{"id":1210,"date":"2019-02-05T15:38:52","date_gmt":"2019-02-05T15:38:52","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1210"},"modified":"2019-02-05T15:44:08","modified_gmt":"2019-02-05T15:44:08","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka  Hibada Qoraalka"},"content":{"rendered":"<h4>Shir looga hadlayay sidii loo qaban lahaa Aqoon-wadaag ku saabsan xuquuq-dhawrka Milki Maskaxeedka Hibada Qoraalka ayna ka soo qeyb galeen Gudoonka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo \u00a0qaar ka mid ah xubnaha Akadeemiyadaas \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 5\/2\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir guddoominayay ayaa xubnaha Akadeemiyada la wadaagay hawlaha \u00a0horyaalo \u00a0sannadka 2019 ee la doonayo in wax laga qabto, waxaana uu sheegay inuu rajaynaayo in sannadkaan ay wax badan u qabsoomi doonaan Aga, isagoo ku ammaanay xubnaha Akadeemiyada sidii naf hurnimada laheyd ee ay ugu soo guuleysteen \u00a0shaqooyinkii \u00a0u qorsheysnaa sannadkii hore.<\/h4>\n<h4>Mar uu Guddoomiyaha Aga ka hadlayay Madasha soo socoto ee Aga oo la filayo in lagu gorfeyn doono dhawrida xuquuqda fekerka iyo baahida loo qabo sidii Sharci loogu sameyn lahaa ayaa caddeeyay in la soo gaarey xilligii \u00a0bulshada Soomaaliyeed lagu baraarujin lahaa illaalinta xuquuqda dhinaca fekerka, waxaan uu farey xubnaha Akadeemiyada in ay u hawl-galaan sidii loo qaban lahaa Aqoon-wadaagaas.<\/h4>\n<h4>\u00a0 Aqoon-wadaagaas \u00a0ku aadan \u00a0dhawrida xuquuqda fekerka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doono aqoonyahano kala duwan oo isugu jiri doono \u00a0Sharci yaqaano, Qorayaal,\u00a0 Hal-abuuro iyo Wakiilo ka socda bahda Waxbarashada, Fanka iyo qeybaha kale ee bulshada, waxaa lagu\u00a0 han-weyn yahay inuu noqdo mid wax badan laga faa iideysan doono.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1211\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1213\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0111-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0111-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0111-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0111-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1212\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0117-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0117-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0117-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0117-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir looga hadlayay sidii loo qaban lahaa Aqoon-wadaag ku saabsan xuquuq-dhawrka Milki Maskaxeedka Hibada Qoraalka ayna ka soo qeyb galeen Gudoonka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo \u00a0qaar ka mid ah xubnaha Akadeemiyadaas \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 5\/2\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir guddoominayay ayaa xubnaha Akadeemiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir looga hadlayay sidii loo qaban lahaa Aqoon-wadaag ku saabsan xuquuq-dhawrka Milki Maskaxeedka Hibada Qoraalka ayna ka soo qeyb galeen Gudoonka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo \u00a0qaar ka mid ah xubnaha Akadeemiyadaas \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 5\/2\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir guddoominayay ayaa xubnaha Akadeemiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-05T15:38:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-05T15:44:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka\",\"datePublished\":\"2019-02-05T15:38:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-05T15:44:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\"},\"wordCount\":218,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-02-05T15:38:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-05T15:44:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shir looga hadlayay sidii loo qaban lahaa Aqoon-wadaag ku saabsan xuquuq-dhawrka Milki Maskaxeedka Hibada Qoraalka ayna ka soo qeyb galeen Gudoonka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo \u00a0qaar ka mid ah xubnaha Akadeemiyadaas \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 5\/2\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir guddoominayay ayaa xubnaha Akadeemiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-02-05T15:38:52+00:00","article_modified_time":"2019-02-05T15:44:08+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0118-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka","datePublished":"2019-02-05T15:38:52+00:00","dateModified":"2019-02-05T15:44:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/"},"wordCount":218,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-02-05T15:38:52+00:00","dateModified":"2019-02-05T15:44:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-qabanayso-aqoon-wadaag-ku-saabsan-xuquuq-dhawrka-hibada-qoraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanayso Aqoon-wadaag ku Saabsan Xuquuq-dhawrka Hibada Qoraalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1210"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1210"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1216,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1210\/revisions\/1216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}