{"id":142,"date":"2018-02-10T08:41:55","date_gmt":"2018-02-10T08:41:55","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=142"},"modified":"2018-02-19T16:45:44","modified_gmt":"2018-02-19T16:45:44","slug":"habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR  KU SAABSAN  HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400; text-align: center;\"><span style=\"color: #000000;\"><strong>&#8220;HABEYNTA QORAALKA \u00a0AFKA SOOMAALIGA&#8221;:<\/strong><\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400; text-align: center;\"><span style=\"color: #000000;\"><strong>Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa&#8217;iideysey Dhallinyarada Muqdisho<\/strong><\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa \u00a07-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel ama ku hawllan qoraalka iyo aqriska afka hooyo.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Tababbarkaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana ka qaybgalay tiro ku dhow lixdan dhallinyaro ah oo isugu jirey Wiilal iyo Gabdho.\u00a0<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Furitaankii munaasabadda hadal uu ka jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax wuxuu ku bilaabay soo dhaweyn ka qaybgalayaasha iyo hambalyo uu ku bogaadiyey Naadiga Hilin-hayaan dadaalka weyn ee ay ku jiraan iyo sida qaayaha leh ee ay uga soo qaybgaleen tababbarka iyagoo muujiyey xiise badan oo ay u hayaan aqoon-kororsiga, afkooda hooyo iyo qoraalkiisa .<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">&#8220;Tababbarkani wuxuu furitaan u yahay taxane tababbarro sannadkan 2018 u qorshaysan inay hirgaliso Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu, dhallinyarada loogu talagalayna waxaa hormuud ka ah naadiyada akhriska iyo qoraalka oo uu safka hore kaga jiro Hilin-hayaan&#8221; ayuu yiri Dr. Afrax oo intaasi ku darey \u00a0tababbarrada noocaan ah in ay ka shidaal qaadanayaan hal-ku-dhegga AGA oo ah\u00a0<strong><em>&#8220;Hadafkayagu waa hiilka Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa<\/em><\/strong>&#8220;.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Guddoomiyuha AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi raaciyay himilada AGA in ay tahay kobcinta aqoonta da&#8217;yarta Soomaaliyeed u leeyihiin afkooda hooyo iyo hal-abuurkiisa dhihid iyo dhigaalba, ama ku hadal iyo qoridba, maxaa yeelay dhallinyaradu waa kuwa mustaqbalka leh ayna tahay in ay masuuliyadda koowaad iska saaraan ilaalinta iyo horumarinta afkooda hooyo iyo dhaqanka ummadda, waana iyaga cidda loo tababbarayo in ay la wareegaan akadeemiyadan iyo hoggaaminteeda, sida uu carrabka ku adkeeyey Dr. Afrax.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Isla furitaankii munaasabadda, Gudoomiyaha Naadiga Hillin-Hayaan C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa \u00a0Akadeemiye-Goboleedka uga mahad celiyey tababbarkaas ay u qabatay dhalinyarada Naadigiisa, Wuxuuna \u00a0si diirran akadeemiyada iyo hoggaamiyeheeda, Prof, Afrax uga mahadceliyey guud ahaan waxqabadka badan ee u adeegaya afka hooyo iyo gaar ahaan tababbarradii hore loo siiyey iyo taageeradii \u00a0ay isla barbar taageen Naadiga Hilin-hayaan iyo da&#8217;yarta danaysa akhriska iyo qoraalka, isagoo ballan qaaday inay doorkooda ka qaadan doonaan\u00a0 daryeelka\u00a0 Afka Soomaaliga iyo qoraalkiisa.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Furitaankii munasabadaasi ka dib waxaa halkaasi ka bilowday casharro ay bixinayeen Macalimiiin ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, kuwaasi oo kala ahaa Prof. Mustafa C\/laahi Feyrus iyo C\/laahi Sheikh Cabdi (Gacanka), \u00a0duruustaas oo aad loola dhacay ayaa ku kala saabsanaa Dalaynta ama astaamaynta Qoraalka iyo Habeynta Hadalka.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii tababbarkaasi oo ka qayb-qaatay falceliskii tabbbarka ayaa sheegay isku wada raacay inay si weyn uga faa&#8217;iidaysteen aqoontii ay halkaasi ku qaateen, waxaana\u00a0 ay codsadeen in tababbarrada noocaan oo kale ah la\u00a0 joogteeyo lana wada gaarsiiyo intii la kari karo.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"color: #000000;\">Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo u taagan ilaalinta iyo daryeelka\u00a0 afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa ayaa horey u soo qabatey tababbaro badan oo lagu kala qabtay Magaalooyin iyo \u00a0\u00a0Gobollo ka mid ah dhulalka ay Soomaalidu degto.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-143\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;HABEYNTA QORAALKA \u00a0AFKA SOOMAALIGA&#8221;: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa&#8217;iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa \u00a07-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel ama ku hawllan qoraalka iyo aqriska afka hooyo. Tababbarkaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana ka qaybgalay tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&#8220;HABEYNTA QORAALKA \u00a0AFKA SOOMAALIGA&#8221;: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa&#8217;iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa \u00a07-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel ama ku hawllan qoraalka iyo aqriska afka hooyo. Tababbarkaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana ka qaybgalay tiro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-10T08:41:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-02-19T16:45:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA\",\"datePublished\":\"2018-02-10T08:41:55+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-19T16:45:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":471,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-10T08:41:55+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-19T16:45:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"&#8220;HABEYNTA QORAALKA \u00a0AFKA SOOMAALIGA&#8221;: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa&#8217;iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa \u00a07-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel ama ku hawllan qoraalka iyo aqriska afka hooyo. Tababbarkaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana ka qaybgalay tiro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-10T08:41:55+00:00","article_modified_time":"2018-02-19T16:45:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Tababarka-AGA.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA","datePublished":"2018-02-10T08:41:55+00:00","dateModified":"2018-02-19T16:45:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":471,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/","name":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-10T08:41:55+00:00","dateModified":"2018-02-19T16:45:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/habeynta-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYADA AGA OO QABATEY TABABAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142\/revisions\/163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}