{"id":125,"date":"2018-02-03T12:42:20","date_gmt":"2018-02-03T12:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=125"},"modified":"2018-02-03T12:42:20","modified_gmt":"2018-02-03T12:42:20","slug":"gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY  QORLAAKA  BUUGGAAGTA."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka\u00a0 AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo isla markaana uu dhiiiri galinaayo dhallinyarada xiisaynaysa qoraalka, aqriska iyo soo saarista buuggaagta, waxaana uu balan qaaday inuu u hawl galayo sidii uu\u00a0 gacan u siin lahaa cid kasta oo ku hawlan arimahaasi.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">&#8220;Da&#8217;yarta dadaalaysa qaar ka mid ah qoraalladooda in l atayeeyo ayay u baahan yihiin, tayeyntu waxay u baahan tahay \u00a0dadaal badan oo ku imaan karta aqris badan, tababbarro iyo tifaf-tirid ay la kaashadaan ciddii lalala kaashan karo, Eraygaas aan sheegay yaan loo qaadan dhaliil ee ha loo qaato dhiirri-galin iyo sii hagaajinta qoraalka &#8221; ayuu yiri Prof. Afrax oo Dhanka kale sheegay in \u00a0masuuliinta iyo xarumaha Waxbarashada \u00a0looga baahan yahay inay xil iska saaraan tababbar-siinta da&#8217;yartaasi.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Hadalkaan ayaa gudoomiye aga waxa uu u jeediayay qaar ka mid ah dhallinyarada soomalaiyeed ee hibada u leh fanka qoraalka iyo wax curinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka\u00a0 AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo isla markaana uu dhiiiri galinaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka\u00a0 AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo isla markaana uu dhiiiri galinaayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/download-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:42:20+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:42:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\"},\"wordCount\":191,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:42:20+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:42:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka\u00a0 AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo isla markaana uu dhiiiri galinaayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:42:20+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/download-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA.","datePublished":"2018-02-03T12:42:20+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:42:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/"},"wordCount":191,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/","name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:42:20+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:42:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliiga-oo-iftiimayay-qiimaha-uu-leeyahay-qorlaaka-buuggaagta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125\/revisions\/126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}