{"id":10904,"date":"2026-10-11T14:36:17","date_gmt":"2026-10-11T11:36:17","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10904"},"modified":"2026-10-11T14:47:36","modified_gmt":"2026-10-11T11:47:36","slug":"midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/","title":{"rendered":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha midowga qorayaasha Soomaaliyeed Xasan C\/llaahi Cabdiraxmaan (Qaraabo) ayaa maanta oo ku beegan 11\/10\/2026, waxa uu deeq buugaag ah soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ee magaalada muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Maamulaha maktabadda AGA Maxamedwali Cabdi Shiikh Rashiid ayaa guddoomiyaha midowga ka guddoomay deeqdaasi buugaagtaasi ah ee uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Midowga qorayaasha ayaa buugagta deeqda ah ee uu ku wareejiyay maktabadda AGA, waxay isugu jirtay nuqullo ka mid ah buugga <strong>\u201cWaxaad Tahay Boqorad\u201d<\/strong> iyo <strong>\u201cHandhis\u201d<\/strong>. Iyadoo midowga ay halkaasi ka ballanqaadeen inay si joogto ah maktabadda u soo gaarsiin doonaan deeqaha buugagta ah ee uu helo, si loo kobciyo akhriska, aqoonta iyo horumarinta Af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dhanka kale, AGA ayaa midowga qorayaasha uga mahadcelisay taageeradan qiimaha leh iyo doorka ay ka qaadanayaan horumarinta dhaqanka akhriska iyo faafinta aqoonta.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha midowga qorayaasha Soomaaliyeed Xasan C\/llaahi Cabdiraxmaan (Qaraabo) ayaa maanta oo ku beegan 11\/10\/2026, waxa uu deeq buugaag ah soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ee magaalada muqdisho. Maamulaha maktabadda AGA Maxamedwali Cabdi Shiikh Rashiid ayaa guddoomiyaha midowga ka guddoomay deeqdaasi buugaagtaasi ah ee uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA. Midowga qorayaasha ayaa buugagta deeqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10908,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha midowga qorayaasha Soomaaliyeed Xasan C\/llaahi Cabdiraxmaan (Qaraabo) ayaa maanta oo ku beegan 11\/10\/2026, waxa uu deeq buugaag ah soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ee magaalada muqdisho. Maamulaha maktabadda AGA Maxamedwali Cabdi Shiikh Rashiid ayaa guddoomiyaha midowga ka guddoomay deeqdaasi buugaagtaasi ah ee uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA. Midowga qorayaasha ayaa buugagta deeqda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-11T11:36:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-10-11T11:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-11-at-14.39.52.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"632\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA\",\"datePublished\":\"2026-10-11T11:36:17+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-11T11:47:36+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\"},\"wordCount\":137,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\",\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-10-11T11:36:17+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-11T11:47:36+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha midowga qorayaasha Soomaaliyeed Xasan C\/llaahi Cabdiraxmaan (Qaraabo) ayaa maanta oo ku beegan 11\/10\/2026, waxa uu deeq buugaag ah soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ee magaalada muqdisho. Maamulaha maktabadda AGA Maxamedwali Cabdi Shiikh Rashiid ayaa guddoomiyaha midowga ka guddoomay deeqdaasi buugaagtaasi ah ee uu soo gaarsiiyay maktabdda AGA. Midowga qorayaasha ayaa buugagta deeqda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-10-11T11:36:17+00:00","article_modified_time":"2026-10-11T11:47:36+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":632,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-11-at-14.39.52.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA","datePublished":"2026-10-11T11:36:17+00:00","dateModified":"2026-10-11T11:47:36+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/"},"wordCount":137,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/","name":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-10-11T11:36:17+00:00","dateModified":"2026-10-11T11:47:36+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10904"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10904"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10910,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10904\/revisions\/10910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}