{"id":130,"date":"2018-02-03T12:52:22","date_gmt":"2018-02-03T12:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=130"},"modified":"2018-02-03T12:52:22","modified_gmt":"2018-02-03T12:52:22","slug":"macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"MACALLIN  SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">\u00a0Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga \u00a0Aga \u00a0ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay \u00a0leedahay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax ayaa lgu qabtay\u00a0 Xarunta AGA ee G\/Banaadir, hadal \u00a0uu halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Aga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inay Akadeemiyadu ku farxasan tahay booqashada uu Macallin Saciid\u00a0 ku yimid Xafiisyada AGA\u00a0 ee \u00a0Magaalada Muqdisho, isagoo dhinaca kale si cilmiyaysan uga warbixiyay isbadaladii ay soo martey Akadeemiyada, shaqooyinka ay qabato xarunta Aga ee Magaalada Muqdisho, qorshayaasha hor yaalo iyo dadaalka guud oo ay ugu jirto Ilaalinta iyo daryeelka Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Macallin Saciid Saalax Axmed oo isna \u00a0ka hadlay munaasabadaasi ayaa\u00a0 caddeeyay inuu la dhacsan yahay \u00a0\u00a0\u00a0sida walaaltinimada iyo saaxiibtinimada leh ee loogu soo dhaweeyay xarunta AGA ee Magaalada Muqdisho, wuxuuna ku nuux-nuuxsadey \u00a0madaxda Akadeemiyada AGA inuu ugu mahad naqayo sidii qiimaha laheyd ee ay u\u00a0 soo dhaweeyeen, \u00a0isagoo halkaasi ka balan qaaday inu sii xoojin \u00a0doono dadaalkii uu ugu jirey kor u qaadida afkeena Hooyo.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Saciid Saalax Axmed waa\u00a0 Macalllin iyo Abwaan si baahsan caan uga ah guud ahaan caalamka gaar ahaan gayiga ay degto Soomaalida, taariiq ahaan waxaa lagu xasuustaa suugaantii \u00a0uu tiriyay xillliyadii bariisamaadka, \u00a0heesahiisa ayaa intooda badan waxay ka hadlayeen qiimaha Waxbarashada maadama uu ahaa Gudoomiyihii Kooxda Iftin ee Wasaaraddii Waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga \u00a0Aga \u00a0ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay \u00a0leedahay Magaalada Muqdisho. Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax ayaa lgu qabtay\u00a0 Xarunta AGA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga \u00a0Aga \u00a0ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay \u00a0leedahay Magaalada Muqdisho. Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax ayaa lgu qabtay\u00a0 Xarunta AGA [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:52:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Macalin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:52:22+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:52:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\"},\"wordCount\":248,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:52:22+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:52:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"\u00a0Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga \u00a0Aga \u00a0ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay \u00a0leedahay Magaalada Muqdisho. Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax ayaa lgu qabtay\u00a0 Xarunta AGA [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:52:22+00:00","og_image":[{"width":800,"height":600,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Macalin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO.","datePublished":"2018-02-03T12:52:22+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:52:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/"},"wordCount":248,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/","name":"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:52:22+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:52:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-axmed-oo-booqday-xarunta-aga-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MACALLIN SACIID SAALAX AXMED OO BOOQDAY XARUNTA AGA EE MUQDISHO."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":132,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130\/revisions\/132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}