{"id":1262,"date":"2019-02-10T18:43:47","date_gmt":"2019-02-10T18:43:47","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1262"},"modified":"2019-02-10T18:53:07","modified_gmt":"2019-02-10T18:53:07","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<h4>Wafdi ka socdey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyaha Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa gaarey magaalada Kismaayo oo ah \u00a0magaala-madaxda Dowlad-goboleedka Jubbaland.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha, oo halkaas ku tagey marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay maamulka iyo xarumaha aqoonta ee Jubbaland, waxaa gagida diyaaradaha si aad u diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirro ka tirsan maamulka Jubbaland, sida Wasiirka Dastuurka iyo Federaalaynta, Mudane Axmed Xasan, Madaxda Jaamacadda Kismaayo iyo madaxda ururrada qalinleyda iyo bahda dhaqanka iyo qoraalka sida Dalladda Maan-kulan.<\/h4>\n<h4>Erayo soo dhaweyn ah ka dib Guddoomiyuhu wuxuu hadal kooban saxaafadda ku siiyey qolka martida (VIP)\u00a0 ee gagida diyaaradaha. Wuxuuna hadalkiisa \u00a0ku bilaabay sida uu ugu faraxsan yahay booqashada Kismaayo muddo dheer ka dib. Wuxuu ka mahad celiyey martiqaadka iyo soo dhaweyntii diirranayd ee reer Jubbaland.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha oo hadlakiisa sii wata ayaa \u00a0tibaaxay maalmaha yar ee uu halkaas joogo in uu Jaamacaddaha iyo bahda aqoonta la wadaagi doono muxaadarado iyo aqoon-wadaag.<\/h4>\n<h4>Ujeeddooyinka kale ee booqashada Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka \u00a0iyo wafdigiisa waxaa ka mid ah in la hirgaliyo laan ay AGA ku yeelato Kismaayo iyo in uu reer Jubbaland kala xaajoodo sidii loogu guntan lahaa baraarug lagu horumarinayo dhaqanka, aqoonta iyo AfSoomaaliga.Taasoo looga faaii\u2019deysanyo munaasabadda soo dhow ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, 21ka bishan labaad.<\/h4>\n<h4>\u00a0Munaasabaddaas ayaa \u00a0sannadkan ku soo beegantay go\u2019aan ka soo baxay \u00a0Golaha loo Dhan yahay ee Qarammada Midoobey oo 1dii bishaan fadhi ku yeeshay New York, kaasi oo \u00a0ku baaqay \u00a0in sannadkan loo aqoonsado <strong><em>Sannadka Caalamiga ah ee Afafka Hooyo, <\/em><\/strong>halku dhegna looga dhigay \u201cIndigenous Languages matter for development, Peace and Reconciliation\u2019<\/h4>\n<h4>Akadeemiyada AGA-na iyada oo halku dhegaas ka shidaal-qaadanaysa ayay xafladaha ay ku xusi doonto munaasabaddaas waxay halku dheg uga dhigtay \u2018<em>Afka hooyo waa furaha horumarinta iyo heshiisiinta bulshada\u2019<\/em>.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1263\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1264\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1265\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0013-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0013-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0013-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0013-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0013.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1269\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0009-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0009-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0009-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0009-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0009.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1268\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0010-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0010-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0010-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0010-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0010.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1267\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0011-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0011-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0011-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0011-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0011.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1270\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0004-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0004-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0004.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1271\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0001-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0001-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0001-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0001-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0001.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1272\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0015-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0015-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0015-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0015-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0015.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4>Warkaan waxaa magaalada Kismaanyo ka soo dirtay<\/h4>\n<h4>Xogheynta guud ee AGA Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad)<\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socdey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyaha Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa gaarey magaalada Kismaayo oo ah \u00a0magaala-madaxda Dowlad-goboleedka Jubbaland. Guddoomiyaha, oo halkaas ku tagey marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay maamulka iyo xarumaha aqoonta ee Jubbaland, waxaa gagida diyaaradaha si aad u diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirro ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[7,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdi ka socdey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyaha Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa gaarey magaalada Kismaayo oo ah \u00a0magaala-madaxda Dowlad-goboleedka Jubbaland. Guddoomiyaha, oo halkaas ku tagey marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay maamulka iyo xarumaha aqoonta ee Jubbaland, waxaa gagida diyaaradaha si aad u diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirro ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-10T18:43:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-10T18:53:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo\",\"datePublished\":\"2019-02-10T18:43:47+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-10T18:53:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\"},\"wordCount\":315,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"kaydka\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-10T18:43:47+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-10T18:53:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wafdi ka socdey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiyaha Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa gaarey magaalada Kismaayo oo ah \u00a0magaala-madaxda Dowlad-goboleedka Jubbaland. Guddoomiyaha, oo halkaas ku tagey marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay maamulka iyo xarumaha aqoonta ee Jubbaland, waxaa gagida diyaaradaha si aad u diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirro ka tirsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-10T18:43:47+00:00","article_modified_time":"2019-02-10T18:53:07+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0006.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo","datePublished":"2019-02-10T18:43:47+00:00","dateModified":"2019-02-10T18:53:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/"},"wordCount":315,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["kaydka","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-10T18:43:47+00:00","dateModified":"2019-02-10T18:53:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-si-aad-u-diirran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo si aad u Diirran Loogu soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1262"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1262"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1275,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1262\/revisions\/1275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}