{"id":127,"date":"2018-02-03T12:43:27","date_gmt":"2018-02-03T12:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=127"},"modified":"2018-02-20T06:38:44","modified_gmt":"2018-02-20T06:38:44","slug":"gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA  OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa\u00a0 ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal u halkaasi ka soo jeediayay Gudoomiyaha Aqalka Sare Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi waxa uu sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay kulanka ay wada qaateen Gudoomiyaha\u00a0 Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga, waxaana uu caddeeyay inuu soo dhaweynayo dadaalka ay Akadeemiyadu ugu jirto daryeelka afkeena hooyo, isagoo balan qaaday inuu u hawl gali doono sidii uu gacan uga gaysan lahaa horumarinta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo isna madashaasi ka hadlaya ayaa ka sheekeeyay taariikhda iyo waxqabadka Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga {Aga}, waxaana uu carabka ku dhuftay in hadafka Akadeemiyadu uu yahay sidii afka Soomaaliga halista looga badbaadin lahaa, adeegsigiisana loo sixi lahaa, iyadoo laga dhiganayo nabad side\u00a0 walaaleeye Soomaalida.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Kulankaasi ay labbadda Gudoomiye wada yeesheen ayaa gaba-gabadiisii waxaa la isku waafaqey in loo wada guntado daryeelka afka hooyo, waxaana lagu balamay in la joogteeyo kulamada caynkaan oo kale ah si mar walba isha loogu hayo halka uu marayo dadaalka ku aadan horumarinta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Munaasabadii kulanakaasi oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Md, Abshir\u00a0 Buqaari iyo masuliyiin kale.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-165\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544.jpg\" alt=\"\" width=\"4128\" height=\"3096\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544.jpg 4128w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 4128px) 100vw, 4128px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa\u00a0 ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga. Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal u halkaasi ka soo jeediayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa\u00a0 ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga. Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal u halkaasi ka soo jeediayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:43:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-02-20T06:38:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:43:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-20T06:38:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":254,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:43:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-20T06:38:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa\u00a0 ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga. Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal u halkaasi ka soo jeediayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:43:27+00:00","article_modified_time":"2018-02-20T06:38:44+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20170221_124544-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO.","datePublished":"2018-02-03T12:43:27+00:00","dateModified":"2018-02-20T06:38:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/"},"wordCount":254,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/","name":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:43:27+00:00","dateModified":"2018-02-20T06:38:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aqalka-sare-ee-soomaaliya-iyo-gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-oo-ka-wada-hadlay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127\/revisions\/164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}