{"id":1538,"date":"2019-03-27T08:02:11","date_gmt":"2019-03-27T08:02:11","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1538"},"modified":"2019-03-27T08:24:55","modified_gmt":"2019-03-27T08:24:55","slug":"magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay"},"content":{"rendered":"<h4>Curinta sheekadu waa xirfad ku salaysan hibo iyo barasho, sheekooyinka qoran waxay abuureen nooc cusub oo farriimaha loo soo gudbiyo. Waxaa xusid mudan sheekadii caan baxday ee Maana-faay oo cusub inay dib uga soo if-baxday Qaaradda Yurub.<\/h4>\n<h4>Sheekadan waxaa si qurux badan loogu daabacay dalka Ingiriiska, waxaana daabacday shirkadda Looh Press. Qisada buugga Maana-Faay waxaa curiyay mahadi ha gaartee Dr. Maxamad Daahir Afrax oo ah qoraa hibo\u00a0 u leh tebinta farriimaha sheekooyinka qoran.<\/h4>\n<h4>Maana-faay waa sheeko raad xusuus leh \u00a0ku reebtay dadka akhristay. Abwaan Hadraawi ayaa laga Hayaa:- Maxaa qalinku sheekiyo, qubanaha dharaartiyo . Kolba qodob la yaab lihiyo, mahadhooyin qorayaa.<\/h4>\n<h4>Sida qorshuhu yahay 30-ka Maarso 2019 ayaa lagu wadaa buugga sheekada Maana-faay in Daah-fur ballaaran loogu sameeyo magaaladda Gothenburg ee dalka Sweden, munaasabaddaas oo haatan si mug leh loo qaban-qaabninayo ayaa la filayaa inay noqoto dhacdo taariikhda baal Dahab ah ka gasha.<\/h4>\n<h4>23-kii bishaan ayaa horey magaalada Bristol (UK) waxaa loogu soo bandhiggay Qisada buugga\u00a0 Maana-faay, dhanka kale waxaana lagu rajo weyn yahay in magaalooyin kalana lagu qabto \u00a0bandhigga Maana-faay, kuwaasi oo soo codsadey.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1529\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1505\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-730x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"867\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-730x1024.jpg 730w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-214x300.jpg 214w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-768x1078.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Curinta sheekadu waa xirfad ku salaysan hibo iyo barasho, sheekooyinka qoran waxay abuureen nooc cusub oo farriimaha loo soo gudbiyo. Waxaa xusid mudan sheekadii caan baxday ee Maana-faay oo cusub inay dib uga soo if-baxday Qaaradda Yurub. Sheekadan waxaa si qurux badan loogu daabacay dalka Ingiriiska, waxaana daabacday shirkadda Looh Press. Qisada buugga Maana-Faay waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Curinta sheekadu waa xirfad ku salaysan hibo iyo barasho, sheekooyinka qoran waxay abuureen nooc cusub oo farriimaha loo soo gudbiyo. Waxaa xusid mudan sheekadii caan baxday ee Maana-faay oo cusub inay dib uga soo if-baxday Qaaradda Yurub. Sheekadan waxaa si qurux badan loogu daabacay dalka Ingiriiska, waxaana daabacday shirkadda Looh Press. Qisada buugga Maana-Faay waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-27T08:02:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-27T08:24:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay\",\"datePublished\":\"2019-03-27T08:02:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-27T08:24:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":188,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-27T08:02:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-27T08:24:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Curinta sheekadu waa xirfad ku salaysan hibo iyo barasho, sheekooyinka qoran waxay abuureen nooc cusub oo farriimaha loo soo gudbiyo. Waxaa xusid mudan sheekadii caan baxday ee Maana-faay oo cusub inay dib uga soo if-baxday Qaaradda Yurub. Sheekadan waxaa si qurux badan loogu daabacay dalka Ingiriiska, waxaana daabacday shirkadda Looh Press. Qisada buugga Maana-Faay waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-27T08:02:11+00:00","article_modified_time":"2019-03-27T08:24:55+00:00","og_image":[{"width":650,"height":330,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay","datePublished":"2019-03-27T08:02:11+00:00","dateModified":"2019-03-27T08:24:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":188,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/","name":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-27T08:02:11+00:00","dateModified":"2019-03-27T08:24:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-gothenburg-ee-wadanka-sweden-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirto-bandhiga-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirto Bandhiga Buugga Maana-Faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1538"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1539,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1538\/revisions\/1539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}