{"id":1162,"date":"2019-01-15T16:06:42","date_gmt":"2019-01-15T16:06:42","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1162"},"modified":"2019-01-15T16:06:42","modified_gmt":"2019-01-15T16:06:42","slug":"waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/","title":{"rendered":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018"},"content":{"rendered":"<h4>Haddaynu milicsano xaaladdii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee sannadkii\u00a0 dhammaaday ee 2018, waxaa noo muuqanaysa in uu ka mid ahaa kuwii ugu muhiimsanaa \u00a0taariikhdeeda. Tusaale ahaan wuxuu ahaa:<\/h4>\n<h4>&#8211;Sannad\u00a0 ay Akadeemiyadu ku guulaysatay waxqabad dhaxalgal ah, dhanka kalena ay ka hor yimaadeen caqabado iyo imtixaanno aan fududayn.<\/h4>\n<h4>&#8211;Sannadkii ay shan jirsatay AGA.<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8212; Sannad ay markii ugu horreysey, muddo aan yarayn ka dib, Dawladda Federaalka Soomaaliya miisaaniyadda qaranka ku dartay qoondadii kaga soo hagaagtay dhismaha xarunta Akadeemiye-Goboleedka ee Muqdisho.<\/h4>\n<h4>&#8211;Sannadkii ugu horreeyey ee uu mid ka mid ah saddexda masuul ee ugu sarraysa Dawladda Soomaaliya (Ra\u2019iisul-wasaare Xasan Cali Khayrre) ficil la taaban karo ku muujiyey taageeridda Akadeemiye-Goboleedka iyo qaddiyadda ay u taagan tahay ee ah daryeelka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Dhinacyada kala duwan ee kor ku xusan haddaan ku bilowno dhanka waxqabadka iyo guulaha AGA ka soo hoysay, tusaale ahaan waxaa ka mid ah:<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8211;Waxay daahfurtay warside si joogta ah u soo baxa oo xambaarsan xog iyo aqoon kala duwan (Warsidaha AGA); \u00a0&#8211;Waxay joogtaysay soo saaridda taxane cilmiyeedkii sannadlaha ahaa ee \u2018Darsidda Afka iyo Suugaanta Soomaalida\u2019, waxayna sannadkan soo saartay buuggii labaad oo magaciisu yahay \u2018Hal-door: TaariikhNololeedkii iyo Dhaxal-Cilmiyeedkii Shariif Saalax Maxamed Cali\u2019;<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8212; Waxay qaban-qaabisay fagaarayaal lagu xusay maalmaha caalamiga ah ee xiriirka la leh hadafka AGA; sida Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, oo la qabtay 21 Feb. 2018, iyo Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo Xuquuqda Halabuurka oo la xusay 23 Abril 2018;<\/h4>\n<h4>&#8212; Waxay \u00a0daahfurtay Dagalka Internet-ka ee AGA (website) kaas oo noqday hoy hodan ku ah xog fara badan iyo aqoon xiisa leh ;<\/h4>\n<h4>&#8211;Waxaa la sii hodanayeeyey bogga facebook-ga oo noqday xusuus-qorka AGA;<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8212; Waxaa la abuuray madal-aqooneed si joogtaysan loogu kulmiyo bahda afmaalka, suugaanleyda, qalinleyda, dhaqan-jecesha iyo guud ahaan bahda aqoonta;<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8212; Waxay qabatay tababbarro taxane ah oo lagu magacaabay \u201cTababbar-xirfadeedka Qoraal-curinta Toolmoon\u201d kaas oo xeeldheerayaasha Akadeemiyadu \u00a0kor ugu qaadayeen aqoon-xirfadeedda da\u2019yarta hibada u leh qoraalka iyo hal-buurnimada, siiba xubnaha naadiyada akhriska iyo qoraalka iyo ardayda jaamacadaha, ayna ka faai\u2019deysteen tiro ka badan 200;<\/h4>\n<h4>&#8212; Waxay AGA sannadkan kor u sii qaadday u ololayntii iyo wacyigalintii ku wajahnayd hiilka afka hooyo iyo horumarinta adeegsigiisa, annagoo adeegsanayna warbaahinta Soomaalida iyo mid caalami ahba; &#8211;Waxay AGA iska xilsaartay lafagurka buugaagta cusub iyo jahaynta qalinleyda soo koraysa.<\/h4>\n<h4>&#8211;Waxaa la qabtay xaflad weyn oo lagu maamuusayey 5-Guuradadii dhalashada AGA.<\/h4>\n<h4>\u00a0&#8211;Waxaa la diyaariyay filin-taariikheed soo koobaya waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka. Akadeemiye-Goboleedku hawlahaas iyo in aannaan sheeginba waxay qabatay iyadoo la daalaadhacaysa caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin la\u2019aanta dhaqaalihii iyo agabkii loo baahnaa, haba ugu sii darraato xafiis la\u2019aan, taas oo xaruntii dhexe ee la ballanqaaday aan weli la dhisin; dawladihii xubnaha ka ahaana ay ka baaqsadeen ballanqaadkoodii, marka laga reebo Dawladda Federaalka Soomaaliya oo runtii dadaashay itaalkeeda yar.