{"id":1185,"date":"2019-01-29T08:03:55","date_gmt":"2019-01-29T08:03:55","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1185"},"modified":"2019-01-29T13:44:23","modified_gmt":"2019-01-29T13:44:23","slug":"akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE"},"content":{"rendered":"<h4>Masuul sare oo ka mid ah maamulka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA) ayaa nuqulo ka mid ah buugga Haldoor waxa \u00a0uu guddoonsiiyay masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ee Dawlad Goboleedka Puntland.<\/h4>\n<h4>Madaxa Teknoolajiyada ee AGA Eng. Axmed Faarax Saalax ayaa shalay oo \u00a0taariikhdu ay ku beegneyd 28\/ 01\/ 2019 waxa uu nuqlo ka mid ah Buugga Haldoor iyo Warsidaha AGA uu guddoonsiiyay madaxa Maamulka Ardayda iyo diiwaan-galinta Jaamacadda PSU\u00a0 ee Garowe Md, Maxamed Axmed Maxamed.<\/h4>\n<h4>Hadal kooban uu halkaasi ka soo jeediyay Eng. Axmed Faarax ayaa sheegay inay Aga ku faraxsan tahay inay Jaamacadda PSU ay soo gaarsiiso qaar ka mid ah buugga Haldoor, waxaana uu ka sheekeeyay macluumaadka qiimaha badan ee uu xambaarsan yahay buuggaasi.<\/h4>\n<h4>Masuuliyiinta PSU oo iyaguna munaasabaddaasi ka hadlay ayaa sheegay inay Jaamacaddoodu wax badan ka faa\u2019iido doonto buuggaasi,\u00a0 iyaga oo dhan kale soo dhaweeyay dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka ugu jirto hiilka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Buugga Haldoor ayaa ka hadlaya Taariikh Nololeedkii iyo Dhaxal Cilmiyeedka Guddoomiyihii ugu horeeyay ee Guddigii Qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax, waxaana buuggaasi \u00a0soo saaray Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1186\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51018156_2463637873710534_6186906089309601792_n.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51018156_2463637873710534_6186906089309601792_n.jpg 717w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51018156_2463637873710534_6186906089309601792_n-224x300.jpg 224w\" sizes=\"(max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1188\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50771328_1125740527603242_2490462822677348352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50771328_1125740527603242_2490462822677348352_n.jpg 717w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50771328_1125740527603242_2490462822677348352_n-224x300.jpg 224w\" sizes=\"(max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1189\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51368779_1036500643208044_8622501074147737600_n.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51368779_1036500643208044_8622501074147737600_n.jpg 717w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51368779_1036500643208044_8622501074147737600_n-224x300.jpg 224w\" sizes=\"(max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuul sare oo ka mid ah maamulka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA) ayaa nuqulo ka mid ah buugga Haldoor waxa \u00a0uu guddoonsiiyay masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxa Teknoolajiyada ee AGA Eng. Axmed Faarax Saalax ayaa shalay oo \u00a0taariikhdu ay ku beegneyd 28\/ 01\/ 2019 waxa uu nuqlo ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1195,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masuul sare oo ka mid ah maamulka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA) ayaa nuqulo ka mid ah buugga Haldoor waxa \u00a0uu guddoonsiiyay masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxa Teknoolajiyada ee AGA Eng. Axmed Faarax Saalax ayaa shalay oo \u00a0taariikhdu ay ku beegneyd 28\/ 01\/ 2019 waxa uu nuqlo ka mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T08:03:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-29T13:44:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50800667_2245280142395147_1967376032688242688_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"483\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE\",\"datePublished\":\"2019-01-29T08:03:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-29T13:44:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\"},\"wordCount\":182,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-01-29T08:03:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-29T13:44:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Masuul sare oo ka mid ah maamulka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA) ayaa nuqulo ka mid ah buugga Haldoor waxa \u00a0uu guddoonsiiyay masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxa Teknoolajiyada ee AGA Eng. Axmed Faarax Saalax ayaa shalay oo \u00a0taariikhdu ay ku beegneyd 28\/ 01\/ 2019 waxa uu nuqlo ka mid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-01-29T08:03:55+00:00","article_modified_time":"2019-01-29T13:44:23+00:00","og_image":[{"width":483,"height":415,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50800667_2245280142395147_1967376032688242688_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE","datePublished":"2019-01-29T08:03:55+00:00","dateModified":"2019-01-29T13:44:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/"},"wordCount":182,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-01-29T08:03:55+00:00","dateModified":"2019-01-29T13:44:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-buuggaag-guddoonsiisay-jaamacadda-psu-ee-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO BUUGGAAG GUDDOONSIISAY JAAMACADDA PSU EE GAROWE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1185"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1185"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1196,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1185\/revisions\/1196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}