{"id":1395,"date":"2019-02-24T04:25:43","date_gmt":"2019-02-24T04:25:43","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1395"},"modified":"2019-02-24T04:35:03","modified_gmt":"2019-02-24T04:35:03","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaya Madasha Maan-kulan ayaa \u00a0Magaalada Kismaayo si wadajir ah ugu qabtay \u00a0xaflad uu heerkoodu aad u sarreeyay oo loogu tala galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.<\/h4>\n<h4>Munaasabadda xuskaas oo lagu qabtay hotel Agan, ayaa Waxaa ka soo qaybgalay labada Gole ee Dowlad-Gobaleedka Jubbaland, bahda Jaamacadaha Magaalada Kismaayo Iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.<\/h4>\n<h4>Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland \u00a0Cabdirisaaq Axmed Xandal iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dastuurka Jubbaland\u00a0Axmed Sitiin oo ka hadlay goobta, ayaa ku dheeraday muhiimada uu Afkeennu leeyahay.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa isna ka hadlay\u00a0Wakiilka AGA ee Jubbaland Md,\u00a0Xasan Maxamuud Qorane \u00a0oo \u00a0sheegay in loo bahan yahay in laga wada qayb qaato kobcinta iyo daryeelka \u00a0afkeenna hooyo, isaga oo intaa ku daray in dar-dar galinta afkeena iyo sara u qaadista tayadiisu ay tahay masuuliyad-wadareed Soomaalida wada saaran .<\/h4>\n<h4>Dhanka kale, aqoonyahannadii ka hadlay xafladda, waxaa ka mid ahaa Abshir Colow, Agaasimaha Madaxtooyada Jubbaland iyo Maxamed Xasan Siraad oo Jamacadda Kismaayo ka socday, oo iyaguna ka tariikheeyay\u00a0 muhimadda uu leeyahay afkeenna hooyo iyo sida looga illaalin karo in uu dabar go&#8217;o ama ay u soo wajahdo halis, iyaga oo iftiimiyay sida uu afkeenu\u00a0 hodon u yahay .<\/h4>\n<h4>Intii bur-burka iyo Dowlad la,aanta dalka ka jirtay, dhanka Afka Soomaliga, waxaa ku yimid gaabsi aad u baahsan;\u00a0waxaana jira dadaalo badan oo lagu doonayo in luuqadda dib loogu xoojiyo, nasiib wanaag waxaa dadaaladaas horseed ka ah \u00a0Akadeemiye-Goboleedka oo hadafkeedu yahay Horumarinta Afka hooyo iyo hal-abuurkiisa, taasi oo sannadkan si qurux badan ugu guuleysatay inay \u00a0Magaalada Kismaayo ku qabato xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1389\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52363031_2033907796730886_6622751686811189248_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"436\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52363031_2033907796730886_6622751686811189248_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52363031_2033907796730886_6622751686811189248_n-300x136.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52363031_2033907796730886_6622751686811189248_n-768x349.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1396\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1398\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0008-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0008-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0008-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0008-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0008.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1397\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0011-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0011-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0011-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0011-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0011.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1399\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0004-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0004-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0004-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0004-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0004.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1400\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0022-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0022-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0022-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0022-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0022.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1401\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0003-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0003-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0003-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0003-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0003.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaya Madasha Maan-kulan ayaa \u00a0Magaalada Kismaayo si wadajir ah ugu qabtay \u00a0xaflad uu heerkoodu aad u sarreeyay oo loogu tala galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. Munaasabadda xuskaas oo lagu qabtay hotel Agan, ayaa Waxaa ka soo qaybgalay labada Gole ee Dowlad-Gobaleedka Jubbaland, bahda Jaamacadaha Magaalada Kismaayo Iyo bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1396,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaya Madasha Maan-kulan ayaa \u00a0Magaalada Kismaayo si wadajir ah ugu qabtay \u00a0xaflad uu heerkoodu aad u sarreeyay oo loogu tala galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. Munaasabadda xuskaas oo lagu qabtay hotel Agan, ayaa Waxaa ka soo qaybgalay labada Gole ee Dowlad-Gobaleedka Jubbaland, bahda Jaamacadaha Magaalada Kismaayo Iyo bulshada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-24T04:25:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-24T04:35:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO\",\"datePublished\":\"2019-02-24T04:25:43+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-24T04:35:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":281,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-24T04:25:43+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-24T04:35:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaya Madasha Maan-kulan ayaa \u00a0Magaalada Kismaayo si wadajir ah ugu qabtay \u00a0xaflad uu heerkoodu aad u sarreeyay oo loogu tala galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. Munaasabadda xuskaas oo lagu qabtay hotel Agan, ayaa Waxaa ka soo qaybgalay labada Gole ee Dowlad-Gobaleedka Jubbaland, bahda Jaamacadaha Magaalada Kismaayo Iyo bulshada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-24T04:25:43+00:00","article_modified_time":"2019-02-24T04:35:03+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":606,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190223-WA0010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO","datePublished":"2019-02-24T04:25:43+00:00","dateModified":"2019-02-24T04:35:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":281,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-24T04:25:43+00:00","dateModified":"2019-02-24T04:35:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-madasha-maan-kulan-oo-kismaanyo-ku-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA IYO MADASHA MAAN-KULAN OO KISMAANYO KU QABTAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1395"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1395"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1405,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1395\/revisions\/1405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}