wakiil ka ahaa maamulka \u00a0Madbacadda Laashin\u00a0 ayaa\u00a0 Guddoomiyaha AGA Dr.Maxamed Daahir Afrax ku wareejiyay\u00a0 Shan Buug oo ka mid ah\u00a0 wax soo saarka dhinaca buuggaagta ee Madbacadda\u00a0 Laashin .<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buuggaagtaas oo ah kuwo aad u qiimo badan ayaa dhamaantood waxay ku qoran yihiin afkeena hooyo, waxayna \u00a0kala yihiin:-<\/em><\/h4>\n<h4><em>1- Buugga\u00a0 Noloshii Sillooneyd oo uu qorey (Cabdiraxiim Hilowle Galeyr)<\/em><\/h4>\n<h4><em>2-Buugga Hilaadin oo uu qorey \u00a0(Bashiir Maxamed Xersi)<\/em><\/h4>\n<h4><em>3- Buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin oo uu qorey (Prof.Cali Jimcaale Axmed)<\/em><\/h4>\n<h4><em>4- Buugga Bidhaamiye oo uu qorey \u00a0Al-fannaan (Bashiir Cali Xuseen)<\/em><\/h4>\n<h4><em>5.- Buugga Godob iyo Gallad \u00a0oo uu qorey Aqoonyahan (Xuseen Maxamed Cabdulle Wadaad).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka \u00a0oo hadal kooban ka soo jeediyay munasabaddaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay buuggaagta la guddoonsiiyay, waxaana uu tilamaamay inay buuggaagtaasi qeyb weyn ka qaadanayaan hiilka afka hooyo maadaama ay ku qoran yihiin afkeena hooyo.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1567\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119659_2199691546732575_1733509123481272320_n.jpg\" alt=\"\" width=\"507\" height=\"675\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119659_2199691546732575_1733509123481272320_n.jpg 507w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56119659_2199691546732575_1733509123481272320_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 507px) 100vw, 507px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1568\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56205172_372199103367998_2640999266033598464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"507\" height=\"675\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56205172_372199103367998_2640999266033598464_n.jpg 507w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56205172_372199103367998_2640999266033598464_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 507px) 100vw, 507px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden waxaa lagu gudoonsiiyay deeq buuggaag ah oo loogu tala galay in lagu wareejiyo Guddoomiyaha Aga. Qoraaga Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo wakiil ka ahaa maamulka \u00a0Madbacadda Laashin\u00a0 ayaa\u00a0 Guddoomiyaha AGA Dr.Maxamed Daahir Afrax ku wareejiyay\u00a0 Shan Buug oo ka mid ah\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1140,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden waxaa lagu gudoonsiiyay deeq buuggaag ah oo loogu tala galay in lagu wareejiyo Guddoomiyaha Aga. Qoraaga Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo wakiil ka ahaa maamulka \u00a0Madbacadda Laashin\u00a0 ayaa\u00a0 Guddoomiyaha AGA Dr.Maxamed Daahir Afrax ku wareejiyay\u00a0 Shan Buug oo ka mid ah\u00a0 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-03T10:14:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-03T10:28:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/thumbnail_19.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah\",\"datePublished\":\"2019-04-03T10:14:58+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-03T10:28:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\"},\"wordCount\":185,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-03T10:14:58+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-03T10:28:56+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden waxaa lagu gudoonsiiyay deeq buuggaag ah oo loogu tala galay in lagu wareejiyo Guddoomiyaha Aga. Qoraaga Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo wakiil ka ahaa maamulka \u00a0Madbacadda Laashin\u00a0 ayaa\u00a0 Guddoomiyaha AGA Dr.Maxamed Daahir Afrax ku wareejiyay\u00a0 Shan Buug oo ka mid ah\u00a0 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-03T10:14:58+00:00","article_modified_time":"2019-04-03T10:28:56+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/thumbnail_19.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah","datePublished":"2019-04-03T10:14:58+00:00","dateModified":"2019-04-03T10:28:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/"},"wordCount":185,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-03T10:14:58+00:00","dateModified":"2019-04-03T10:28:56+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-magaalada-gothenburg-lagu-guddoonsiiyay-deeq-buuggaag-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Magaalada Gothenburg lagu Guddoonsiiyay Deeq Buuggaag ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1566"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1569,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1566\/revisions\/1569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}