{"id":1545,"date":"2019-03-31T11:17:32","date_gmt":"2019-03-31T11:17:32","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1545"},"modified":"2019-03-31T11:22:00","modified_gmt":"2019-03-31T11:22:00","slug":"munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/","title":{"rendered":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad aad u qima badan oo lagu maamusayay Bandhigga sheekada caan baxday ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen dad fara badan oo isugu jirey qorayaal, abwaanno, culumaa\u2019udiin, saxafiyiin, ururrada bulshada iyo waxgarad kale, ayaa xalay oo ku beegneyd\u00a0 (30\/3\/2019) waxaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden.<\/h4>\n<h4>Xafladdaas oo aheyd mid si \u00a0wanaagsan loo soo abaabulay ayaa waxaa loogu tala-galay Daah-furka daabacaadda cusub ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Aasaasihii Naadiga PEN ee Qalinleyda Soomaaliyeed (Somali PEN).<\/h4>\n<h4>Furitaankii madashaas waxaa \u00a0ka hadlay Sheikh C\/raxmaan Sheikh Muxyadiin Celi, qoraa Axmed Maxamuud Calasow, Falstiin\u00a0 Sheikh \u00a0Maxamuud oo ah macallimad afka Soomaaliga ka dhigta wadanka Sweden iyo Dr. C\/llahi Shiikh Xuseen (Hantiwadaag), kuwaasi oo \u00a0sheegay in reer Gothenburg ay sharaf iyo farxad u tahay in uu soo booqdo Prof. Afrax, waxayna caddeeyeen Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof. Afrax inuu \u00a0yahay aqoonyahanka kaliya ee guntaday bad-baadinta afka Soomaaliga markii uu dhacay Qaran-jabkii Soomaaliya, iyaga oo Dr. Afrax uga mahad-celiayay sida uu had iyo goor ugu taagan yahay nooleynta afkeena hooyo.<\/h4>\n<h4>Hadalada masuuliyiintaas oo isugu jiray soo dhaweyn iyo bogaadin kadib waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Afrax. Guddoomiyuhu wuxuu hadalkiisa ku bilaabay mahadcelin iyo bogaadin guud ahaan jaaliyadda Gothenburg iyo madaxdii soo abaabushay munaasabadda. Ka dibna wuxuu ka taariikheeyey duruufihii ku xeernaa qoritaankiisa Qisada la-yaabka leh ee Maana-faay iyo sababihii ku kallifay qoristeeda.<\/h4>\n<h4>Waxaa asaguna buugga Maana-faay iyo waxqabadka qoraa sare Afrax xog-warran dheer ka bixiyey Prof. Cabdulqaadir Ruumi, oo ka mid ah madaxda sare ee AGA UK, kana mid ahaa wafdigii la socday \u00a0Guddoomiyaha AGA. Waxaa kaloo isla arrimahaas iyo hiilka afka hooyo ka hadlay dhawr qof oo ka mid ahaa\u00a0 aqoonyahannadii ka soo qeyb-galay munaasabaddaas.<\/h4>\n<h4>Madashaas oo aheyd mid\u00a0 qurux badan ayaa waxaa lagu soo gunaanadey su\u2019aalo dadku buugga ka weydiiyeen qoraaga iyo jawaabo uu ka bixiyey, taas oo uu garab socdey saxiix qoraagu u saxiixayey dadkii badnaa ee buugga iibsadey.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntiina waxaa lagu khatimay abaal marino iyo hadiyaddo lagu maamuusay Prof. Maxamed Daahir Afrax oo uu guddoonsiiyey Axmed Nuur oo ah milkiilaha dukaanka weyn ee buuggaagta \u201cShabeelle Book Shop\u201d.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1547\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n-1024x483.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"291\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n-1024x483.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n.jpg 2002w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1550\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55875474_812210905795338_394010378360586240_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"293\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55875474_812210905795338_394010378360586240_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55875474_812210905795338_394010378360586240_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55875474_812210905795338_394010378360586240_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55875474_812210905795338_394010378360586240_n.jpg 2016w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1549\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55798146_425761598198466_2739062818329329664_n-1024x483.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"291\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55798146_425761598198466_2739062818329329664_n-1024x483.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55798146_425761598198466_2739062818329329664_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55798146_425761598198466_2739062818329329664_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55798146_425761598198466_2739062818329329664_n.jpg 2002w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1548\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55770060_341687009808698_7069356052835205120_n-1024x483.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"291\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55770060_341687009808698_7069356052835205120_n-1024x483.