{"id":1406,"date":"2019-02-25T04:56:09","date_gmt":"2019-02-25T04:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1406"},"modified":"2019-02-25T05:02:04","modified_gmt":"2019-02-25T05:02:04","slug":"magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka  (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4>Iyada oo wali lagu guda jiro Xuska Toddobaadka Afka Hooyo ayaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 oo gacan ka haleysa maamulka Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa waxa ay si wadajir ah ugu qabteen magaaladaas \u00a0xaflad \u00a0lagu maamuusayay xuska caalamiga ah ee 21-Febraayo oo ku asteysan \u00a0maalinta afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Laanta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, maamulka Jaamacadda Golis, macallimiinta iyo ardayda Jaamacaddaas, sidoo kale waxaa xafladaas ka soo qeyb-glay \u00a0marti sharaf kale oo lagu \u00a0casuumay.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Laanta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaliga (AGA) \u00a0ee magaalada Hargaysa \u00a0Md, Ismaaciil Aw-Aadan \u00a0(Jaa-juumow) oo ugu \u00a0horeyntii munaasabaddaasi ka hadlay ayaa \u00a0sharaxaad dheer ka bixiyay taariikhda iyo marxaladihii \u00a0uu soo maray afka\u00a0 Soomaaliga , waxaana uu ku dheeraaday qiimiha gaarka ah \u00a0ee uu leeyahay afka hooyo, \u00a0faa\u2019iidooyinkii\u00a0 laga dhaxlay qoraalkiisa iyo xilka ummadda oo dhan ka saarran illaalintiisa.<\/h4>\n<h4>\u201cAkadeemiye-Goboleedka AfSomaaliga waa Hay\u2019ad caalami ah oo u \u00a0xilsaaran \u00a0hiilka afkeena hooyo, xuska aan maanta Hargaysa ku qabanayno \u00a0waxa uu qeyb ka yahay xusas badan oo ay Akdeemiyadu ku kala dhigayso \u00a0daafyaha caalamka, nasiib wanaag sannadkaan waxay Qaramada Midoobay u aqoonsatey inuu noqdo sannadkii horumarinta afka hooyo, maadaama xuska\u00a0 maalintaan\u00a0 uu \u00a0labaatan jirsatey\u201d ayuu yiri Wakiilka Aga ee magalaada Hargaysa oo intaasi raaciyay \u00a0inuu \u00a0\u00a0afka hooyo yahay kan qura ee ka qeyb-qaadan karo \u00a0isfahamka, horumarka iyo dib-u-heshiisiinta bulshada.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye ku-xigeenka jaamacadda Golis ee magaalada Hargaysa Al-ustaad Xasan Cabdi iyo qaar ka mid ah macallimiintii munaasabaddaas ka soo qeyb-galay \u00a0\u00a0ayaa si mug leh u \u00a0soo dhaweeyay xuska maalintaasi, waxayna balan-qaadeen inay diyaar u yihiin ka qeyb-qaadashada \u00a0daryeelka, dhiirigalinta iyo xuska afka hooyo,\u00a0 iyaga oo caddeeyay inay ka go\u2019an tahay sidii ay ardyada iyo ubadka wax ugu bari lahaayeen afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah suugaanleyda Soomaaliland\u00a0 ayaa munaasabddaas ka soo jeediyay Maanso ka hadlaysay muhiimada uu leeyahay afka hooyo, gaba-gabadii xafladdaasi ayaa lagu balamay inay dhexda loo wada xerto hiilka afka hooyo iyo horumarintiisa.<\/h4>\n<h4>Sannad walba ayaa 21 Febraayo waxaa \u00a0laga xusaa magaalada Hargaysa xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, \u00a0waxayna magaaladaas ka mid tahay goobo badan oo Akadeemiye-Goboleedka Aga \u00a0ay ku kala qabato xuska maalinta \u00a0afka hooyo.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1411\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_2628-e1481111252295-667x418.jpg\" alt=\"\" width=\"667\" height=\"418\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_2628-e1481111252295-667x418.jpg 667w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_2628-e1481111252295-667x418-300x188.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 667px) 100vw, 667px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1407\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0002.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0002.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0002-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1408\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0003-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0003-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0003-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0003-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0003.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1409\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000-1024x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"618\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000-300x300.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000-768x768.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0000.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1410\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0001-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0001-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0001-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0001-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0001.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyada oo wali lagu guda jiro Xuska Toddobaadka Afka Hooyo ayaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 oo gacan ka haleysa maamulka Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa waxa ay si wadajir ah ugu qabteen magaaladaas \u00a0xaflad \u00a0lagu maamuusayay xuska caalamiga ah ee 21-Febraayo oo ku asteysan \u00a0maalinta afka hooyo. Munaasabaddaas \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Laanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1407,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyada oo wali lagu guda jiro Xuska Toddobaadka Afka Hooyo ayaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 oo gacan ka haleysa maamulka Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa waxa ay si wadajir ah ugu qabteen magaaladaas \u00a0xaflad \u00a0lagu maamuusayay xuska caalamiga ah ee 21-Febraayo oo ku asteysan \u00a0maalinta afka hooyo. Munaasabaddaas \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Laanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-25T04:56:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-25T05:02:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0002.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2019-02-25T04:56:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-25T05:02:04+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":361,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-25T04:56:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-25T05:02:04+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Iyada oo wali lagu guda jiro Xuska Toddobaadka Afka Hooyo ayaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 oo gacan ka haleysa maamulka Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa waxa ay si wadajir ah ugu qabteen magaaladaas \u00a0xaflad \u00a0lagu maamuusayay xuska caalamiga ah ee 21-Febraayo oo ku asteysan \u00a0maalinta afka hooyo. Munaasabaddaas \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Laanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-25T04:56:09+00:00","article_modified_time":"2019-02-25T05:02:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190225-WA0002.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo","datePublished":"2019-02-25T04:56:09+00:00","dateModified":"2019-02-25T05:02:04+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":361,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-25T04:56:09+00:00","dateModified":"2019-02-25T05:02:04+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Hargaysa oo Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1406"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1406"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1414,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1406\/revisions\/1414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}