{"id":1175,"date":"2019-01-21T08:43:33","date_gmt":"2019-01-21T08:43:33","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1175"},"modified":"2020-09-29T17:15:29","modified_gmt":"2020-09-29T17:15:29","slug":"waa-maxay-cilmi-afeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/","title":{"rendered":"Waa maxay cilmi-afeed?"},"content":{"rendered":"<h4>Waxyaabaha \u00a0aan rajaynayo in aan halkan isku dhaafsanno waxay ahaan doonaan, hadduu Alle idmo, sida horayba laydin ku soo wargeliyay, in aan isdhaafsanno macluumaad guud oo ku saabsan farta iyo naxwaha af Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Haseyeeshe, qofka doonaya in uu sameeyo cilmibaaris afeed wuxuu u baahan yahay inuu daalacdo qoraallada faraha badan ee laga qoray naxwaha af Soomaaliga, laga soo billaabo 1849 ilaa maanta, oo ku qoran: af Ingiriiska, af Talyaaniga, af Jarmalka iyo af Fransiiska, laakiin fahamka qoraalladaas badankood way ku adkaanayaan qofka hadduusan wax ka aqoon culuunta adeegsiga cilmi-afeedka (linguistic).<\/h4>\n<h4>Cilmi-afeedku waa aqoon cilmi baariseed oo ballaaran, oo ka kooban maadooyin fara badan sida: cilmiga codadka (codaynta), sarfaha, dhismaha weerta, micnaha ereyada, taariikhda afka iwm. Waa duruus ka mid ah kuwa laga barto jaamacadaha, \u00a0gaar ahaan kulliyadaha afafka.<\/h4>\n<h4>Haddii aan si kale oo fudud u niraahno, afka lagu hadlo waxaan ku matali karnaa baabuur\/ gaari, qofka ku hadlana waa shufeerka baabuurka, cilmi-afeedyahankuna waa makaanikaha baabuurka, kaaso gabal gabal u yaqaan wax kastoo uu ka kooban yahay baabuurka iyo wax waxtarkoodu.<\/h4>\n<h4>Haddaba, haddaadan makaanika ahayn, noqo shufeer daryeela baabuurkiisa.<\/h4>\n<h4>F.G. Labada erey, baabuur iyo gaari, waa ereyo asalkoodi hore ka soo kala jeeda af Fransiiska iyo af Hindiga. Sidaas ay tahay, labadooduba waxay maanta ka mid yihiin ereyada Qaamuuska Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Xigasho<\/h4>\n<h4>Prof. cabdalla C. Mansuur<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxyaabaha \u00a0aan rajaynayo in aan halkan isku dhaafsanno waxay ahaan doonaan, hadduu Alle idmo, sida horayba laydin ku soo wargeliyay, in aan isdhaafsanno macluumaad guud oo ku saabsan farta iyo naxwaha af Soomaaliga. Haseyeeshe, qofka doonaya in uu sameeyo cilmibaaris afeed wuxuu u baahan yahay inuu daalacdo qoraallada faraha badan ee laga qoray naxwaha af [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[5],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxyaabaha \u00a0aan rajaynayo in aan halkan isku dhaafsanno waxay ahaan doonaan, hadduu Alle idmo, sida horayba laydin ku soo wargeliyay, in aan isdhaafsanno macluumaad guud oo ku saabsan farta iyo naxwaha af Soomaaliga. Haseyeeshe, qofka doonaya in uu sameeyo cilmibaaris afeed wuxuu u baahan yahay inuu daalacdo qoraallada faraha badan ee laga qoray naxwaha af [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-21T08:43:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-29T17:15:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50626217_2019295841440061_5946538227409092608_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Waa maxay cilmi-afeed?\",\"datePublished\":\"2019-01-21T08:43:33+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:15:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\"},\"wordCount\":217,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Cilmi Baaris\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\",\"name\":\"Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-01-21T08:43:33+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:15:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa maxay cilmi-afeed?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Waxyaabaha \u00a0aan rajaynayo in aan halkan isku dhaafsanno waxay ahaan doonaan, hadduu Alle idmo, sida horayba laydin ku soo wargeliyay, in aan isdhaafsanno macluumaad guud oo ku saabsan farta iyo naxwaha af Soomaaliga. Haseyeeshe, qofka doonaya in uu sameeyo cilmibaaris afeed wuxuu u baahan yahay inuu daalacdo qoraallada faraha badan ee laga qoray naxwaha af [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-01-21T08:43:33+00:00","article_modified_time":"2020-09-29T17:15:29+00:00","og_image":[{"width":600,"height":401,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50626217_2019295841440061_5946538227409092608_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Waa maxay cilmi-afeed?","datePublished":"2019-01-21T08:43:33+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:15:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/"},"wordCount":217,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Cilmi Baaris"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/","name":"Waa maxay cilmi-afeed? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-01-21T08:43:33+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:15:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waa-maxay-cilmi-afeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa maxay cilmi-afeed?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1175"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1175"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1179,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1175\/revisions\/1179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}