{"id":1102,"date":"2018-12-24T15:48:16","date_gmt":"2018-12-24T15:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1102"},"modified":"2018-12-24T16:02:52","modified_gmt":"2018-12-24T16:02:52","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa dhambaal Tacsi a ah u diray maamulka sare ee teleefishinka Universal, waxaana uu \u00a0dhambaalkiisa ku sheegay isagoo ka xun inuu\u00a0 ka tacsiyeeynayo \u00a0geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wariye Cawil Daahir Salaad iyo shaqaalihii kale ee\u00a0 ka geeriyooday taleefishinkaas.<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Prof. Afrax\u00a0 ayaa \u00a0dhambaalkiisa \u00a0ku sheegay inuu si \u00a0aad ah uga naxay geeridii ku timid hawl-wadeenkii Universal Tv, \u00a0waxaana uu tilmamay \u00a0\u00a0maamulka taleefishinkaasi\u00a0 in uu la qeybsanayo dhibaatada soo gaartay.<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>\u201cAnigoo ku hadlayo magacayga iyo kan Akadeemiyada Aga, waxaan taleefishinka Universal uga tacsiyaynayaa geeridii ku timid wariye Cawil Daahir iyo shaqaalihii kale ee la socday, waxaana marxuumiintaasi Alle uga baryayaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii, saaxiibadii iyo guud ahaan ummadda \u00a0ay ka baxeena uu smir iyo iimaan ka siiyo\u201d \u00a0ayuu ku yiri dhambaalkiisa Guddoomiyaha Aga.<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Alle ha u naxariistee wariye Cawil Daahir Salaad ayaa 22\/12\/2018 ku geeriyooday qarax ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka, marxuumka ayaa ka mid ahaa wariyaasha ugu caansan gayiga ay Soomaalida degto!\u00a0\u00a0 <\/strong><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1103\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cawil-Daahir-Salaad.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cawil-Daahir-Salaad.jpg 480w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cawil-Daahir-Salaad-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa dhambaal Tacsi a ah u diray maamulka sare ee teleefishinka Universal, waxaana uu \u00a0dhambaalkiisa ku sheegay isagoo ka xun inuu\u00a0 ka tacsiyeeynayo \u00a0geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wariye Cawil Daahir Salaad iyo shaqaalihii kale ee\u00a0 ka geeriyooday taleefishinkaas. Prof. Afrax\u00a0 ayaa \u00a0dhambaalkiisa \u00a0ku sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1103,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa dhambaal Tacsi a ah u diray maamulka sare ee teleefishinka Universal, waxaana uu \u00a0dhambaalkiisa ku sheegay isagoo ka xun inuu\u00a0 ka tacsiyeeynayo \u00a0geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wariye Cawil Daahir Salaad iyo shaqaalihii kale ee\u00a0 ka geeriyooday taleefishinkaas. Prof. Afrax\u00a0 ayaa \u00a0dhambaalkiisa \u00a0ku sheegay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-24T15:48:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-12-24T16:02:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cawil-Daahir-Salaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD\",\"datePublished\":\"2018-12-24T15:48:16+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-24T16:02:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\"},\"wordCount\":180,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\",\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-24T15:48:16+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-24T16:02:52+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa dhambaal Tacsi a ah u diray maamulka sare ee teleefishinka Universal, waxaana uu \u00a0dhambaalkiisa ku sheegay isagoo ka xun inuu\u00a0 ka tacsiyeeynayo \u00a0geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wariye Cawil Daahir Salaad iyo shaqaalihii kale ee\u00a0 ka geeriyooday taleefishinkaas. Prof. Afrax\u00a0 ayaa \u00a0dhambaalkiisa \u00a0ku sheegay inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-24T15:48:16+00:00","article_modified_time":"2018-12-24T16:02:52+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Cawil-Daahir-Salaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD","datePublished":"2018-12-24T15:48:16+00:00","dateModified":"2018-12-24T16:02:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/"},"wordCount":180,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/","name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-24T15:48:16+00:00","dateModified":"2018-12-24T16:02:52+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-dhambaal-tacsi-ah-u-diray-bahda-uneversal-tv-oo-uu-ka-geeriyooday-cawil-daahir-salaad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDDOOMIYAHA AGA OO DHAMBAAL TACSI AH U DIRAY BAHDA UNIVERSAL TV OO UU KA GEERIYOODAY CAWIL DAAHIR SALAAD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1102"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1102"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1109,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1102\/revisions\/1109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}