{"id":1377,"date":"2019-02-22T08:34:18","date_gmt":"2019-02-22T08:34:18","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1377"},"modified":"2019-02-22T08:36:26","modified_gmt":"2019-02-22T08:36:26","slug":"akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4>Akdeemiye- Gobaleedka AfSoomaaliga \u00a0AGA oo u taagan daryeelka illaalinta, hiilka iyo horumarinta afka Soomaaliga ayaa munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayay Maalinta Afka Hooyo ee \u00a021 Febraayo 2019 waxa ay \u00a0ku qabtay xarunta KMG ah Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Akadeemiyada AGA\u00a0 ee Koonfur-Galbeed Dr. Maxamed Cali Kalaay oo \u00a0si qurux badan u soo qaban-qaabiyay munaasabaddaasi ayaa si faah-faahsan \u00a0uga hadlay \u00a0muhiimada ay leedahay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, isaga oo \u00a0guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21 Febraayo\u00a0 ee ku asteysan Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Cali Kalaay oo hadalkiisa sii wata ayaa iftiimiyay taariikhda iyo sida ay ku timid Maalinta \u00a0Afka Hooyo, waxaana uu caddeeyay \u00a0in \u00a0hal-ku-dhigga sannadkan uu yahay \u00a0afka hooyo waa furaha dib-u-heshiisiinta bulshada, isaga oo ka soo qeyb galayaashii xafladdaasi \u00a0kula dar-daarmay hiilka afka Soomaaliga<\/h4>\n<h4>Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ahna Gudoomiyaha ururka Suxifiyiinta Koonfur galbeed SOWEJA Muxyadiin Xusni\u00a0 oo xafladdaasi \u00a0ka Hadley ayaa sheegey \u00a0Warbaahintu inay door weyn ka \u00a0qaadan karto \u00a0horumarinta Afla hooyo iyo sidii looga illaalin lahaa\u00a0 inuu ku milmo Luqadaha Ajanabiga ah oo afka \u00a0Ingiriiska ugu badan yahay.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Baay Aaden Shaati , \u00a0Xoghayaha Ururada Bulshada SOSWENSA\u00a0 Cali Cabdullaahi Cali iyo Marwo Luul Isaaq Aaden oo xubin ka ah Ururka Xuquuqda Haweenka K\/Galbeed\u00a0 ayaa si diirran u \u00a0soo dhaweeyay dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka Aga ugu jirto daryeelka afka Soomaaliga, waxayna\u00a0 si gaar ah\u00a0 uga hadleen sida loogu baahan yahay in loo horumarin karo \u00a0lahjadda\u00a0 Mayga \u00a0maadaama uu afka Soomaaliga uu yahay Maay iyo Maxaa-tiri<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaasi oo ku dhamaatey jawi aad u wanaagsan waxaa\u00a0 goob joog \u00a0ka ahaa masuulyiin ay ka mid ahaayeen\u00a0\u00a0 Guddoomiyaha Jaamacadda Koofurta Soomaaliya\u00a0 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen,\u00a0\u00a0\u00a0Abwaan Muxsin Qaasim Qaalib (Jaakole) iyo marti sharaf kale oo aad u badan.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1378\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1379\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748186609.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748186609.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748186609-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748186609-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1380\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748191655.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748191655.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748191655-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748191655-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1381\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748224215.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748224215.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748224215-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748224215-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1382\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748227307.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748227307.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748227307-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748227307-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1383\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748218199.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748218199.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748218199-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748218199-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1385\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748210020.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748210020.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748210020-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748210020-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akdeemiye- Gobaleedka AfSoomaaliga \u00a0AGA oo u taagan daryeelka illaalinta, hiilka iyo horumarinta afka Soomaaliga ayaa munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayay Maalinta Afka Hooyo ee \u00a021 Febraayo 2019 waxa ay \u00a0ku qabtay xarunta KMG ah Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiyada AGA\u00a0 ee Koonfur-Galbeed Dr. Maxamed Cali Kalaay oo \u00a0si qurux badan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1378,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[7,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akdeemiye- Gobaleedka AfSoomaaliga \u00a0AGA oo u taagan daryeelka illaalinta, hiilka iyo horumarinta afka Soomaaliga ayaa munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayay Maalinta Afka Hooyo ee \u00a021 Febraayo 2019 waxa ay \u00a0ku qabtay xarunta KMG ah Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiyada AGA\u00a0 ee Koonfur-Galbeed Dr. Maxamed Cali Kalaay oo \u00a0si qurux badan u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-22T08:34:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-22T08:36:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2019-02-22T08:34:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-22T08:36:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":302,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"kaydka\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-22T08:34:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-22T08:36:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akdeemiye- Gobaleedka AfSoomaaliga \u00a0AGA oo u taagan daryeelka illaalinta, hiilka iyo horumarinta afka Soomaaliga ayaa munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayay Maalinta Afka Hooyo ee \u00a021 Febraayo 2019 waxa ay \u00a0ku qabtay xarunta KMG ah Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiyada AGA\u00a0 ee Koonfur-Galbeed Dr. Maxamed Cali Kalaay oo \u00a0si qurux badan u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-22T08:34:18+00:00","article_modified_time":"2019-02-22T08:36:26+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/thumbnail_FB_IMG_1550748183563.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo","datePublished":"2019-02-22T08:34:18+00:00","dateModified":"2019-02-22T08:36:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":302,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["kaydka","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-22T08:34:18+00:00","dateModified":"2019-02-22T08:36:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-baydhabo-ku-qabatey-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiyada AGA oo Baydhabo ku Qabatey Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1377"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1377"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1387,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1377\/revisions\/1387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}