<\/h4>\n<h4>Sannadka cusub ee 2019 aad ayaan Akadeemiye ahaan ugu han weynnahay inaan ku sii tallaabsan doonno horumar intan ka badan, kana gudbi doonno oo la xallin doono caqabadaha aan sheegnay, waxaanan leenahay \u201ckii noo hagaagoo noqo loo hanweynyahay!\u201d.<\/h4>\n<h3>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0<span style=\"color: #003300;\">Xigasho Warsidaha AGA<\/span><\/h3>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddaynu milicsano xaaladdii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee sannadkii\u00a0 dhammaaday ee 2018, waxaa noo muuqanaysa in uu ka mid ahaa kuwii ugu muhiimsanaa \u00a0taariikhdeeda. Tusaale ahaan wuxuu ahaa: &#8211;Sannad\u00a0 ay Akadeemiyadu ku guulaysatay waxqabad dhaxalgal ah, dhanka kalena ay ka hor yimaadeen caqabado iyo imtixaanno aan fududayn. &#8211;Sannadkii ay shan jirsatay AGA. \u00a0&#8212; Sannad ay markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":376,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[7],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haddaynu milicsano xaaladdii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee sannadkii\u00a0 dhammaaday ee 2018, waxaa noo muuqanaysa in uu ka mid ahaa kuwii ugu muhiimsanaa \u00a0taariikhdeeda. Tusaale ahaan wuxuu ahaa: &#8211;Sannad\u00a0 ay Akadeemiyadu ku guulaysatay waxqabad dhaxalgal ah, dhanka kalena ay ka hor yimaadeen caqabado iyo imtixaanno aan fududayn. &#8211;Sannadkii ay shan jirsatay AGA. \u00a0&#8212; Sannad ay markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-15T16:06:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018\",\"datePublished\":\"2019-01-15T16:06:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-15T16:06:42+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\"},\"wordCount\":492,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"kaydka\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\",\"name\":\"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-01-15T16:06:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-15T16:06:42+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Haddaynu milicsano xaaladdii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee sannadkii\u00a0 dhammaaday ee 2018, waxaa noo muuqanaysa in uu ka mid ahaa kuwii ugu muhiimsanaa \u00a0taariikhdeeda. Tusaale ahaan wuxuu ahaa: &#8211;Sannad\u00a0 ay Akadeemiyadu ku guulaysatay waxqabad dhaxalgal ah, dhanka kalena ay ka hor yimaadeen caqabado iyo imtixaanno aan fududayn. &#8211;Sannadkii ay shan jirsatay AGA. \u00a0&#8212; Sannad ay markii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-01-15T16:06:42+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018","datePublished":"2019-01-15T16:06:42+00:00","dateModified":"2019-01-15T16:06:42+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/"},"wordCount":492,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["kaydka"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/","name":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-01-15T16:06:42+00:00","dateModified":"2019-01-15T16:06:42+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/waxqabadkii-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-iyo-sannadkii-2018\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxqabadkii Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga iyo Sannadkii 2018"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1162"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1162"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1184,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1162\/revisions\/1184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}