{"id":1495,"date":"2019-03-18T07:36:51","date_gmt":"2019-03-18T07:36:51","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1495"},"modified":"2019-03-18T10:40:31","modified_gmt":"2019-03-18T10:40:31","slug":"warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/","title":{"rendered":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo  Sannad Jirsaday"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa iyada oo ka duulaysa\u00a0 muhiimada ay leedahay warbaahinta waxay sannadkii\u00a0 hore aas-aastay Warside u gaar ah oo ku hadla codka \u00a0Akadeemiyada, kaasi oo \u00a0haatan ay u buuxsantay \u00a0sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay unkidiisa.<\/h4>\n<h4>Taariikh ahaan Warsidahaas \u00a0ayaa markii ugu horeysay la soo saarey 2018-kii waqtigaan oo kale oo ku beegneyd sannadkii hore, waxaana xilligaas soo baxay caddadkii Koowaad &#8220;Tirsigii Koowaad, sannadkii Koowaad \u00a0ee Warsidahaas.<\/h4>\n<h4>Sida ku suntan magaciisa, Warsidaha Aga waxa uu u xil saaran yahay baahinta warrarka ay qabato Hay&#8217;ad cilmiyeed hawsheedu tahay daryeelka iyo horumarinta afka hooyo, waxaana lagu qoraa\u00a0 warrar, barnaamijyo, wareysiyo, maqaallo, suugaan, madadaalo iyo sheekooyin la xiriira afka, hal-abuurka, dhaqanka,\u00a0 aqoon-faafinta iyo wax kasta oo muhiim u ah\u00a0 hiilka afkeena hooyo.<\/h4>\n<h4>Warsidahaan oo ah \u00a0Warside xilliyeed, waxaa lagu bilaabay Saddexdii biloodba mar inuu soo baxo, hase yeeshee hiigsigiisu waxa uu yahay inuu noqdo Warside bille ah, waxaana loo sameeyay inuu warrarka gaarsiiyo inta aan goobjoogga ka ahayn waxqabadka dhacay ee ku kala sugan daafyaha dunida, wuxuuna ku soo baxaa nuqul daabacan iyo\u00a0 mid elektaroonik ah.<\/h4>\n<h4>Abuuritaankii Warsidahaas \u00a0waxay aheyd talaabo hor leh oo lagu soo kordhiyay aaladdaha warbaahinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1496\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0002.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0002.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0002-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0002-300x300.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa iyada oo ka duulaysa\u00a0 muhiimada ay leedahay warbaahinta waxay sannadkii\u00a0 hore aas-aastay Warside u gaar ah oo ku hadla codka \u00a0Akadeemiyada, kaasi oo \u00a0haatan ay u buuxsantay \u00a0sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay unkidiisa. Taariikh ahaan Warsidahaas \u00a0ayaa markii ugu horeysay la soo saarey 2018-kii waqtigaan oo kale oo ku beegneyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1502,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa iyada oo ka duulaysa\u00a0 muhiimada ay leedahay warbaahinta waxay sannadkii\u00a0 hore aas-aastay Warside u gaar ah oo ku hadla codka \u00a0Akadeemiyada, kaasi oo \u00a0haatan ay u buuxsantay \u00a0sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay unkidiisa. Taariikh ahaan Warsidahaas \u00a0ayaa markii ugu horeysay la soo saarey 2018-kii waqtigaan oo kale oo ku beegneyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-18T07:36:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-18T10:40:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0003.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday\",\"datePublished\":\"2019-03-18T07:36:51+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-18T10:40:31+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\"},\"wordCount\":196,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\",\"name\":\"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-18T07:36:51+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-18T10:40:31+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa iyada oo ka duulaysa\u00a0 muhiimada ay leedahay warbaahinta waxay sannadkii\u00a0 hore aas-aastay Warside u gaar ah oo ku hadla codka \u00a0Akadeemiyada, kaasi oo \u00a0haatan ay u buuxsantay \u00a0sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay unkidiisa. Taariikh ahaan Warsidahaas \u00a0ayaa markii ugu horeysay la soo saarey 2018-kii waqtigaan oo kale oo ku beegneyd [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-18T07:36:51+00:00","article_modified_time":"2019-03-18T10:40:31+00:00","og_image":[{"width":640,"height":662,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190318-WA0003.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday","datePublished":"2019-03-18T07:36:51+00:00","dateModified":"2019-03-18T10:40:31+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/"},"wordCount":196,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/","name":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-18T07:36:51+00:00","dateModified":"2019-03-18T10:40:31+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warsidaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-sannad-jirsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Sannad Jirsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1495"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1495"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1501,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1495\/revisions\/1501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}