{"id":1446,"date":"2019-02-27T12:50:46","date_gmt":"2019-02-27T12:50:46","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1446"},"modified":"2019-02-27T12:57:53","modified_gmt":"2019-02-27T12:57:53","slug":"magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/","title":{"rendered":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay  Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa munaasabad qiimo badan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo waxa ay ku qabatey magaalada Garoowe oo ah xarunta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya.<\/h4>\n<h4>\u00a0Munaasabaddaas oo qeyb ka aheyd Toddobaadka afka hooyo oo ay Akadeemiye-Goboleedku ku kala qabanaysay dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Akadeemiyada Aga, maamulka Jaamacadda PSU, Wakiilo matalayay ururada bulshada deegannadaas iyo xubno ka socday \u00a0ardayda Jaamacaddaha, Dugsiyada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladaas.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 ee Puntland aqoonyahan Maxamed Shiikh Xasan (Af-Guriye) oo furitaankii munaasabaddaas ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimada uu leeyahay afka Soomaaliga, waxaana uu si qoto dheer u iftiimiyay in afka Soomaaliga uu yahay af hoddon ah oo wax walba lagu cabiri karo.<\/h4>\n<h4>\u201cInkastoo afkeeenu uu yahay qani ayaa nasiib-darro waxaa haysta dayac aad u weyn, meelaha ugu darran ee uu dayacu ka haystana waxaa ka mid ah \u00a0xarumaha Iskuulada oo aan inta badan lagu dhigin, xafiisyada Dawladda oo sidii saxda aheyd aan looga shaqeynin iyo goobaha ganacsiga oo aad arkayso in irid kasta lagu qorey af shisheeye\u201d ayuu yiri Wakiilka Aga ee Puntland oo bulshada u soo jeediyay \u00a0inay u dhaga-nuglaato sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen Tabliiqeynta Akadeemiyadu ugu jirto \u00a0ilaalinta iyo hiilka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Aqoonyahan Maxamed Sheikh Xasan ooo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay qof kasta waajib ku tahay ilaalinta afkiisa hooyo, waxaana uu \u00a0carraabka ku adkeeyay inay Akadeemiye-Goboleedku ka go\u2019an tahay daryeelka iyo horumarinta afka Soomaaliga, isaga oo bidhaamiyay inay taariikhda xusi doonto cid kasta oo gacan ka gaysata\u00a0 nooleynta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas waxaa iyaguna ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacadda PSU Dr. Axmed Shire Axmed, Dr, C\/risaaq Faarax iyo Drs, Luul Maxamed Warsame oo ka tirsan maamulka Jaamacaddaas, kuwaas oo si diirran u soo dhaweeyay dadaalka ay Akadeeemiyada Aga ugu jirto daryeelka afka Soomaaliga, waxaana ay sheegeen in afka Soomaaliga uu ka mid yahay afafka lagu dhigo Jaamacadda PSU, iyaga oo balan-qaaday sidii ay halkooda uga sii wadi lahaayeen hiilka ay ugu jiraan afkeena hooyo.<\/h4>\n<h4>\u00a0Qaar ka mid ah hal-abuurada Puntland ayaa munaasabaddaas ku soo bandhiggay suugaan ay kaga qeyb qaadanayeen xuskaas loogu tala-galay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, sidoo kale waxaa isla xafladdaas qeyb ka haa barnaamij isugu jiray hal-xiraalayaal iyo su\u2019aalooyin ku saabsanaa afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Sannad walba marka la gaaro 21 Febraayo ayaa\u00a0\u00a0dunida oo idil waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, magaalada Garoowe-na waxay ka mid tahay magaalooyinka uu xuskaasi sannad kasta lagu qabto.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1447\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1448\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0003-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0003-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0003-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0003-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0003.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1449\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0014-1024x577.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0014-1024x577.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0014-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0014-768x433.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0014.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1450\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0008-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0008-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0008-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0008-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0008.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1451\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0016-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0016-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0016-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0016-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0016.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1452\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0013-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0013-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0013-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0013-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0013.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1453\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0002-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0002-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0002-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0002-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0002.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1454\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0015-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0015-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0015-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0015-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0015.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1455\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0018-1024x577.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0018-1024x577.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0018-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0018-768x433.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0018.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa munaasabad qiimo badan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo waxa ay ku qabatey magaalada Garoowe oo ah xarunta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya. \u00a0Munaasabaddaas oo qeyb ka aheyd Toddobaadka afka hooyo oo ay Akadeemiye-Goboleedku ku kala qabanaysay dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1447,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa munaasabad qiimo badan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo waxa ay ku qabatey magaalada Garoowe oo ah xarunta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya. \u00a0Munaasabaddaas oo qeyb ka aheyd Toddobaadka afka hooyo oo ay Akadeemiye-Goboleedku ku kala qabanaysay dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-27T12:50:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-27T12:57:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro)\",\"datePublished\":\"2019-02-27T12:50:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-27T12:57:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\"},\"wordCount\":421,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\",\"name\":\"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-27T12:50:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-27T12:57:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa munaasabad qiimo badan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo waxa ay ku qabatey magaalada Garoowe oo ah xarunta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya. \u00a0Munaasabaddaas oo qeyb ka aheyd Toddobaadka afka hooyo oo ay Akadeemiye-Goboleedku ku kala qabanaysay dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-27T12:50:46+00:00","article_modified_time":"2019-02-27T12:57:53+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190227-WA0019.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro)","datePublished":"2019-02-27T12:50:46+00:00","dateModified":"2019-02-27T12:57:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/"},"wordCount":421,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/","name":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-27T12:50:46+00:00","dateModified":"2019-02-27T12:57:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-garoowe-iyo-sidii-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Garoowe iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (Sawirro)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1446"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1446"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1458,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1446\/revisions\/1458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}