{"id":1333,"date":"2019-02-15T15:29:24","date_gmt":"2019-02-15T15:29:24","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1333"},"modified":"2019-02-15T15:34:59","modified_gmt":"2019-02-15T15:34:59","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad lagu maamuusayay bixinta \u201cShahaado Sharaf\u201d ay Jaamacadda Kismaanyo ugu tala-gashay Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA), ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Hotelka Agan ee magaalada Kismaanyo.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii xafladaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo Dr. Maxamed Bile Xaashi waxa uu halkaas Shahaado Sharaf ku guddoonsiiyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Hadal uu halkaas ka soo jeediyay Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo Dr. Maxamed Bile ayaa\u00a0 sheegay inay Jaamacaddiisu ku faraxsan tahay shahaadadaas ay guddoonsiisay Prof. Maxamed Daahir, waxaana uu tilmaamay\u00a0 Prof. Afrax inuu shahaadadaas ku mutaysay aqoontii hagar la\u2019aaneed ee uu siiyay ardayda Jaamacadda Kismaanyo ee isugu jirtay Muxaadaradii Afka-hooyo iyo Daraasad Cilimiyeedkii ku saabsaneyd Suugaanta Soomaalida.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo isna munaasabaddaas ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo Shahaadadaas la guddoonsiiyay, waxaana uu carrabka ku dhuftay \u00a0Shahaadadaas inay ku beereyso \u00a0nolol iyo geesinimo cusub, isaga oo u mahad-celiyay maamulka Jaamacadda Kismaanyo oo u gartay Shahaadadaas.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii Casho sharaftaas ee lagu maamuusayay bixinta Shahaadadaas \u00a0waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulkii hore ee Jaamacaddaas iyo Xoghaynta Guud ee Akadeemiye-Goboleedka Aga Seynab Xaaji Axmed \u201cUgbaad\u201d iyo madax kale oo ka socotay ururada bulshada ee magaaladaas.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1329\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1330\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0044-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0044-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0044-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0044-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0044.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1331\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0052-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0052-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0052-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0052-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0052.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1332\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190215-WA0003-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190215-WA0003-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190215-WA0003-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190215-WA0003-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190215-WA0003.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamuusayay bixinta \u201cShahaado Sharaf\u201d ay Jaamacadda Kismaanyo ugu tala-gashay Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA), ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Hotelka Agan ee magaalada Kismaanyo. Munaasabaddii xafladaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo Dr. Maxamed Bile Xaashi waxa uu halkaas Shahaado Sharaf ku guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1329,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad lagu maamuusayay bixinta \u201cShahaado Sharaf\u201d ay Jaamacadda Kismaanyo ugu tala-gashay Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA), ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Hotelka Agan ee magaalada Kismaanyo. Munaasabaddii xafladaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo Dr. Maxamed Bile Xaashi waxa uu halkaas Shahaado Sharaf ku guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-15T15:29:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-15T15:34:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"809\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF\",\"datePublished\":\"2019-02-15T15:29:24+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-15T15:34:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\"},\"wordCount\":209,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\",\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-15T15:29:24+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-15T15:34:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad lagu maamuusayay bixinta \u201cShahaado Sharaf\u201d ay Jaamacadda Kismaanyo ugu tala-gashay Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA), ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Hotelka Agan ee magaalada Kismaanyo. Munaasabaddii xafladaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo Dr. Maxamed Bile Xaashi waxa uu halkaas Shahaado Sharaf ku guddoonsiiyay Guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-15T15:29:24+00:00","article_modified_time":"2019-02-15T15:34:59+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":809,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190213-WA0040.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF","datePublished":"2019-02-15T15:29:24+00:00","dateModified":"2019-02-15T15:34:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/"},"wordCount":209,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/","name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-15T15:29:24+00:00","dateModified":"2019-02-15T15:34:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacadda-kismaanyo-ay-guddoonsiisay-shahaado-sharaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO JAAMACADDA KISMAANYO AY GUDDOONSIISAY SHAHAADO SHARAF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1333"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1333"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1336,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1333\/revisions\/1336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}