{"id":123,"date":"2018-02-03T12:38:25","date_gmt":"2018-02-03T12:38:25","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=123"},"modified":"2018-02-03T12:38:25","modified_gmt":"2018-02-03T12:38:25","slug":"akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/","title":{"rendered":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Tababbar-xirfadeed\u00a0ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay\u00a0 Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida\u00a0 Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa \u00a0lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada Muqdisho.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Furitaankii munaasabaddaasi ayaa \u00a0Gudoomiyaha Xarunta Ifiye Md, Maxamed Cali Gurey \u00a0waxa uu \u00a0halkaasi ka soo jeediyay erayo kooban oo isugu jiray soo dhaweyn, \u00a0mahadnaq iyo ballan-qaad, Wuxuuna carrabka ku dhuftay inuu ku faraxsan yahay tababbarka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu \u00a0siinayso dhallinyarada \u00a0hal-abuurka leh, isagoo hoosta ka xarriiqay inay xaruntoodu\u00a0 diyaar u tahay \u00a0marti-galinta kulamada noocaan ah.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Furitaankaas ka dib\u00a0waxaa bilowday\u00a0 \u00a0bixinta tababbarkii ay qaadanayeen \u00a0dhallinyaradii nasiibka u heshay inay \u00a0ka faa&#8217;iidaystaan, Ugu horrayntii Prof. Mustafa C\/laahi Fayruus \u00a0ayaa wuxuu tilmaamay muhiimnimada qoraalka iyo sida uu uga duwan yahay hadalka kale, Wuxuuna ku cel-celiyay\u00a0 qoraa kasta in looga baahan yahay inuu ku dadaalo qurxinta qoraalkiisa.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Intaasi dabadeed waxaa cashar \u00a0aad u xiisa badan oo ku saabsanaa \u00a0Qoraalka Toolmoon (Wanaagsan) \u00a0halkaasi ku soo bandhigay Prof. Maxed Daahir Afrax, Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Wuxuuna tilmaamay in saminaarkani uu bilow u yahay tababbarro taxane ah oo loogu tala galay sidii\u00a0 sare loogu qaadi lahaa\u00a0 aqoon-xirfadeedka qalinleyda soo koraysa, isagoo da&#8217;yartaas ku guubaabiyay inay dadaal badan galiyaan tayaynta ama kor u qaadidda tayada qoraalada iyo hal-abuurka ay curinayaan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">&#8220;Hadalku wuxuu u kala baxaa Qawl iyo Qoraal ama Dhihid iyo Dhigid. Waa laba hab oo kala duwan ayna muhiim tahay in la garto dhinacyada badan ee ay ku kala duwan yihiin&#8221; ayuu yiri Prof. Afrax oo dhanka kale iftiimiyey Qoraanimadu inay tahay \u00a0farsamo ku taagan laba tiir oo kala ah Hibo iyo Barasho.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u00a0&#8220;Hibo waa tan uu qofku u dhasho iyo Barasho oo ah dadaal uu qofku u galo inuu barto xeerarka iyo xeeladaha lagu qurxiyo qoraalka, Is-kaashiga labadaas ayuu qofku ku noqon karaa qoraa la jeclaysto lagana faai&#8217;deysto, weliba lagu raaxaysto qoraalkiisa&#8221; ayuu mar kale yiri\u00a0\u00a0 Barfasoorku oo qeexay qaybaha uu u kala baxo qoraalku, isagoo intaasi raaciyay \u00a0in mustaqbalka qaybahaas mid kasta markeeda AGA ka bixin doonto casharro da&#8217;yarta lagu tababbari doono, idanka Eebbe.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Macalimiintii tababbarkaasi bixinaysay oo kala ahaa Prof. Afrax iyo Prof. Mustafa ayaa ka qeyb galayaashii tababbarkaasi uga jawaabay su&#8217;aalihii ay la wadaageen, iyagoo dhinaca kalana soo dhaweeyay talooyinkii ay bixinayeen dhllinyaradaasi, Tababbarkaasi oo intii uu socday aad loo jecleystay \u00a0ayaa \u00a0waxa uu ku soo gaba-gaboobay jawi aad u wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababbar-xirfadeed\u00a0ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay\u00a0 Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida\u00a0 Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa \u00a0lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa \u00a0Gudoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":101,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababbar-xirfadeed\u00a0ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay\u00a0 Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida\u00a0 Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa \u00a0lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa \u00a0Gudoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:38:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/afrax-kale.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:38:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:38:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\"},\"wordCount\":411,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\",\"name\":\"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:38:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:38:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Tababbar-xirfadeed\u00a0ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay\u00a0 Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida\u00a0 Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa \u00a0lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa \u00a0Gudoomiyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:38:25+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/afrax-kale.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA","datePublished":"2018-02-03T12:38:25+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:38:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/"},"wordCount":411,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/","name":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:38:25+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:38:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-qabatay-dhallinyarada-danaysa-hal-abuurka-qalinka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123\/revisions\/124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}