{"id":1437,"date":"2019-02-27T08:01:57","date_gmt":"2019-02-27T08:01:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1437"},"modified":"2019-03-01T07:42:54","modified_gmt":"2019-03-01T07:42:54","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4>Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada-\u00a0 ayaa si weyn looga xusay maalinta \u201cAfka Hooyo\u201d. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey laanta Akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha-weynta Soomaaliyeed ay aad ugu farxeen kulankaas.<\/h4>\n<h4>Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb-galay bulshada qaybeheeda kala duwan sida; siyaasiyiinta, odayaal dhaqameed, hooyooyin, dhallinyaro iyo dadka u ololeeya afka iyo dhaqanka Soomaaliga. Ugu horreyn waxaa xafladda aayado Qur\u2019aana ku furey Sh. Jaamac Nuur Oday oo kamid ah culumida madaalada Edmonton, isaga oo dadkii meesha ka soo qaybgalay ku waaniyey inay afkooda iyo diintooda haystaan.<\/h4>\n<h4>Intaas kaddib waxaa barnaamijka furey Wakiilka AGA ee Kanada Md, C\/risaaq Ismaaciil Xaashi (Cirro) \u00a0oo si weyn uga sheekeeyey taariikhda iyo waxtarka Akadeemiyada AGA, ayaa yiri \u201cWaxaan nahay tabliiq dhinaca dhaqanka iyo afka ah\u201d Cirro ayaa dadkii meesha isugu yimid u sheegay in Hay\u2019addaan oo ay ku mideysan yihiin waddamada; Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ay u taagan tahay, horumarinta iyo kobcinta:- Aqoonta, Afka Soomaaliga, Qoraalka iyo Hal-abuurka.<\/h4>\n<h4>Mudane Cawil oo oday ka ah ururka Somali We Care ayaa si weyn ugu ammaanay Akadeemiyada howlaha ballaaran oo ay ka waddo daafaha adduunka, isaga oo sidoo kale sheegay inay garab weyn ugu baahan yihiIn akadeemiyada iyo shacabka Soomaaliyedba, sidii af Soomaaliga loogu dari lahaa manhajka gobolka Alberta.<\/h4>\n<h4>Intaas kaddib waxaa hadalka qaatay Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo madax ka ah ururka Somali Canadian Education and Rural Development Organization, oo ku dheeraaday taariikhdii AfSoomaaliga, qoriddiisii \u00a0iyo guddiyadii ka soo shaqeeyey isaga oo ugu dambayna ku ammaanay AGA doorkeeda facaalka ah ee ay ka qaateen u istaagidda afka iyo dhaqanka.<\/h4>\n<h4>Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya Md, Cabdi Guuleed oo isna goobta ka hadlay ayaa dadka ku guubaabiyey in da\u2019yarta AfSoomaaliga la baro, isaga oo sheegay in ummaddaha la degan waddanka guryahooda looga hadlo afkooda kaliya, halka Soomaalida guryahooda looga hadlo hadba afka waddanka ay joogaan.<\/h4>\n<h4>Sahra Xaashi oo ah hooyo u doodda carruurta iyo haweenka Soomaalida Canada oo hadashay ayaa sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ee Canada, gaar ahaanna carruurtu\u00a0 si weyn ugu baahan yihiin AfSoomaaliga iyo dhaqankooda in la baro.<\/h4>\n<h4>Samafale Axmed Caynab oo kamid ah qaban-qaabiyayaashii xafladda ayaa Soomaalida ku dhiirri-geliyey inay afkooda iyo dhaqankooda u istaagaan.<\/h4>\n<h4>Sh. Axmed Biixi oo kulanka soo xirey ayaa yiri \u201cBaahi wayn baan maanta u qabnaa inaan afkeenna iyo dhaqankeenna\u00a0 ilaashanno, sida aan u rabno inaan diinteenna u ilaashanno waayo dhaqankeennu wuxuu ku salaysan yahay islaamka, waayo awoowayaasheenii hore \u00a0dhaqankoodii wuxuu ahaa dhaqan islaan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1433\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1434\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1435\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"985\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-2.jpg 985w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 985px) 100vw, 985px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1436\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/5-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/5-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/5-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1438\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/6-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/6-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/6-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1439\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/10-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/10-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/10-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/10-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1440\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/11-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/11-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/11-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/11-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1441\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/12-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/12-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/12-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/12-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1442\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/13-1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/13-1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/13-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/13-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada-\u00a0 ayaa si weyn looga xusay maalinta \u201cAfka Hooyo\u201d. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey laanta Akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha-weynta Soomaaliyeed ay aad ugu farxeen kulankaas. Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb-galay bulshada qaybeheeda kala duwan sida; siyaasiyiinta, odayaal dhaqameed, hooyooyin, dhallinyaro iyo dadka u ololeeya afka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1434,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada-\u00a0 ayaa si weyn looga xusay maalinta \u201cAfka Hooyo\u201d. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey laanta Akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha-weynta Soomaaliyeed ay aad ugu farxeen kulankaas. Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb-galay bulshada qaybeheeda kala duwan sida; siyaasiyiinta, odayaal dhaqameed, hooyooyin, dhallinyaro iyo dadka u ololeeya afka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-27T08:01:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-01T07:42:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"912\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2019-02-27T08:01:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-01T07:42:54+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":416,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-27T08:01:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-01T07:42:54+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada-\u00a0 ayaa si weyn looga xusay maalinta \u201cAfka Hooyo\u201d. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey laanta Akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha-weynta Soomaaliyeed ay aad ugu farxeen kulankaas. Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb-galay bulshada qaybeheeda kala duwan sida; siyaasiyiinta, odayaal dhaqameed, hooyooyin, dhallinyaro iyo dadka u ololeeya afka iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-27T08:01:57+00:00","article_modified_time":"2019-03-01T07:42:54+00:00","og_image":[{"width":912,"height":608,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/7-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo","datePublished":"2019-02-27T08:01:57+00:00","dateModified":"2019-03-01T07:42:54+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/"},"wordCount":416,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-27T08:01:57+00:00","dateModified":"2019-03-01T07:42:54+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-kanada-ku-qabtay-maalinta-xuska-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Kanada ku Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1437"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1437"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1463,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1437\/revisions\/1463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}