{"id":1560,"date":"2019-04-01T07:42:07","date_gmt":"2019-04-01T07:42:07","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1560"},"modified":"2019-04-01T07:47:03","modified_gmt":"2019-04-01T07:47:03","slug":"maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/","title":{"rendered":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA"},"content":{"rendered":"<h4>MIDKII MAQLAY WUUBA MAQLAYE, MIDKAAN MAQALNA MAANTABA GAARSIIYA, MAANA-FAAY WAA LA HAYAA, MINANKEENNII HOOYO IYO MEEL WALBAA LA GEEYAY.<\/h4>\n<h4>Haddaad murugteenoo, muraadkiinnu ahaa maalmahaan lama haayo sheekadii maanka korin jirtay, macnaha lahayd, majaladaha lagu qori jiray, nin macruuf ahna uu qoray Maxamed Daahir Afrax, magaceedana loogu wanqalay Maana-Faay, maantaa la haayaa magaalkayba taallaaye, \u00a0mudanoow hadaadan ogaynna maanta iga qaadoo ma-huraan asxaabtaadana u sheeg Maana-Faay.<\/h4>\n<h4>Sheekada Maana-Faay, waa sheeko loo samaeeyay hab farshaxannimo ay ku dheehan tahay, \u00a0xikmad iyo caqlina uu ka buuxo, murti iyo maadna ay ku laran tahay, tusaale iyo tusmana u ah bulshada Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Sheekada Maana-Faay, waxay ahayd sheeko qof waliba gurigiisa ugu tagtay kan wax akhrin karaana uu wargaysyada kala socday, kan aan wax akhrin karinna uu warbaahinta kaga bogan jiray, waa sheeko caan baxday oo qof walbaa oo Soomaali ahna si gaar ah u \u00a0saamaysay .<\/h4>\n<h4>Maana Faay, macnaheedaa la ballaariyay, murtideedana waa la kordhiyay, muggeedana waa la dhammaystiray, Sheekada Maana Faay oo si aad ah loo soo habeeyay wax badanna laga soo badalay cilmi iyo caqli badanmna lagu soo daray ayaa maanta Yurub ka soo if-baxday.<\/h4>\n<h4>Waa Maana-Faay ka duwan tii hore xagga qurxinta iyo hab qoraalka, waxaana laga soo dhigay mid la jaan-qaadaysa qoraallada buuggaagta loo qoro ee ku salaysan habka casriga ah.<\/h4>\n<h4>Dadka wax akhriyaa, waxaa ay ku tilmaameen sheekada Maana- Faay in ay tahay sheeko dareen taabad ah, runna ka tarjumaysa, habka qorista sheekada lala marayna waa hannaanka qoraal curinta Toolmoon .<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah hiilka maanta kaliya uu Afka Hooyo haysto ayaa sheekada ku fara-yaraystay, dadka oo jecel farshaxannimada Qoraalka Prof. Afrax iyo sumacadda uu bulshada dhexdeeda ku leeyahay awgeed ayaa si deg-deg ah u \u00a0keentay inay boqolaal Soomaali ah si kalgacal leh u soo dhaweeyaan daabacaadda cusub ee Maana faay.<\/h4>\n<h4>Maanta waa ay soo baxday Maana-Faay, qof waliba waxaa uu ka baqayaa in ay gacantiisa soo gali waydo oo ay ka dhamaataa waana sababta ay dad badan su\u2019 aalo uga keenayaan bulshada maku filnaan doontaa ?<\/h4>\n<h4>Way curatay Maana Faay Bandhigaydeeda maal-mahaan Yurub ayay kasoo muuqataa, waa halkii ay Maanta ku dhalatay Maana Faay .<\/h4>\n<h4>Mudanoow ha sugi waayin, mar dhowna sida roobka ayay dhulkeenna hooyo uga bilaaban doonaan bandhigyada Maana Faay.<\/h4>\n<h4>MIDKII MAQLAY WUUBA MAQLAYE, MIDKAAN MAQALNA MAANTABA GAARSIIYA, MAANA FAAY WAA LA HAYAA, MINANKEENNII HOOYO IYO MEEL WALBAA LA GEEYAY.<\/h4>\n<h4>Waxaa Qoray:-<\/h4>\n<h4>Cabdi-naasir Yuusuf Macallin<\/h4>\n<h4>&#8220;cnaasir33@gmail.com\u201d<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1489\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"721\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel.jpg 660w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel-275x300.jpg 275w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1561\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg 500w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331-300x199.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331-310x205.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1551\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"293\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n.jpg 1728w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MIDKII MAQLAY WUUBA MAQLAYE, MIDKAAN MAQALNA MAANTABA GAARSIIYA, MAANA-FAAY WAA LA HAYAA, MINANKEENNII HOOYO IYO MEEL WALBAA LA GEEYAY. Haddaad murugteenoo, muraadkiinnu ahaa maalmahaan lama haayo sheekadii maanka korin jirtay, macnaha lahayd, majaladaha lagu qori jiray, nin macruuf ahna uu qoray Maxamed Daahir Afrax, magaceedana loogu wanqalay Maana-Faay, maantaa la haayaa magaalkayba taallaaye, \u00a0mudanoow hadaadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1561,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"MIDKII MAQLAY WUUBA MAQLAYE, MIDKAAN MAQALNA MAANTABA GAARSIIYA, MAANA-FAAY WAA LA HAYAA, MINANKEENNII HOOYO IYO MEEL WALBAA LA GEEYAY. Haddaad murugteenoo, muraadkiinnu ahaa maalmahaan lama haayo sheekadii maanka korin jirtay, macnaha lahayd, majaladaha lagu qori jiray, nin macruuf ahna uu qoray Maxamed Daahir Afrax, magaceedana loogu wanqalay Maana-Faay, maantaa la haayaa magaalkayba taallaaye, \u00a0mudanoow hadaadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-01T07:42:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-01T07:47:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA\",\"datePublished\":\"2019-04-01T07:42:07+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-01T07:47:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\"},\"wordCount\":395,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\",\"name\":\"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-01T07:42:07+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-01T07:47:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"MIDKII MAQLAY WUUBA MAQLAYE, MIDKAAN MAQALNA MAANTABA GAARSIIYA, MAANA-FAAY WAA LA HAYAA, MINANKEENNII HOOYO IYO MEEL WALBAA LA GEEYAY. Haddaad murugteenoo, muraadkiinnu ahaa maalmahaan lama haayo sheekadii maanka korin jirtay, macnaha lahayd, majaladaha lagu qori jiray, nin macruuf ahna uu qoray Maxamed Daahir Afrax, magaceedana loogu wanqalay Maana-Faay, maantaa la haayaa magaalkayba taallaaye, \u00a0mudanoow hadaadan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-01T07:42:07+00:00","article_modified_time":"2019-04-01T07:47:03+00:00","og_image":[{"width":500,"height":331,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/14257D71-396F-4BDD-BC78-60F14B2D2D04-500x331.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA","datePublished":"2019-04-01T07:42:07+00:00","dateModified":"2019-04-01T07:47:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/"},"wordCount":395,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/","name":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-01T07:42:07+00:00","dateModified":"2019-04-01T07:47:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faaydii-muddada-maqanayd-maantaa-la-haayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MAANA-FAAYDII MUDDADA MAQNAYD MAANTAA LA-HAAYAA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1560"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1560"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1564,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1560\/revisions\/1564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}