{"id":1503,"date":"2019-03-19T17:11:39","date_gmt":"2019-03-19T17:11:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1503"},"modified":"2019-03-19T17:47:24","modified_gmt":"2019-03-19T17:47:24","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 19 Maarso 2019 waxa uu u amba-baxay wadamo ka tisrsan Qaaradda Yurub, si \u00a0uu uga qeyb-galo bandhigga loogu tala-galay buugga sheekadii caan baxday ee Maana-faay, taasi oo dhawaan \u00a0si casri ah loo daabacay.<\/h4>\n<h4>Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hor intii aanu ka dhoofin magaalada Muqdisho u warramayay Degalka (Website) AGA \u00a0ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku saabsan \u00a0yahay laba ujeedo oo waa-weyn, waxaana uu caddeeyay ujeedada hore\u00a0 ee safarkiisa\u00a0 inay la xiriirto sidii uu qaar ka mid ah dalalka reer Yurub uu uga qeyb-gali lahaa bandhigyo ka dhacayo wadamadaas oo loo qorsheeyay in lagu Daah-furo buugga sheekadii xiisaha badneyd ee Maana-faay.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo hadalkiisa sii wata ayaa iftiimiyay ujeedada kale ee socdaalkiisa inay ku aadan tahay xoojinta Laamaha Akadeemiyada ee ku kala yaalo wadamada uu booqanayo, isaga oo dhanka kale carrabka ku dhuftay maalmaha uu joogo Qaaradda Yurub inuu si guud ula kulmi doono Jaalliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaaraddaas, si uu ugu baraarujiyo hiilka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Bandhiga koowaad ee sheekada Maan-faay ayaa 23 Maarso waxa uu ka dhici doonaa magaalada Bristol \u00a0ee dalka Ingiriiska, \u00a0sidoo kale Daah-fur aad u qurux badan oo loogu tala-galay Maana-faay ayaa 30-ka Maarso 2019 \u00a0waxa uu \u00a0ka dhici doono magaalaada Gothenberg ee wadanka Sweden.<\/h4>\n<h4>Nasiib waxaa leh intii fursad u hesha ka qeyb-galka bandhigyadaas ka kala dhacaya dalalka Ingiriiska iyo Sweden, sharaf ayay u tahay dadkaasi inuu Daah-furkaasi kala qeyb galayo qoraagii sheekada Maana-faay Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah horyaalka curinta sheekooyinka casriga ah.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1264\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1504\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0007-1024x747.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0007-1024x747.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0007-300x219.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0007-768x560.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0007.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1505\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-730x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"867\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-730x1024.jpg 730w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-214x300.jpg 214w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003-768x1078.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190319-WA0003.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 19 Maarso 2019 waxa uu u amba-baxay wadamo ka tisrsan Qaaradda Yurub, si \u00a0uu uga qeyb-galo bandhigga loogu tala-galay buugga sheekadii caan baxday ee Maana-faay, taasi oo dhawaan \u00a0si casri ah loo daabacay. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hor intii aanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 19 Maarso 2019 waxa uu u amba-baxay wadamo ka tisrsan Qaaradda Yurub, si \u00a0uu uga qeyb-galo bandhigga loogu tala-galay buugga sheekadii caan baxday ee Maana-faay, taasi oo dhawaan \u00a0si casri ah loo daabacay. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hor intii aanu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-19T17:11:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-19T17:47:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay\",\"datePublished\":\"2019-03-19T17:11:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-19T17:47:24+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\"},\"wordCount\":266,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-19T17:11:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-19T17:47:24+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 19 Maarso 2019 waxa uu u amba-baxay wadamo ka tisrsan Qaaradda Yurub, si \u00a0uu uga qeyb-galo bandhigga loogu tala-galay buugga sheekadii caan baxday ee Maana-faay, taasi oo dhawaan \u00a0si casri ah loo daabacay. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hor intii aanu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-19T17:11:39+00:00","article_modified_time":"2019-03-19T17:47:24+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay","datePublished":"2019-03-19T17:11:39+00:00","dateModified":"2019-03-19T17:47:24+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/"},"wordCount":266,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-19T17:11:39+00:00","dateModified":"2019-03-19T17:47:24+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-qaaradda-yurub-uga-qeyb-galayo-bandhig-weyn-oo-loo-sameynayo-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Qaaradda Yurub uga Qeyb-galayo Bandhig Weyn oo loo Sameynayo Maana-faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1503"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1503"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1509,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1503\/revisions\/1509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}