{"id":1319,"date":"2019-02-14T16:43:06","date_gmt":"2019-02-14T16:43:06","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1319"},"modified":"2019-02-14T16:48:45","modified_gmt":"2019-02-14T16:48:45","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka  AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed  ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa"},"content":{"rendered":"<h4>Madal aqooneed aad u qurux badan oo loogu\u00a0 tala-galay sidii ardayda Jaamacadda Kismaanyo loo siin lahaa daraasad cilmiyeed ku saabsan afka iyo hal-abuurkiisa\u00a0 ayaa \u00a013\/2\/2019, waxaa lagu qabtay magaalada Kismaanyo oo ah xarunta\u00a0 Maamul-goboleedka Jubbaland.<\/h4>\n<h4>Furitaankii madashaas ayaa hadal uu halkaas ka soo jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Md, Xersi Gaani waxa uu sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga \u00a0iyo Dr. Maxamed Daahir inuu ku ammaanayo dadaalka ay ugu jiraan hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa, waxaana uu carrabka ku dhuftay ka maamul ahaan inay \u00a0taageerayaan \u00a0horumarinta afka iyo dhaqanka oo ay horseed ka tahay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Hadal jeedintaasi Wasiirka kadib waxaa halkaasi ka bilowday daraasaddii uu ardayda siinayay Guddoomiyaha AGA, Dr Maxamed Daahir Afrax, oo halku dhiggeedu uu ahaa \u00a0&#8220;Suugaanta Soomaalida, waxa ay tahay, waxa ay tarto iyo waaxyaha ay ka kooban tahay\u201d.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax oo ah khabiir ku taqasusay afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida ayaa qodob-qodob ardaydaas \u00a0ugu sharaxay \u00a0suugaanta iyo waxtarkeeda, waxaana uu caddeeyay inay Soomaalidu leedahay suugaan fac weyn oo lagu faani karo, isaga oo ardaydaas ku guubaabiyay inay xil gaar ah iska saarraan barashada suugaanta iyo qeybaheeda kala duwan.<\/h4>\n<h4>Ardaydii daraasaddaas ka faa\u2019iideysatay oo\u00a0 gaarayay in ka badan 100 arday ayaa si wanaagsan \u00a0uga mahad-celiyay Macallinkii bixinayay darsigaasi oo ahaa Dr. Afarx, waxayna tibaaxeen inay si fiican u qaateen daraasad cilmiyeedkii la siiyay.<\/h4>\n<h4>Madal aqooneedkaasi oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa gacan iyo garab waxaa ka gaystay Madasha Maan-kulan, waxaana madashaas\u00a0 daadihinayay Guddoomiyaha Madasha Maan-kulan Mukhtaar Reexaani.<\/h4>\n<h4>Hoolkii ay ka dhacaysay madashaas waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaanyo, Maxamed Bile Xaashi, Cabdulqaadir Shiikh Xakam iyo xubno kale oo ka mid ah masuuliyiinta Jaamacadda Kismaanyo iyo Saynab Xaaji Axmed (Ugbaad) oo ah Xoghaynta Guud ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1321\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1322\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0003-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0003-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0003-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0003-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0003.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1323\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0002-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0002-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0002-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0002-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0002.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1320\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0005-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0005-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0005-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0005.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1324\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0001-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0001-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0001-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0001-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0001.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madal aqooneed aad u qurux badan oo loogu\u00a0 tala-galay sidii ardayda Jaamacadda Kismaanyo loo siin lahaa daraasad cilmiyeed ku saabsan afka iyo hal-abuurkiisa\u00a0 ayaa \u00a013\/2\/2019, waxaa lagu qabtay magaalada Kismaanyo oo ah xarunta\u00a0 Maamul-goboleedka Jubbaland. Furitaankii madashaas ayaa hadal uu halkaas ka soo jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Md, Xersi Gaani waxa uu sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga \u00a0iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1321,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madal aqooneed aad u qurux badan oo loogu\u00a0 tala-galay sidii ardayda Jaamacadda Kismaanyo loo siin lahaa daraasad cilmiyeed ku saabsan afka iyo hal-abuurkiisa\u00a0 ayaa \u00a013\/2\/2019, waxaa lagu qabtay magaalada Kismaanyo oo ah xarunta\u00a0 Maamul-goboleedka Jubbaland. Furitaankii madashaas ayaa hadal uu halkaas ka soo jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Md, Xersi Gaani waxa uu sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga \u00a0iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-14T16:43:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-14T16:48:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa\",\"datePublished\":\"2019-02-14T16:43:06+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-14T16:48:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\"},\"wordCount\":294,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-14T16:43:06+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-14T16:48:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madal aqooneed aad u qurux badan oo loogu\u00a0 tala-galay sidii ardayda Jaamacadda Kismaanyo loo siin lahaa daraasad cilmiyeed ku saabsan afka iyo hal-abuurkiisa\u00a0 ayaa \u00a013\/2\/2019, waxaa lagu qabtay magaalada Kismaanyo oo ah xarunta\u00a0 Maamul-goboleedka Jubbaland. Furitaankii madashaas ayaa hadal uu halkaas ka soo jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Md, Xersi Gaani waxa uu sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga \u00a0iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-14T16:43:06+00:00","article_modified_time":"2019-02-14T16:48:45+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190214-WA0004.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa","datePublished":"2019-02-14T16:43:06+00:00","dateModified":"2019-02-14T16:48:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/"},"wordCount":294,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-14T16:43:06+00:00","dateModified":"2019-02-14T16:48:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-siisay-ardayda-jaamacadda-kismaayo-daraasad-cilmiyeed-ku-saabsan-afka-iyo-hal-abuurkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Siisay Ardayda Jaamacadda Kismaanyo Daraasad Cilmiyeed ku Saabsan Afka iyo Hal-abuurkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1319"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1319"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1327,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1319\/revisions\/1327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}