{"id":1525,"date":"2019-03-25T07:00:21","date_gmt":"2019-03-25T07:00:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1525"},"modified":"2019-03-25T07:00:21","modified_gmt":"2019-03-25T07:00:21","slug":"xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/","title":{"rendered":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad heer sare ah ayaa xalay (23\/3\/2019) waxaa magaalada Bristol ku qabtay \u00a0jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hormuud u ahaa Ururka Horumarinta Dhaqanka Iyo AfSoomaaliga (HADHSO). Waxay ahayd xaflad-sharafeed loogu talagalay daahfurka daabacaadda cusub ee sheekadii caanka ahayd ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aasaasihii Naadiga PEN ee Qalinleyda Soomaaliyeed (Somali PEN).<\/h4>\n<h4>Xafladda oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa ka soo qaybgalay dad fara badan oo isugu jirey qorayaal, abwaanno, hoggaamiyeyaasha bulshada, ururrada jaaliyadda iyo waxgarad kale, \u00a0kuwaas oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan, sida London, Birmingham iyo Leister. Ugu horrayntii waxaa madasha ka hadlay Mudane Axmed Dhagaxtuur, hoggaamiyaha ururka HADHSO, oo magaca jaaliyadda si diirran ugu soo dhaweeyey Qoraa sare Afrax iyo wafdigii la socdey. Wuxuu ku nuux-nuuxsaday in reer Bristol ay sharaf iyo farxad u tahay in uu soo booqdo Prof. Afrax iyo in ay magaaladoodu noqoto meeshii ugu horreysey ee lagu daah-furay Maana-faayda cusub ee dib u dhalatay.<\/h4>\n<h4>Ka dib hadallo soo dhaweyn iyo bogaadin isugu jirey oo ay soo jeediyeen xubnaha jaaliyaddu, waxaa mikrofonka lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Afrax. Guddoomiyuhu wuxuu hadalkiisa ku bilaabay mahadcelin iyo bogaadin guud ahaan jaaliyadda Bristol gaar ahaanna ururka HADHSO iyo madaxdiisa soo abaabulay munaasabadda. Ka dibna wuxuu ka taariikheeyey duruufihii ku xeernaa qoritaankiisa qisada la-yaabka leh ee Maana-faay iyo sababihii ku kallifay qoristeeda.<\/h4>\n<h4>Waxaa asaguna buugga Maana-faay iyo waxqabadka qoraa sare Afrax xog-warran dheer ka bixiyey Prof. Cabdulqaadir Ruumi, oo ka mid ah madaxda sare ee AGA UK, kana mid ahaa marti-sharafta la socotey Guddoomiyaha AGA. Waxaa kaloo isla arrimahaas iyo hiilka afka hooyo ka hadlay dhawr qof oo ka mid ah madaxda jaaliyadda iyo hoggaanka UDHIS, sida Maryan Jaabiri, Khaalid Jaamac Qodax, Cabdi Cumar Boobe iyo Axmed Haykal oo asagu suugaan qiira leh madasha ka soo jeediyey.<\/h4>\n<h4>Madasha waxaa lagu gunaanadey su\u2019aalo dadku buugga ka weydiiyeen qoraaga iyo jawaabo uu ka bixiyey, taas oo uu garab socdey saxiix qoraagu u saxiixayey dadkii badnaa ee buugga iibsadey. Ugu dambayntiina waxaa lagu khatimay shahaado-sharaf lagu maamuusay Prof. Maxamed D. Afrax oo uu guddoonsiiyey hoggaamiyaha UDHIS, Axmed Dhagaxtuur.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1527\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n-300x180.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n-768x461.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1528\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54727320_2210796215625240_8707976884752744448_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"805\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54727320_2210796215625240_8707976884752744448_n-1.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54727320_2210796215625240_8707976884752744448_n-1-300x252.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54727320_2210796215625240_8707976884752744448_n-1-768x644.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1529\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55576080_1505612399573994_2973284839727300608_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1531\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55760019_1506002402868327_1530323557966413824_n.jpg\" alt=\"\" width=\"715\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55760019_1506002402868327_1530323557966413824_n.jpg 715w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55760019_1506002402868327_1530323557966413824_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 715px) 100vw, 715px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1532\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54729050_1506165726185328_9014409791866404864_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54729050_1506165726185328_9014409791866404864_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54729050_1506165726185328_9014409791866404864_n-300x145.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54729050_1506165726185328_9014409791866404864_n-768x372.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1530\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54525547_342187466642610_7323533651931561984_n-1024x497.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54525547_342187466642610_7323533651931561984_n-1024x497.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54525547_342187466642610_7323533651931561984_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54525547_342187466642610_7323533651931561984_n-768x373.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/54525547_342187466642610_7323533651931561984_n.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad heer sare ah ayaa xalay (23\/3\/2019) waxaa magaalada Bristol ku qabtay \u00a0jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hormuud u ahaa Ururka Horumarinta Dhaqanka Iyo AfSoomaaliga (HADHSO). Waxay ahayd xaflad-sharafeed loogu talagalay daahfurka daabacaadda cusub ee sheekadii caanka ahayd ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aasaasihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1527,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad heer sare ah ayaa xalay (23\/3\/2019) waxaa magaalada Bristol ku qabtay \u00a0jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hormuud u ahaa Ururka Horumarinta Dhaqanka Iyo AfSoomaaliga (HADHSO). Waxay ahayd xaflad-sharafeed loogu talagalay daahfurka daabacaadda cusub ee sheekadii caanka ahayd ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aasaasihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-25T07:00:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK\",\"datePublished\":\"2019-03-25T07:00:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-25T07:00:21+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\"},\"wordCount\":359,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\",\"name\":\"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-25T07:00:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-25T07:00:21+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad heer sare ah ayaa xalay (23\/3\/2019) waxaa magaalada Bristol ku qabtay \u00a0jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hormuud u ahaa Ururka Horumarinta Dhaqanka Iyo AfSoomaaliga (HADHSO). Waxay ahayd xaflad-sharafeed loogu talagalay daahfurka daabacaadda cusub ee sheekadii caanka ahayd ee Maana-faay iyo soo dhaweynta qoraageeda, Dr Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aasaasihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-25T07:00:21+00:00","og_image":[{"width":960,"height":576,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/55462922_2210793392292189_1867279573587066880_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK","datePublished":"2019-03-25T07:00:21+00:00","dateModified":"2019-03-25T07:00:21+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/"},"wordCount":359,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/","name":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-25T07:00:21+00:00","dateModified":"2019-03-25T07:00:21+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xafladdii-daahfurka-maana-faay-da-cusub-ee-bristol-uk\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xafladdii Daahfurka Maana-faay-da cusub ee Bristol, UK"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1525"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1533,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1525\/revisions\/1533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}