{"id":1094,"date":"2018-12-21T07:51:54","date_gmt":"2018-12-21T07:51:54","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1094"},"modified":"2018-12-21T07:54:22","modified_gmt":"2018-12-21T07:54:22","slug":"aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/","title":{"rendered":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &#038; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka kala socday Naadiyada Xamar, Maskax-shiil iyo Xarunta Ifiye waxa ay tababbar ku saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal Palace ee magaalada Muqdisho<\/em><\/h4>\n<h4><em>Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu barayay casharo ay ka mid ahaayeen Astaamaynta Qoraalka, Adeegsiga Ereyada, Jaadadka Qoraalka, Rukunada Qoraal Qurxinta, Silsilada Gorfaynta, Fanka sheeko curinta iyo casharo kale oo aad u xiiso badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo si rasmi ah u soo xeray tababbarkaasi ayaa sheegay inuu dhallinyaradaas ku bogaadinayo sida quruxda badan oo ay uga qeyb-qaateen tababbarkaas, waxaana uu caddeeyay in ay sii ambaqaadi doonaan tababbaradaas, isagoo ka qeyb- galayaashaas kula dar-daarmay aqoontii la siiyay inay ku dabaqaan qoraalkooda. <\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ku hadlayay magaca macallimiintii tababbarkaas bixinaysay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay hannaanka fiican ee ay ardaydaasi uga faa\u2019iidesteen casharadii la siinayay, waxaana uu ku guubaabiyay inay mar walba isku dayaan sidii ay u hagaajin lahaayeen qoraalkooda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xoghayaha Naadiga akhristayaasha Xamar Bahjo C\/llaahi Salaad oo matalaysay ka qeyb galayasha tababbarkaas ayaa sheegtay inay halkaas wax badan ka kororsadeen, waxaana ay codsatay in la joogteeyo saminaarada noocaan oo kale ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Tababbaradaan oo soo taxnaa muddo laba Bil ah ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay 120 xubnood oo loo kala qeybiyay Seddex Dufcaddood, waxaana xubin walba oo ka qeyb-gashay tababbarkaasi loogu <strong>tala galay in la siiyo Shahaado muujinaysa waxa uu bartay.<\/strong><\/em><\/h4>\n<h4><em><strong>\u00a0<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1092\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130822_3-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130822_3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130822_3-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130822_3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1089\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131416_2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131416_2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131416_2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131416_2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1095\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131144_2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131144_2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131144_2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_131144_2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1097\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130743_2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130743_2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130743_2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/IMG_20181219_130743_2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1098\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_14-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_14-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_14-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_14-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_14.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1099\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_26-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_26-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_26-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_26-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_26.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1100\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1078\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/strong><\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka kala socday Naadiyada Xamar, Maskax-shiil iyo Xarunta Ifiye waxa ay tababbar ku saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1077,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &amp; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &amp; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka kala socday Naadiyada Xamar, Maskax-shiil iyo Xarunta Ifiye waxa ay tababbar ku saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-21T07:51:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-12-21T07:54:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &#038; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon\",\"datePublished\":\"2018-12-21T07:51:54+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-21T07:54:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"wordCount\":265,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"name\":\"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska & Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-21T07:51:54+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-21T07:54:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &#038; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska & Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska & Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka kala socday Naadiyada Xamar, Maskax-shiil iyo Xarunta Ifiye waxa ay tababbar ku saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-21T07:51:54+00:00","article_modified_time":"2018-12-21T07:54:22+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &#038; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon","datePublished":"2018-12-21T07:51:54+00:00","dateModified":"2018-12-21T07:54:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"wordCount":265,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/","name":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska & Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-21T07:51:54+00:00","dateModified":"2018-12-21T07:54:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-akhriska-qoraalka-u-soo-xertay-tababbar-ku-saabsanaa-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AGA oo Dhallinyaro ka Tirsan Naadiyada Akhriska &#038; Qoraalka u soo Xertay Tababbar ku Saabsanaa Qoraal-Curinta Toolmoon"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1101,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094\/revisions\/1101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}