{"id":1116,"date":"2018-12-29T19:48:54","date_gmt":"2018-12-29T19:48:54","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1116"},"modified":"2018-12-29T19:48:54","modified_gmt":"2018-12-29T19:48:54","slug":"akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA"},"content":{"rendered":"<h4>\u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo xarunta Aw-Jaamac Cumar Ciise ayaa maanta oo ku beegan 29\/12\/2018 waxa ay xarunta Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ay ku wada yeesheen \u00a0wada-hadalo ku saabsan xoojinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda sare\u00a0 ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo ka hadlayay kulankaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu xarunta Aga\u00a0 ku soo dhaweeyo masuuliyiin \u00a0ka socota\u00a0 xarunta Aw-Jaamac, waxaana uu si qoto dheer \u00a0uga warbixiyay taariikhda, aas-aaska iyo waxqabadka Akadeemiyada, \u00a0isaga oo \u00a0carrabka ku dhuftay inay Aga u taagan tahay daryeelka iyo\u00a0 hiilka afka hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cHawlaha ugu waa-weyn ee Akdeemiyadu qabato waxaa ugu muhiimsan cilmi baarista afka hooyo iyo ku baraarujinta bulshada qiimaha uu leeyahay afkooda, \u00a0nasiib wanaag\u00a0 sannadka 2018 waxa\u00a0 ay Aga ku guuleysatay soo saarsita buugga Haldoor iyo\u00a0 tababbar siinta in kabadan laba Boqol oo\u00a0 dhallinyaro ah\u201d ayuu yiri prof. Mustafa oo guddoonsiiyay madaxdaasi hadiyaddo ka kooban Buuggaag, nuqlo ka mid ah Warsidaha Aga iyo agab kale.<\/h4>\n<h4>Agaasimaha xarunta Aw-Jaamac Cumar Ciise Md,\u00a0 Maxamed Xasan Cirro oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ka mahad naqayo sida \u00a0loogu soo dhaweeyay xarunta Aga, waxaana uu soo jeediyay \u00a0in la xoojiyo wada shaqeynta \u00a0u dhaxeyso labada dhinac, isagoo dhinaca kale ka hadlay hawlaha ay qabato xrunta Aw-Jaamac ee fadhigeedu uu yahay magaalada Nairobi.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi oo ku dhamaaday jawi wanaagsan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubo ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 iyo qaar ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1118\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1119\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172516_5-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172516_5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172516_5-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172516_5-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1120\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172434_3-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172434_3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172434_3-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172434_3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1121\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_173203_4-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_173203_4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_173203_4-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_173203_4-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo xarunta Aw-Jaamac Cumar Ciise ayaa maanta oo ku beegan 29\/12\/2018 waxa ay xarunta Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ay ku wada yeesheen \u00a0wada-hadalo ku saabsan xoojinta afka Soomaaliga. Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda sare\u00a0 ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo ka hadlayay kulankaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1118,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo xarunta Aw-Jaamac Cumar Ciise ayaa maanta oo ku beegan 29\/12\/2018 waxa ay xarunta Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ay ku wada yeesheen \u00a0wada-hadalo ku saabsan xoojinta afka Soomaaliga. Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda sare\u00a0 ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo ka hadlayay kulankaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-29T19:48:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA\",\"datePublished\":\"2018-12-29T19:48:54+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-29T19:48:54+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":248,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-29T19:48:54+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-29T19:48:54+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"\u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 iyo xarunta Aw-Jaamac Cumar Ciise ayaa maanta oo ku beegan 29\/12\/2018 waxa ay xarunta Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ay ku wada yeesheen \u00a0wada-hadalo ku saabsan xoojinta afka Soomaaliga. Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda sare\u00a0 ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo ka hadlayay kulankaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-29T19:48:54+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181229_172320_9-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA","datePublished":"2018-12-29T19:48:54+00:00","dateModified":"2018-12-29T19:48:54+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":248,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/","name":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-29T19:48:54+00:00","dateModified":"2018-12-29T19:48:54+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-iyo-xarunta-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYADA AGA IYO XARUNTA AW-JAAMAC CUMAR CIISE OO KA WADA-HADLAY XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1116"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1123,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1116\/revisions\/1123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}