{"id":1166,"date":"2019-01-20T10:05:58","date_gmt":"2019-01-20T10:05:58","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1166"},"modified":"2019-01-20T10:32:07","modified_gmt":"2019-01-20T10:32:07","slug":"kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Maansada laamaheeda kala geddisan sida: gabayga, guurowga, geeraarka, jiiftada, buraanburka, saarka, iyo haltirinnada kale\u00a0 Jaad-tixeed waliba wuxuu leeyahay miisaan u gaar ah, oo ka baadi sooca qaybaha kale.<\/h4>\n<h4>Guud ahaan miisaanka maansada waxaa gundhig u ah tirinta shaqallada. Haltirin waliba waxay ku soohantaa shaqallo go\u2019an oo laysla ogyahay tiradooda. Sidaa daraadeed, jaad tixeed waliba miisaankiisu wuxuu ku xiran yahay hadba tirada shaqallada uu ku soohmo halbeegga maansoobidiisa.<\/h4>\n<h4>Miisaanka Beydka Gabayga. Beydka gabayga waxaa looga baahan yahay inuu ku dhisnaado 20 ama 21 shaqal. Wixii\u00a0 tiro intaa ka yar ama ka badan lehna ma noqon karaan meeris gabay oo quman. Tusaale ahaan aan u soo qaadanno dhowr meeris oo gabayo ka geddisan ku jira.<\/h4>\n<h4>Waa i-din-da-gaa-yaa kuf-ri-ga, \u00a0aad u dab-cey-saa-ne<\/h4>\n<h3>\u00a0(Sayid Maxamed Cabdille)<\/h3>\n<h4>Nin-kii a-ni-ga i-ga maar-mi ka-ra, \u00a0 u-ma mu-raad yee-sho<\/h4>\n<h3>\u00a0 \u00a0 \u00a0(Saahid Qamaan)<\/h3>\n<h4>Had-daad dhi-ma-to gee-ri-du mar-bey, \u00a0 no-lo-sha dhaan-taaye<\/h4>\n<h3>\u00a0 \u00a0 \u00a0 (Salaan Carrabey)<\/h3>\n<h4>Wal-lee i-na ra-gow ta-la ad-duun, \u00a0 \u00a0taa-da uun ma a-ha<\/h4>\n<h3>\u00a0 \u00a0 \u00a0 (Qamaan Bulxan)<\/h3>\n<h4>\u00a0Halkaa waxaa innoogu caddaaday in tirada shaqallada looga baahan yahay\u00a0 meeriska gabayga 20 ama 21 shaqal.\u00a0 Haddaba, gabayga aan miisaameyno beydadkiisu haddii ay ku salaysnaan waayaan jaangooyada tirada shaqallada looga baahan yahay meeriskiisa, waxaa innoo caddaanaysa in aanu gabay ahayn oo uu yahay jaad tixeed kale.<\/h4>\n<h4>Miisaanka baydka buraanburka. Buraanburku waa jaad tixeed ka mid ah maansada, waxaana caan ku ah inta badan tirintiisa dumarka. Meeriska buraanburku wuxuu ka kooban yahay laba dhud oo kala dheer. Dhudda hore waa 10 shaqal, dhudda dambena waa 8 shaqal, Mar mar dhif ah ayaa dhudda hore 11 shaqal noqotaa.<\/h4>\n<h4>\u00a0 Tusaaleyaal aan soo qaadano:<\/h4>\n<h4>Ga-ba-dhu waa Faa-du-moo, \u00a0 wiilka waa Maxamed<\/h4>\n<h4>In-taa-daan cad-daan ca-biid, \u00a0baanu wada aheyn<\/h4>\n<h4>Socdaal kii jiray Soo-, \u00a0maa-li kii maq-naa<\/h4>\n<h4>Calool nugulaa carruur-, \u00a0tay-da aab-ba-hood.<\/h4>\n<h4>Haddaba isku soo wada duuboo guud ahaan haltiirinnada maansada laamaha kale ee harey, jaad tixeed waliba\u00a0 wuxuu leeyahay miisaan u gooniya oo uu kaga soocan yahay badaha kale ee maansada. Tusaale ahaan sida aan ku soo arragney gabayga iyo buraanburka ee aan soo faahfaahinay ayaad ka tiixraaci kartaa jaadadka kale ee maansada.<\/h4>\n<h3>W\/D: Cabdulaahi Cabdi Aadan (Gacanka )<\/h3>\n<h3>E-Mail: gacankalfle@gmail.com<\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maansada laamaheeda kala geddisan sida: gabayga, guurowga, geeraarka, jiiftada, buraanburka, saarka, iyo haltirinnada kale\u00a0 Jaad-tixeed waliba wuxuu leeyahay miisaan u gaar ah, oo ka baadi sooca qaybaha kale. Guud ahaan miisaanka maansada waxaa gundhig u ah tirinta shaqallada. Haltirin waliba waxay ku soohantaa shaqallo go\u2019an oo laysla ogyahay tiradooda. Sidaa daraadeed, jaad tixeed waliba miisaankiisu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":916,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maansada laamaheeda kala geddisan sida: gabayga, guurowga, geeraarka, jiiftada, buraanburka, saarka, iyo haltirinnada kale\u00a0 Jaad-tixeed waliba wuxuu leeyahay miisaan u gaar ah, oo ka baadi sooca qaybaha kale. Guud ahaan miisaanka maansada waxaa gundhig u ah tirinta shaqallada. Haltirin waliba waxay ku soohantaa shaqallo go\u2019an oo laysla ogyahay tiradooda. Sidaa daraadeed, jaad tixeed waliba miisaankiisu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-20T10:05:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-20T10:32:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/thumbnail_5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2019-01-20T10:05:58+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-20T10:32:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":338,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-01-20T10:05:58+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-20T10:32:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maansada laamaheeda kala geddisan sida: gabayga, guurowga, geeraarka, jiiftada, buraanburka, saarka, iyo haltirinnada kale\u00a0 Jaad-tixeed waliba wuxuu leeyahay miisaan u gaar ah, oo ka baadi sooca qaybaha kale. Guud ahaan miisaanka maansada waxaa gundhig u ah tirinta shaqallada. Haltirin waliba waxay ku soohantaa shaqallo go\u2019an oo laysla ogyahay tiradooda. Sidaa daraadeed, jaad tixeed waliba miisaankiisu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-01-20T10:05:58+00:00","article_modified_time":"2019-01-20T10:32:07+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/thumbnail_5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed","datePublished":"2019-01-20T10:05:58+00:00","dateModified":"2019-01-20T10:32:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/"},"wordCount":338,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/","name":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-01-20T10:05:58+00:00","dateModified":"2019-01-20T10:32:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kaalinta-shaqalku-ku-leeyahay-miisaanka-maansada-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kaalinta Shaqalku ku Leeyahay Miisaanka Maansada Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1166"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1166"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1174,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1166\/revisions\/1174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}