{"id":1416,"date":"2019-02-26T04:04:54","date_gmt":"2019-02-26T04:04:54","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1416"},"modified":"2019-02-27T06:25:34","modified_gmt":"2019-02-27T06:25:34","slug":"naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","title":{"rendered":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA)"},"content":{"rendered":"<h4>Naadiga akhristayaasha iyo qoraalka \u00a0Banaadir oo ka mid ah naadiyada ugu fir-fircoon ee ka jira wadanka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu aad u sarreeyo waxa uu guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga.<\/h4>\n<h4>Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay waxqabadkii \u00a0Naadiga Banaadir \u00a0ee sannadkii 2018 ayaa shahaado sharaftaas lagu siiyay \u00a0Akademiye-Gobooleedka AfSoomaaliga , waxaana guddoonsiiyay Guddoomiyaha Naadigaas Md, Khadar Cabdi C\/llaahi, waxaana shahaadadaas Akadeemiye-Goboleedka u guddoontay Xoghaynta Guud ee Aga Seynab Xaaji Axmed \u201cUgbaad\u201d<\/h4>\n<h4>Hadal kooban oo uu halkaasi ka soo jeediyay Guddoomiye Khadar Cabdi C\/llaahi ayaa sheegay inay Aga shahaadadaas ku mutaystay dadaalka ay ugu jirto hiilka afka hooyo, taageerada ay \u00a0la garab taagan tahay naadigiisa ee isugu jira dhinacyada tababbar-siinta, dhiirigalinta iyo taaba-galinta barnaamijyada uu naadiga abaabulo, Iwm ah.<\/h4>\n<h4>Horey ayay Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0ugu soo guuleystay shahaadooyin , bilado iyo abaal marinno kale oo ka kooban heer Caalami, heer Qaaraddeed iyo kuwo gaarsiisan heer Soomaaliyeed, kuwaasi oo ay ku mutaysatay dadaalka hagar la\u2019aaneed ee ay ugu jirto ilaalinta, hiilka iyo horuminta \u00a0afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1417\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0002-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0002-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0002-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0002-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0002.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1423\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52692413_819787758368453_4886868816509796352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"816\" height=\"612\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52692413_819787758368453_4886868816509796352_n.jpg 816w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52692413_819787758368453_4886868816509796352_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52692413_819787758368453_4886868816509796352_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 816px) 100vw, 816px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga akhristayaasha iyo qoraalka \u00a0Banaadir oo ka mid ah naadiyada ugu fir-fircoon ee ka jira wadanka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu aad u sarreeyo waxa uu guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga. Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay waxqabadkii \u00a0Naadiga Banaadir \u00a0ee sannadkii 2018 ayaa shahaado sharaftaas lagu siiyay \u00a0Akademiye-Gobooleedka AfSoomaaliga , waxaana guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1424,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Naadiga akhristayaasha iyo qoraalka \u00a0Banaadir oo ka mid ah naadiyada ugu fir-fircoon ee ka jira wadanka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu aad u sarreeyo waxa uu guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga. Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay waxqabadkii \u00a0Naadiga Banaadir \u00a0ee sannadkii 2018 ayaa shahaado sharaftaas lagu siiyay \u00a0Akademiye-Gobooleedka AfSoomaaliga , waxaana guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-26T04:04:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-27T06:25:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52605891_566333303871484_4455255037400055808_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA)\",\"datePublished\":\"2019-02-26T04:04:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-27T06:25:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"wordCount\":174,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-26T04:04:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-27T06:25:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Naadiga akhristayaasha iyo qoraalka \u00a0Banaadir oo ka mid ah naadiyada ugu fir-fircoon ee ka jira wadanka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu aad u sarreeyo waxa uu guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga. Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay waxqabadkii \u00a0Naadiga Banaadir \u00a0ee sannadkii 2018 ayaa shahaado sharaftaas lagu siiyay \u00a0Akademiye-Gobooleedka AfSoomaaliga , waxaana guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-26T04:04:54+00:00","article_modified_time":"2019-02-27T06:25:34+00:00","og_image":[{"width":401,"height":314,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52605891_566333303871484_4455255037400055808_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA)","datePublished":"2019-02-26T04:04:54+00:00","dateModified":"2019-02-27T06:25:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"wordCount":174,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-26T04:04:54+00:00","dateModified":"2019-02-27T06:25:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo Shahaado Guddoonsiiyay Akadeemiye-Goboleedka (AGA)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1416"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1416"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1425,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1416\/revisions\/1425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}