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55770060_341687009808698_7069356052835205120_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55770060_341687009808698_7069356052835205120_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55770060_341687009808698_7069356052835205120_n.jpg 2002w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1553\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55575551_315083725836243_6172059847656210432_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"293\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55575551_315083725836243_6172059847656210432_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55575551_315083725836243_6172059847656210432_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55575551_315083725836243_6172059847656210432_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55575551_315083725836243_6172059847656210432_n.jpg 1728w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1551\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"293\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56162931_317635342275758_952461349244370944_n.jpg 1728w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1552\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56325265_2394685803889512_2199305087010996224_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56325265_2394685803889512_2199305087010996224_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/56325265_2394685803889512_2199305087010996224_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1546\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55704836_2200097123638428_5561893291525406720_n-1024x483.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"291\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55704836_2200097123638428_5561893291525406720_n-1024x483.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55704836_2200097123638428_5561893291525406720_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55704836_2200097123638428_5561893291525406720_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55704836_2200097123638428_5561893291525406720_n.jpg 2002w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad aad u qima badan oo lagu maamusayay Bandhigga sheekada caan baxday ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen dad fara badan oo isugu jirey qorayaal, abwaanno, culumaa\u2019udiin, saxafiyiin, ururrada bulshada iyo waxgarad kale, ayaa xalay oo ku beegneyd\u00a0 (30\/3\/2019) waxaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden. Xafladdaas oo aheyd mid si \u00a0wanaagsan loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1547,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad aad u qima badan oo lagu maamusayay Bandhigga sheekada caan baxday ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen dad fara badan oo isugu jirey qorayaal, abwaanno, culumaa\u2019udiin, saxafiyiin, ururrada bulshada iyo waxgarad kale, ayaa xalay oo ku beegneyd\u00a0 (30\/3\/2019) waxaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden. Xafladdaas oo aheyd mid si \u00a0wanaagsan loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-31T11:17:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-31T11:22:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2002\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"945\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden\",\"datePublished\":\"2019-03-31T11:17:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-31T11:22:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\"},\"wordCount\":367,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\",\"name\":\"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-31T11:17:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-31T11:22:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad aad u qima badan oo lagu maamusayay Bandhigga sheekada caan baxday ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen dad fara badan oo isugu jirey qorayaal, abwaanno, culumaa\u2019udiin, saxafiyiin, ururrada bulshada iyo waxgarad kale, ayaa xalay oo ku beegneyd\u00a0 (30\/3\/2019) waxaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden. Xafladdaas oo aheyd mid si \u00a0wanaagsan loo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-31T11:17:32+00:00","article_modified_time":"2019-03-31T11:22:00+00:00","og_image":[{"width":2002,"height":945,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55637049_405398833593153_7571037554749734912_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden","datePublished":"2019-03-31T11:17:32+00:00","dateModified":"2019-03-31T11:22:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/"},"wordCount":367,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/","name":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-31T11:17:32+00:00","dateModified":"2019-03-31T11:22:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabaddii-bandhigga-buugga-maana-faay-ee-magaalada-gothenburg-ee-dalka-sweden\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Munaasabaddii Bandhigga Buugga Maana-faay ee Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1545"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1545"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1555,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1545\/revisions\/1555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}