{"id":1276,"date":"2019-02-11T16:00:56","date_gmt":"2019-02-11T16:00:56","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1276"},"modified":"2019-02-12T07:06:05","modified_gmt":"2019-02-12T07:06:05","slug":"jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed\u00a0 ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa Diyaar-garow aad u ballaarran ugu jiro qabashada xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ku asteysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Prof. \u00a0C\/qaadir Ruumi \u00a0oo ka mid ah Guddiga qaban-qaabada munaasabadda maalinta afka hooyo ee \u00a0UK ayaa sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga iyo bulshada Soomaaliyeed ee dalka \u00a0Ingiriiska \u00a0inay u socdaan shirrar looga wada tashanayo sidii la isaga kaashan lahaa qabashada xuskaas, waxaana uu tibaaxay in xuska sannadkaan uu yahay mid qiimo badan u leh ummadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaas.<\/h4>\n<h4>\u00a0\u201cXafaladda weyn ee loogu tala-galay xuska 21-ka Febraayo waxaa lagu soo bandhiggi doonaa muhiimada uu leeyahay afka Soomaaliga, waxaana munaasabaddaas laga soo jeedin doonaa warbixinno ka hadlayo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedku \u00a0ugu jirto daryeelka afka hooyo\u201d ayuu yiri Prof. Ruumi oo intaasi raaciyay in sidoo kale \u00a0munaasabaddaas lagu soo bandhiggi doono gabayo, murti \u00a0iyo buuggaag qeyb ka noqon doono xuska 21-ka Febraayo.<\/h4>\n<h4>Prof. Ruumi \u00a0ayaa caddeeyay in afku uu yahay mid ka mid ah Tiirarka Midnimada ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu carrabka ku dhuftay inuu bulshada u soo jeedinayo in la qaddariyo Afkeenna hooyo oo uu ku tilmaamay inuu yahay astaanta lagu garto shacbiga wadankeena, isaga oo intaas ku darey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga inay u taagan tahay\u00a0 sidii\u00a0 uu afka Soomaaliga u gaari lahaa horumar, isla markaana uu u noqon lahaa \u00a0nabad-side wallaaleeya qowmiyadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo u xil saarran daryeelka, illaalinta iyo hiilka \u00a0afka Soomaaliga ayaa sannad kasta waxay maamuustaa xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, waxayna munaasabaddo lagu xusayo maalintaas\u00a0 ku kala dhigtaa \u00a0dalka gudahiisa iyo dibaddiisa.<\/h4>\n<h4>Sannadkii 1999 ayaa Shir-weynihii guud ee laanta u qaabilsan Qaramada Midoobay dhinacyada \u00a0Waxbarashada, Cilmi-baarista iyo Dhaqanka ee UNESCO \u00a0waxay \u00a0go\u2019aamisay in 21 Febraayo loo aqoonsado maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1279\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/36762835_1295364963932073_3618628101430312960_n.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"746\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/36762835_1295364963932073_3618628101430312960_n.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/36762835_1295364963932073_3618628101430312960_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/36762835_1295364963932073_3618628101430312960_n-300x300.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1277\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51558888_1475843609217540_50432833134526464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51558888_1475843609217540_50432833134526464_n.jpg 679w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51558888_1475843609217540_50432833134526464_n-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1282\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n-768x434.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed\u00a0 ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa Diyaar-garow aad u ballaarran ugu jiro qabashada xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ku asteysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo. Prof. \u00a0C\/qaadir Ruumi \u00a0oo ka mid ah Guddiga qaban-qaabada munaasabadda maalinta afka hooyo ee \u00a0UK ayaa sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga iyo bulshada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1282,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed\u00a0 ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa Diyaar-garow aad u ballaarran ugu jiro qabashada xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ku asteysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo. Prof. \u00a0C\/qaadir Ruumi \u00a0oo ka mid ah Guddiga qaban-qaabada munaasabadda maalinta afka hooyo ee \u00a0UK ayaa sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga iyo bulshada Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-11T16:00:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-12T07:06:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2019-02-11T16:00:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-12T07:06:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":310,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-11T16:00:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-12T07:06:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed\u00a0 ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa Diyaar-garow aad u ballaarran ugu jiro qabashada xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ku asteysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo. Prof. \u00a0C\/qaadir Ruumi \u00a0oo ka mid ah Guddiga qaban-qaabada munaasabadda maalinta afka hooyo ee \u00a0UK ayaa sheegay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka Aga iyo bulshada Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-11T16:00:56+00:00","article_modified_time":"2019-02-12T07:06:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":542,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/46655312_1416064001862168_5722407966112481280_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo","datePublished":"2019-02-11T16:00:56+00:00","dateModified":"2019-02-12T07:06:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":310,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-11T16:00:56+00:00","dateModified":"2019-02-12T07:06:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaalliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-ingiriiska-oo-diyaar-garow-weyn-ugu-jirto-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kaashanaysa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska oo Diyaar-garow ugu Jiro Xuska Maalinta Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1276"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1276"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1287,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1276\/revisions\/1287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}