{"id":1477,"date":"2019-03-11T13:05:03","date_gmt":"2019-03-11T13:05:03","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1477"},"modified":"2019-03-12T11:07:12","modified_gmt":"2019-03-12T11:07:12","slug":"maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/","title":{"rendered":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!"},"content":{"rendered":"<h4><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Akhris-jeceleey bishaaro:<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!<\/strong><\/h4>\n<h4>Dadka jecel aqoon-kororsiga iyo akhriska buugaagta qiimaha badan waxaa loogu bishaaraynayaa in ay dib u dhalatay sheeko Af-Soomaali ku qoran tii ugu caansanayd ee loogu jeclaa, #MAANA-FAAY ee uu curiyey Qoraa sare, <strong>Prof. Maxamed Daahir Afrax<\/strong>!<\/h4>\n<h4>Ka dib markii sannado badan la baafinayey ayaa lagu guulaystey in dib loo soo saaro daabacaad cusub Maana-faay oo dib u xuub-siibatey. Waa daabacaad lagu sameeyey sii tifaftirid iyo sii qurxin badan oo sii kordhinaysa xiisihii horeba dadku uga daba dhaceen. Waa daabacaad ka duwan, ka saxsan, kana xiisa badan nuqullada Maana-faay-ku-sheegga ay dad kala duwan si aan sharci ahayn ugu faafiyeen PDF iyo baraha bulshada, ka dib markay baahidii badatay, suuqa sharciga ahna laga waayey.<\/h4>\n<h4>Sababaha loo jeclaystay Maana-faay waxaa ka mid ah sawirka runta ah ee ay ka bixinayso bulshada Soomaaliyeed goor kasta iyo goob kasta, qaab-dhismeedka ka duwan habka sheeko-qorista Soomaalida badankeed, iyo adeegsiga hal-abuurnimo ee farsamo-faneedyada casriga ah ee sheeko-curinta caalamka hore u maray.<\/h4>\n<h4>Waxay dibadda soo dhigaysaa dareenka dahsoon ee qofka aadamiga ah iyo baya\u2019adda uu ku noolyahay ama ku suganyahay. Waxay farshaxan la yaab leh ku kashifaysaa, kana digaysaa hab-dhaqannada foosha xun iyo cudur-bulsheedyada dilaaga ah ee ku dhex faafaya bulshadeena dhawaan magaalowday, kuwaas oo haddaan kaga hortagin badaya burbur an laga soo kaban akrin.<\/h4>\n<h4>Maana-fay-daas cusub waxaa si qurux badan loogu daabacay dalka Ingiriiska waxaana soo saartay shirkadda buug-faafinta ee Looh Press. Waxaa lagu daah-furi doonaa goobo kala duwan dibadda iyo gudahaba. Ugu horraynta waxaa nasiib u yeeshay dadka deggen UK, siiba Magaalada Bristol, Dalka Ingiriiska). Taariikhda halkaas lagu soo bandhigi doono waa 23ka Maarso 2019. Waxaa soo bandhigaya urur-dhaqameedka HADHSO.<\/h4>\n<h4>Faahfaahinta kala xiriir Liibaan Axmed (<a href=\"mailto:adhagaxtuur@hotmail.com\">adhagaxtuur@hotmail.com<\/a>) ama Prof Cab\/dir Ruumi (<a href=\"mailto:ruumi65@hotmail.co.uk\">ruumi65@hotmail.co.uk<\/a>). Waxaa ku xigi doonta magaalada Gothenburg, dalka Sweden, oo ay ururrada aqoon-faafintu ku soo bandhigi doonaan 30 Maarso 2019. Waxaa ku sii xigi doona dalalka Norway, Holland iyo dalal kale, ka dibna waxaa la keeni doonaa dalka hooyo (IA).<\/h4>\n<h4>Meel kastoo aad dunida ka joogto waxaad xog-dheeraad ah iyo sida loo heli karo kala xiriiri kartaa Mohamed Artan\u00a0 (Looh Press), Cabdullaahi Axmed Shiiqaalow (<a href=\"mailto:shiiqaaloow114@hotmail.com\">shiiqaaloow114@hotmail.com<\/a>), Saynab Xaaji (<a href=\"mailto:ugbaad5@gmail.com\">ugbaad5@gmail.com<\/a>) ama Cabdinaasir Yuusuf Macallin (<a href=\"mailto:cnaasir114@hotmail.com\">cnaasir114@hotmail.com<\/a>).<\/h4>\n<h4>F.G:- Waxaa la daabacay tiro kooban; waxaa ka gaari kara oo keliya qofkii nasiib leh!<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1479\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel02-660x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"959\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel02-660x1024.jpg 660w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel02-193x300.jpg 193w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel02-768x1191.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel02.jpg 1559w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1480\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel03-658x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"962\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel03-658x1024.jpg 658w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel03-193x300.jpg 193w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel03-768x1196.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel03.jpg 1553w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1482\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190310-WA0001.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"1008\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190310-WA0001.jpg 756w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/IMG-20190310-WA0001-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Akhris-jeceleey bishaaro: Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! Dadka jecel aqoon-kororsiga iyo akhriska buugaagta qiimaha badan waxaa loogu bishaaraynayaa in ay dib u dhalatay sheeko Af-Soomaali ku qoran tii ugu caansanayd ee loogu jeclaa, #MAANA-FAAY ee uu curiyey Qoraa sare, Prof. Maxamed Daahir Afrax! Ka dib markii sannado badan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,7],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Akhris-jeceleey bishaaro: Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! Dadka jecel aqoon-kororsiga iyo akhriska buugaagta qiimaha badan waxaa loogu bishaaraynayaa in ay dib u dhalatay sheeko Af-Soomaali ku qoran tii ugu caansanayd ee loogu jeclaa, #MAANA-FAAY ee uu curiyey Qoraa sare, Prof. Maxamed Daahir Afrax! Ka dib markii sannado badan la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-11T13:05:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-12T11:07:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!\",\"datePublished\":\"2019-03-11T13:05:03+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-12T11:07:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\"},\"wordCount\":390,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"kaydka\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\",\"name\":\"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-11T13:05:03+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-12T11:07:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Akhris-jeceleey bishaaro: Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! Dadka jecel aqoon-kororsiga iyo akhriska buugaagta qiimaha badan waxaa loogu bishaaraynayaa in ay dib u dhalatay sheeko Af-Soomaali ku qoran tii ugu caansanayd ee loogu jeclaa, #MAANA-FAAY ee uu curiyey Qoraa sare, Prof. Maxamed Daahir Afrax! Ka dib markii sannado badan la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-11T13:05:03+00:00","article_modified_time":"2019-03-12T11:07:12+00:00","og_image":[{"width":650,"height":330,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/MaanaFaayQisoNovel-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!","datePublished":"2019-03-11T13:05:03+00:00","dateModified":"2019-03-12T11:07:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/"},"wordCount":390,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","kaydka"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/","name":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-11T13:05:03+00:00","dateModified":"2019-03-12T11:07:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-cusub-oo-yurub-ka-soo-if-baxday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maana-faay Cusub oo Yurub ka soo if-baxday!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1477"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1477"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1488,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1477\/revisions\/1488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}