{"id":1218,"date":"2019-02-05T16:34:12","date_gmt":"2019-02-05T16:34:12","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1218"},"modified":"2019-02-06T07:12:59","modified_gmt":"2019-02-06T07:12:59","slug":"jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/","title":{"rendered":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa si kala gooni-gooni ah u kala gaarsiisay buugga Hal-door ee ka hadlayo Taariikh Nololeedkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Guddoomiyaha Guddigii\u00a0 qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali.<\/h4>\n<h4>Madaxa Waxbarashada iyo\u00a0 Munaasabaddaha Akadeemiye-Goboleedka Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin ayaa Guddoonsiiyay masuul ka socday Maktabadda Jaamacadda Muqdisho nuqlo ka mid ah buugga Haldoor, waxaana uu sheegay inuu rajaynayo ardayda Jaamacadda inay wax badan ka kororsan doonaan buuggaas dhaxal-galka ah.<\/h4>\n<h4>Dhinaca kale Madaxa Tiknoolajiyada Aga Eng. Axmed Faarax Saalax ayaa isna guddoonsiiyay nuqulo ka mid ah buugga Haldoor iyo qeybo ka mid ah Warsidaha Aga Guddoomiyaha Jaamacadda Badda Cas Md, Cabdullaahi Shiikh Xasan, waxaana munaasabaddaas \u00a0goob joog ka ahaa Nuur Salaad oo ah Masuulka Akadeemiyada Jaamacadda\u00a0 iyo\u00a0 Burhaan Maxamed Cali oo isna ah Hormuudka Kulliyada Shareecada.<\/h4>\n<h4>Horey ayaa buuggaasi loo gaarsiiyay Masuuliyiin kala duwan iyo qaar ka mid ah bahda Waxbarshada, Fanka, Qoraalka iyo Waxgarad kale oo aad u fara badan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1219\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions.jpg\" alt=\"\" width=\"920\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions.jpg 920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions-300x130.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions-768x334.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 920px) 100vw, 920px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1220\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190130-WA0000-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190130-WA0000-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190130-WA0000-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190130-WA0000-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190130-WA0000.jpg 1032w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1221\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51484494_558460514675886_6725881118672814080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51484494_558460514675886_6725881118672814080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51484494_558460514675886_6725881118672814080_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51484494_558460514675886_6725881118672814080_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1222\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52105046_586126111860192_8476326801440768000_n.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52105046_586126111860192_8476326801440768000_n.jpg 945w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52105046_586126111860192_8476326801440768000_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52105046_586126111860192_8476326801440768000_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa si kala gooni-gooni ah u kala gaarsiisay buugga Hal-door ee ka hadlayo Taariikh Nololeedkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Guddoomiyaha Guddigii\u00a0 qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Madaxa Waxbarashada iyo\u00a0 Munaasabaddaha Akadeemiye-Goboleedka Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin ayaa Guddoonsiiyay masuul ka socday Maktabadda Jaamacadda Muqdisho nuqlo ka mid ah buugga Haldoor, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1219,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa si kala gooni-gooni ah u kala gaarsiisay buugga Hal-door ee ka hadlayo Taariikh Nololeedkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Guddoomiyaha Guddigii\u00a0 qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Madaxa Waxbarashada iyo\u00a0 Munaasabaddaha Akadeemiye-Goboleedka Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin ayaa Guddoonsiiyay masuul ka socday Maktabadda Jaamacadda Muqdisho nuqlo ka mid ah buugga Haldoor, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-05T16:34:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-06T07:12:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door\",\"datePublished\":\"2019-02-05T16:34:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-06T07:12:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\"},\"wordCount\":165,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\",\"name\":\"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-05T16:34:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-06T07:12:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa si kala gooni-gooni ah u kala gaarsiisay buugga Hal-door ee ka hadlayo Taariikh Nololeedkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Guddoomiyaha Guddigii\u00a0 qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Madaxa Waxbarashada iyo\u00a0 Munaasabaddaha Akadeemiye-Goboleedka Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin ayaa Guddoonsiiyay masuul ka socday Maktabadda Jaamacadda Muqdisho nuqlo ka mid ah buugga Haldoor, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-05T16:34:12+00:00","article_modified_time":"2019-02-06T07:12:59+00:00","og_image":[{"width":920,"height":400,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Admissions.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door","datePublished":"2019-02-05T16:34:12+00:00","dateModified":"2019-02-06T07:12:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/"},"wordCount":165,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/","name":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-05T16:34:12+00:00","dateModified":"2019-02-06T07:12:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacaddo-ku-kala-yaalo-magaalooyinka-muqdisho-iyo-boosaaso-oo-la-gaarsiiyay-buugga-hal-door\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jaamacaddo ku kala Yaalo Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo la Gaarsiiyay Buugga Hal-door"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1218"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1218"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1226,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1218\/revisions\/1226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}