{"id":1230,"date":"2019-02-07T08:00:27","date_gmt":"2019-02-07T08:00:27","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1230"},"modified":"2019-02-07T13:40:14","modified_gmt":"2019-02-07T13:40:14","slug":"fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/","title":{"rendered":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY"},"content":{"rendered":"<h4>Waqti aad u fog oo ku astaysan 1987-kii, ayay soo baxday daabacaaddiisii u horreysay. Maxamed Afrax, oo ah qoraa Eebbe mihnad qoraanimo iyo af hodan ku galladay, ayaa buuggan qoristiisa ku fara yaraystay.<\/h4>\n<h4>Runtii, waa buug akhristaha dhex gaynaya, adduunyada la-yaabka leh ee hal abuurka iyo wax curinta, far murdisadana usoo daraya, miidda iyo macaanka suugaanta soomaaliyeed \u00a0leedahay.<\/h4>\n<h4>Waxaan aad ula dhacay, qaabka uu qoraagu u lafa gurayo, oo uu u faaqidayo, riwaaydaha iyo guud ahaanba fan masraxeedka Soomaalida.<\/h4>\n<h4>Waxaan si ikhtiyaarkey ah ugu soo jeedin lahaa qalin maalka Soomaaliyeed, inay cilmi baarisyo kala duwan ka sameeyaan; dhaqanka, afka, suugaanta, iyo wax kastoo dunteenna iyo Soomaalinimadeenna ku lug leh. Ogoow asalnimadeenna oo aynu dhowrnaahi, waa jiritaankeenna oo aynu xoojinaaye.<\/h4>\n<h4>Cimri dheer iyo caafimad qab baan Eebbe kaaga rajaynayaa, Dr. Maxamed Daahir Afrax. Waar, oo waayo badan sii joog!<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1229\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/50324529_2297733310502788_8044516042245931008_n.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/50324529_2297733310502788_8044516042245931008_n.jpg 480w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/50324529_2297733310502788_8044516042245931008_n-180x300.jpg 180w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n<h4>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaa Qorey:<\/h4>\n<h4>Maxamed Xasan Cabdirisaaq<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waqti aad u fog oo ku astaysan 1987-kii, ayay soo baxday daabacaaddiisii u horreysay. Maxamed Afrax, oo ah qoraa Eebbe mihnad qoraanimo iyo af hodan ku galladay, ayaa buuggan qoristiisa ku fara yaraystay. Runtii, waa buug akhristaha dhex gaynaya, adduunyada la-yaabka leh ee hal abuurka iyo wax curinta, far murdisadana usoo daraya, miidda iyo macaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1240,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waqti aad u fog oo ku astaysan 1987-kii, ayay soo baxday daabacaaddiisii u horreysay. Maxamed Afrax, oo ah qoraa Eebbe mihnad qoraanimo iyo af hodan ku galladay, ayaa buuggan qoristiisa ku fara yaraystay. Runtii, waa buug akhristaha dhex gaynaya, adduunyada la-yaabka leh ee hal abuurka iyo wax curinta, far murdisadana usoo daraya, miidda iyo macaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-07T08:00:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-07T13:40:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51354321_272375823652565_2952962768174579712_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"203\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"258\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY\",\"datePublished\":\"2019-02-07T08:00:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-07T13:40:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\"},\"wordCount\":155,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\",\"name\":\"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-07T08:00:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-07T13:40:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Waqti aad u fog oo ku astaysan 1987-kii, ayay soo baxday daabacaaddiisii u horreysay. Maxamed Afrax, oo ah qoraa Eebbe mihnad qoraanimo iyo af hodan ku galladay, ayaa buuggan qoristiisa ku fara yaraystay. Runtii, waa buug akhristaha dhex gaynaya, adduunyada la-yaabka leh ee hal abuurka iyo wax curinta, far murdisadana usoo daraya, miidda iyo macaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-07T08:00:27+00:00","article_modified_time":"2019-02-07T13:40:14+00:00","og_image":[{"width":203,"height":258,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51354321_272375823652565_2952962768174579712_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY","datePublished":"2019-02-07T08:00:27+00:00","dateModified":"2019-02-07T13:40:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/"},"wordCount":155,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/","name":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-07T08:00:27+00:00","dateModified":"2019-02-07T13:40:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/fan-masraxeedka-soomaalida-waa-buug-si-cilmiyaysan-loogu-faaqiday-riwaado-caan-baxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"FAN MASRAXEEDKA SOOMAALIDA WAA BUUG SI CILMIYAYSAN LOOGU FAAQIDAY RIWAADO CAAN BAXAY"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1230"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1231,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1230\/revisions\/1231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}