{"id":1114,"date":"2018-12-29T03:30:30","date_gmt":"2018-12-29T03:30:30","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1114"},"modified":"2018-12-29T03:30:30","modified_gmt":"2018-12-29T03:30:30","slug":"guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h3>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi gaar ah u diray Agaasimaha Warsidaha Aga Axmed Maxamed\u00a0 Dhicisow\u00a0 oo walaalkiis Marxuum Aadan Maxamed Dhicisow uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/h3>\n<h3>Prof. Afrax ayaa marxuumkaasi Alle uga barayay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, kitaabkiisana uuu middigta ka siiyo, marti la jecel yahay inuu ka dhigo, qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan inuu illaah\u00a0 ka siiyo.<\/h3>\n<h3>Dhinaca kale tacsi taas la mid ah waxaa dirayo goosanka \u00a0Akadeemiyada ee\u00a0 Muqdisho oo kala ah Prof. Mustafa Feyruus, Cabdi-naasir Yuusuf, Cali Cigaal, C\/casiis\u00a0 Goobdoon, Caaqil Axmed faarax, Deeq Xersi, C\/llaahi Gacanka, C\/llaahi Xasan, C\/qaadir Shire, Seynab Xaaji Axmed \u201cUgbaad\u201d iyo Dayax Axmed Maxamed, dhamaan xubnahaas \u00a0waxay Agaasimaha Warsidaha Aga uga tacsiyeynayaan Marxuumka geeriyooday,\u00a0waxayna Alle uga baryayaan inuu Jannada ka waraabiyo.<\/h3>\n<h3>Adduunyadu waa safar, qof walbana maalin ayuu ka tagayaa, ma-dhinte waa illaah ee Alle ha u naxariisto \u00a0Marxuum Aadan Maxamed Dhicisow oo ku xijaabatay magaalada Muqdisho<\/h3>\n<h3>Innaa Lillaahi Wa-Innaa Illeyhi Raajicuun!<\/h3>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi gaar ah u diray Agaasimaha Warsidaha Aga Axmed Maxamed\u00a0 Dhicisow\u00a0 oo walaalkiis Marxuum Aadan Maxamed Dhicisow uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof. Afrax ayaa marxuumkaasi Alle uga barayay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, kitaabkiisana uuu middigta ka siiyo, marti la jecel yahay inuu ka dhigo, qoyskii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":752,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi gaar ah u diray Agaasimaha Warsidaha Aga Axmed Maxamed\u00a0 Dhicisow\u00a0 oo walaalkiis Marxuum Aadan Maxamed Dhicisow uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof. Afrax ayaa marxuumkaasi Alle uga barayay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, kitaabkiisana uuu middigta ka siiyo, marti la jecel yahay inuu ka dhigo, qoyskii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-29T03:30:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Tacsi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho\",\"datePublished\":\"2018-12-29T03:30:30+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-29T03:30:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\"},\"wordCount\":180,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-29T03:30:30+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-29T03:30:30+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi gaar ah u diray Agaasimaha Warsidaha Aga Axmed Maxamed\u00a0 Dhicisow\u00a0 oo walaalkiis Marxuum Aadan Maxamed Dhicisow uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof. Afrax ayaa marxuumkaasi Alle uga barayay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, kitaabkiisana uuu middigta ka siiyo, marti la jecel yahay inuu ka dhigo, qoyskii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-29T03:30:30+00:00","og_image":[{"width":480,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Tacsi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho","datePublished":"2018-12-29T03:30:30+00:00","dateModified":"2018-12-29T03:30:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/"},"wordCount":180,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/","name":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-29T03:30:30+00:00","dateModified":"2018-12-29T03:30:30+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiyada-oo-tacsi-u-diray-agaasimaha-warsidaha-aga-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Akadeemiyada oo Tacsi u Diray Agaasimaha Warsidaha AGA oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1115,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1114\/revisions\/1115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}