{"id":1510,"date":"2019-03-21T08:35:18","date_gmt":"2019-03-21T08:35:18","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1510"},"modified":"2019-03-21T08:52:12","modified_gmt":"2019-03-21T08:52:12","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada  Akhriska iyo Qoraalka"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan \u00a0wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo madax matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 20\/3\/2019 \u00a0waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bare Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah Guddoonka \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0ayaa ugu horeyntii sheegay inay Akadeemiyadu \u00a0ku faraxsan tahay xiriirka soo jireenka ah iyo wada shaqeynta ay \u00a0la leedahay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka, waxaana uu Naadiyada uga mahad-celiyay \u00a0shaqooyinkii ay Akadeemiyada la soo qabteen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bare Sare Mustafa C\/llaahi \u00a0oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay kulankaasi \u00a0in diiradda lagu saari doono Qiimeynta sannadkii la soo dhaafay, hannaankii looga Wada-tashan lahaa shaqooyinka 2019-ka \u00a0iyo Baahiyaha ay qabaan Naadiyada ee ku aadan \u00a0dhinacyada tababbarsiinta, la talinta iyo\u00a0 sidii\u00a0 looga taageeri \u00a0lahaa gudashada hawlahooda, isaga oo\u00a0 caddeeyay inay Akadeemiyadu \u00a0ka go\u2019an tahay tixgalinta tallooyinka ay soo gudbiyaan Naadiyada.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Naadiga \u00a0Banaadir Khaddar Cabdi C\/llaahi, \u00a0Guddoomiyaha Naadiga Hillin-hayaan C\/qaadir Axmed Jubba, Guddoomiyaha Naadiga Xamar \u00a0Saciido Muxyadiin {Midnimo} \u00a0iyo Wakiilo\u00a0 matalayay Naadiga Tusmo iyo Jiilul Amal\u00a0 oo \u00a0iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay wax badan ka faa\u2019iideysteen \u00a0tababbaradii ay Akadeemiyadu siisay sannadkii 2018 \u00a0\u00a0iyo kuwii ka sii horeeyay, iyaga oo soo jeediyay tallooyin ay ka mid ahaayeen:-<\/em><\/h4>\n<h4><em>1-In la sameeyo\u00a0 Wacyi-galin xoog badan oo ku aadan afka Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>2- In\u00a0 tababbarada la baahiyo oo la \u00a0gaarsiiyo da\u2019 yarta cusub ee aan wali helin furasdihii hore iyo dhallinyarada ku sugan Gobalada wadanka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>3-In \u00a0dib loo soo celiyo tababbaradii ku saabsanaa \u201cTurxaan Bixinta Afka Soomaaliga\u201d iyo\u00a0 midkii ku saabsanaa \u201cDaleynta ama Astaameynta Qoraalka\u201d.<\/em><\/h4>\n<h4><em>4-In la qabto tababbaro cusub oo \u00a0ku taxaluqa\u00a0 fahamsiinta Naxwaha afka Soomaaliga, Tifaftirka buuggaagta, Tallo siinta hannaanka ugu haboon ee wax loo qoro ama loo akhriyo .<\/em><\/h4>\n<h4><em>5&#8211;In tababbarada la qaban doono\u00a0 lagu soo daro tababbaro ku saabsan dhanka Saxaafadda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>6- In casharada baxaya la duubo lana baahiyo, si loola wadaago da\u2019 yarta daneysa\u00a0 akhriska iyo qoraalka ee ku nool dalka dibaddiisa iyo talloooyin\u00a0 kale oo xiiso badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 iyo Naadiyada\u00a0 ayaa waxaa \u00a0ka dhaxeeysa wada shaqeyn wanaagasan, waxaana\u00a0 dhaqan u ah inay\u00a0 sannad walba ka wada-tashtaan hawlaha ay wada qaban karaan labada dhinac.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1511\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1513\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0190-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0190-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0190-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0190-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1514\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0198-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0198-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0198-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0198-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1515\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0201-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0201-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0201-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0201-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1516\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0237-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0237-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0237-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0237-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1517\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0187-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0187-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0187-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0187-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan \u00a0wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo madax matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 20\/3\/2019 \u00a0waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Bare Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah Guddoonka \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0ayaa ugu horeyntii sheegay inay Akadeemiyadu \u00a0ku faraxsan tahay xiriirka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1511,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan \u00a0wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo madax matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 20\/3\/2019 \u00a0waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Bare Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah Guddoonka \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0ayaa ugu horeyntii sheegay inay Akadeemiyadu \u00a0ku faraxsan tahay xiriirka soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-21T08:35:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-21T08:52:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka\",\"datePublished\":\"2019-03-21T08:35:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-21T08:52:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\"},\"wordCount\":361,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-21T08:35:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-21T08:52:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan \u00a0wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo madax matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 20\/3\/2019 \u00a0waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho. Bare Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah Guddoonka \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0ayaa ugu horeyntii sheegay inay Akadeemiyadu \u00a0ku faraxsan tahay xiriirka soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-21T08:35:18+00:00","article_modified_time":"2019-03-21T08:52:12+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG_0255-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka","datePublished":"2019-03-21T08:35:18+00:00","dateModified":"2019-03-21T08:52:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/"},"wordCount":361,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-21T08:35:18+00:00","dateModified":"2019-03-21T08:52:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-wada-tashi-la-yeelatay-naadiyada-akhriska-qoraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo Kulan Wada-tashi ah la Yeelatay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1510"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1524,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1510\/revisions\/1524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}