{"id":1467,"date":"2019-03-08T08:01:57","date_gmt":"2019-03-08T08:01:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1467"},"modified":"2019-03-08T14:38:28","modified_gmt":"2019-03-08T14:38:28","slug":"dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo gacan ka helaysa jaalliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska ayaa \u00a023-Febraayo 2109 waxa ay xaflad lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ay ku qabatay xarunta Anti Traibalism Movement ee \u00a0magaalada London.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii xafladdaas oo si wanaagsan loo soo abaabulay ayaa waxaa ka soo \u00a0qayb-galay madaxda Aga ee dalka Ingiriiska, aqoonyahanno, xubno ka tirsan fannaaniintii\u00a0 Hobollad Waaberi, maamulka Kalsan TV, wakiilo ka socday jaalliyadda Soomaalida ee UK iyo marti-sharaf kale.<\/h4>\n<h4>Masuuliyiintii ka soo qeyb-gashay xafladdaas ayaa halkaas ka soo jeediyay Mowduucyo ay ka mid ahaayeen:-<\/h4>\n<h4>1-Da\u2019 yarta iyo afkeenna hooyo, waxaa soo jeedisay Seynab Sharci<\/h4>\n<h4>2-Qaladaadka Warbaahinta ee adeggsiga\u00a0 afka hooyo, waxaana soo jeedisay Aamina Muuse Wehliye.<\/h4>\n<h4>3-Dib u soo noolaynta hal-abuurkii suugaanta, waxaa soo jeedisay Faaduma Shax-Shaxleey<\/h4>\n<h4>4-Sign Language iyo dadka dhegaha la&#8217;a, waxaa soo jeedisay Fowsiya<\/h4>\n<h4>5-War-sidaha Kobciye ee Bristol, waxaa soo jeediyay Ibraahim.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ahaa marti sharaftii xafladdaas lagu casuumay ayaa munaasabaddaas ka soo jeediyay weydiimo la xiriira howlaha AGA, waxaana su\u2019aalahaas si fiican uga jawaabay wakiilada iyo xubnaha Akadeemiyada\u00a0 ee wadanka Ingiriiska ee ku sugnaa munaasabaddaas.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii xafladdaas waxaa ka hadlay Al-ustaad C\/qaadir Ruumi oo ka mid ahaa qaban-qaabiyaashii munaasabaddaas, waxaana uu bulshada ku guubaabiyay in Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga gacan lagu siiyo gudashada waajibkeeda ku aadan daryeelka, illaalinta iyo hiilka afka Soomaaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii xafladdaas ee \u00a0ka dhacday wadanka UK ayaa qeyb waxa ay ka aheyd xusas ballaaran oo ay Akadeemiye-Goboleedka ku kala qabanaysay daafyaha caalamka, kuwaasi oo loogu tala-galay\u00a0 weyneynta maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1471\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1472\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53513238_737861689932501_6809923505417617408_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53513238_737861689932501_6809923505417617408_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53513238_737861689932501_6809923505417617408_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53513238_737861689932501_6809923505417617408_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1474\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53458201_2712840658731994_6144788446004117504_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53458201_2712840658731994_6144788446004117504_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53458201_2712840658731994_6144788446004117504_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53458201_2712840658731994_6144788446004117504_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1475\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53020270_252827785625561_6915449073763876864_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53020270_252827785625561_6915449073763876864_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53020270_252827785625561_6915449073763876864_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53020270_252827785625561_6915449073763876864_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo gacan ka helaysa jaalliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska ayaa \u00a023-Febraayo 2109 waxa ay xaflad lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ay ku qabatay xarunta Anti Traibalism Movement ee \u00a0magaalada London. Munaasabaddii xafladdaas oo si wanaagsan loo soo abaabulay ayaa waxaa ka soo \u00a0qayb-galay madaxda Aga ee dalka Ingiriiska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1471,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo gacan ka helaysa jaalliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska ayaa \u00a023-Febraayo 2109 waxa ay xaflad lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ay ku qabatay xarunta Anti Traibalism Movement ee \u00a0magaalada London. Munaasabaddii xafladdaas oo si wanaagsan loo soo abaabulay ayaa waxaa ka soo \u00a0qayb-galay madaxda Aga ee dalka Ingiriiska, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-08T08:01:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-08T14:38:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO\",\"datePublished\":\"2019-03-08T08:01:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-08T14:38:28+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":263,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-03-08T08:01:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-08T14:38:28+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo gacan ka helaysa jaalliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Ingiriiska ayaa \u00a023-Febraayo 2109 waxa ay xaflad lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ay ku qabatay xarunta Anti Traibalism Movement ee \u00a0magaalada London. Munaasabaddii xafladdaas oo si wanaagsan loo soo abaabulay ayaa waxaa ka soo \u00a0qayb-galay madaxda Aga ee dalka Ingiriiska, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-03-08T08:01:57+00:00","article_modified_time":"2019-03-08T14:38:28+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/53296985_434092637332391_9214316798390829056_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO","datePublished":"2019-03-08T08:01:57+00:00","dateModified":"2019-03-08T14:38:28+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":263,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","name":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-03-08T08:01:57+00:00","dateModified":"2019-03-08T14:38:28+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-ingiriiska-oo-akadeemiyada-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DALKA INGIRIISKA OO AKADEEMIYADA AGA AY KU QABATEY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1467"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1467"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1476,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1467\/revisions\/1476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}