{"id":1288,"date":"2019-02-12T15:26:11","date_gmt":"2019-02-12T15:26:11","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1288"},"modified":"2019-02-12T15:28:33","modified_gmt":"2019-02-12T15:28:33","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo"},"content":{"rendered":"<h4>Wafdigii ka socotey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), oo maalmahan booqashada \u00a0ku joogey magaalada Kismaanyo, uuna hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyada, Prof Maxamed Daahir \u00a0Afrax, ayaa maanta booqday dugsiyo ka mid ah kuwa ku yaalla Magaalo xeebeedka gobolka J\/Hoose ee Kismaanyo oo ah magaalo-madaxda Jubballand.<\/h4>\n<h4>Booqashadaasi waxay qayb ka ahayd barnaamijka \u201cSahanka Dugsiyada\u201d kaas oo ka mid ah qorshe-hawleedka AGA ku tala-gashay sannadkan 2019 inay ku xoojiso wada-shaqaynta ay la leedahay bahda waxbarashada.<\/h4>\n<h4>\u00a0Ujeedka booqashada dugsiyada,\u00a0 oo ka soo ka bilaabantay kuwa caasimadda Muqdisho, waa in ardayda, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada loo kuurgalo sida uu mid kasta ka yahay heerka tixgalinta ay siiyaan baridda iyo barashada Af-Soomaaliga iyo suugaantiisa. Ujeedka labaadna waa in bahda waxbarashada lagu baraarujiyo qiimaha afkooda hooyo laguna boorriyo inay siiyaan tixgalinta uu mudan yahay.<\/h4>\n<h4>Magaalada Kismaanyo dugsigii ugu horreeyey ee ay booqdeen Guddoomiye Afrax iyo wafdigiisu wuxuu ahaa dugsiga Maxamed Jaamac.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax, oo hadal xog-warran iyo dardaaran isugu jira ka jeediyey dugsigaas uu saakay booqday, ayaa ku nuux-nuuxsaday qiimaha waxbarashada iyo kaalinta bahda dugsiyada, Waxaana uu Dr Afrax ardayda Dugsiga Maxamed Jaamac u sheegay dugsigoodu in uu yahay goobtii ugu horreysey ee asagoo da\u2019yar uu shaqo ka bilaabay, asagoo macallin ka noqday dugsigaas.<\/h4>\n<h4>Booqashada dugsiyada waxaa looga gol-leeyahay ama ay ka qayb ka tahay ololaha horumarinta Afka Hooyo iyo hal-abuurkiisa, kaas oo ka mid ah tallaabooyinka Akadeemiyadu ku meel-marinayso hal-ku-dheggeeda ah \u201c<strong><em>Hadafkayagu waa hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa<\/em><\/strong>\u201d.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1296\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1289\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0030-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0030-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0030-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0030-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0030.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1292\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0005-767x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0005-767x1024.jpg 767w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0005-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0005-768x1025.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0005.jpg 809w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1291\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0003-767x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0003-767x1024.jpg 767w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0003-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0003-768x1025.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0003.jpg 809w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1293\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0010-767x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0010-767x1024.jpg 767w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0010-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0010-768x1025.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0010.jpg 809w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1294\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0006-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0006-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0006-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0006-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0006.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1295\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0022-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0022-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0022-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0022-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0022.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii ka socotey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), oo maalmahan booqashada \u00a0ku joogey magaalada Kismaanyo, uuna hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyada, Prof Maxamed Daahir \u00a0Afrax, ayaa maanta booqday dugsiyo ka mid ah kuwa ku yaalla Magaalo xeebeedka gobolka J\/Hoose ee Kismaanyo oo ah magaalo-madaxda Jubballand. Booqashadaasi waxay qayb ka ahayd barnaamijka \u201cSahanka Dugsiyada\u201d kaas oo ka mid ah qorshe-hawleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1296,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdigii ka socotey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), oo maalmahan booqashada \u00a0ku joogey magaalada Kismaanyo, uuna hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyada, Prof Maxamed Daahir \u00a0Afrax, ayaa maanta booqday dugsiyo ka mid ah kuwa ku yaalla Magaalo xeebeedka gobolka J\/Hoose ee Kismaanyo oo ah magaalo-madaxda Jubballand. Booqashadaasi waxay qayb ka ahayd barnaamijka \u201cSahanka Dugsiyada\u201d kaas oo ka mid ah qorshe-hawleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-12T15:26:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-12T15:28:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"809\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo\",\"datePublished\":\"2019-02-12T15:26:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-12T15:28:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\"},\"wordCount\":245,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-12T15:26:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-12T15:28:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wafdigii ka socotey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), oo maalmahan booqashada \u00a0ku joogey magaalada Kismaanyo, uuna hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyada, Prof Maxamed Daahir \u00a0Afrax, ayaa maanta booqday dugsiyo ka mid ah kuwa ku yaalla Magaalo xeebeedka gobolka J\/Hoose ee Kismaanyo oo ah magaalo-madaxda Jubballand. Booqashadaasi waxay qayb ka ahayd barnaamijka \u201cSahanka Dugsiyada\u201d kaas oo ka mid ah qorshe-hawleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-12T15:26:11+00:00","article_modified_time":"2019-02-12T15:28:33+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":809,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190212-WA0016.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo","datePublished":"2019-02-12T15:26:11+00:00","dateModified":"2019-02-12T15:28:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/"},"wordCount":245,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-12T15:26:11+00:00","dateModified":"2019-02-12T15:28:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-booqatay-dugsiyo-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Booqatay Dugsiyo ku yaal Magaalada Kismaanyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1288"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1288"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1299,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1288\/revisions\/1299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}