{"id":10897,"date":"2026-10-07T14:47:07","date_gmt":"2026-10-07T11:47:07","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10897"},"modified":"2026-10-07T14:47:07","modified_gmt":"2026-10-07T11:47:07","slug":"wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed oo beryahan howlo shaqo u jooga dalka Jabuuti, ayaa waxa u suuragashay isaga iyo kuxigeenkiisa Mudane Ismaaciil Cabdi, inay kulan shaqo ugu tagaan wasiiradda dhaqanka Jamhuuriyadda Jabuuti Marwo Farduusa Muuse Cige.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wasiiradda dhaqanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si heer sare ah u soo dhawaysay guddoomiye Siciid iyo kuxigeenkiisa Md. Ismaaciil.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Soo dhawaynta kaddib, guddoomiye Saciid ayaa marka hore wasiiradda sharraxaad ballaaran ka siiyay qaabdhismeedka AGA, hawlaha ay qabato iyo horumarka ay gaartay labadii sano ee uu hoggaanka hayay. Wuxuna aad ugu dheeraaday mashaariicda hay\u2019adda u yaal labada sano ee haray, isaga oo si cad u sheegay inay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha AGA ee horumarinta af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiye Macallin Saciid Saalax, waxa uu intaa ku daray dawladda Jabuuti oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar inay gacan weyn oo hagarla\u2019aaneed ka geysatay xaqiijinta himilooyinka AGA, isagoo si aad ah uga mahadceliyey inay Jabuuti si toos ah u soo gaarsiisay Akademiyada qayb ka mid ah miisaaniyaddii ay Akademiyaddu ku shaqayn lahayd, taas oo wax weyn ka tari doonta dardargelinta hawlaha Akademiyada ee horumarinta af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Intaa ka dib, wasiiradda oo si wanaagsan ula socotay warbixinta guddoomiyaha ayaa ballanqaadday inay diyaar u tahay wax kasta oo hiil iyo hoo ah oo ay hay\u2019addu u baahan tahay, waxayna u ballanqaadday inay siin doonto xarun ay Rugta Jabuuti ku shaqayso oo ku taal bartamaha caasimadda Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulanka, waxaa goobjoog ahaa; Idiris Muuse Axmed, la taliyaha wasiirka dhaqanka Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Faadumo Cabdi Ciise oo ah maamulaha dhaqanka ee wasaaradda dhallinta iyo dhaqanka ee Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulankaasi ayaa ku dhammaaday is afgarad iyo guul, waxaana lagu ballamay wada shaqayn buuxda.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10898\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-150x100.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-600x400.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-696x464.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1-630x420.jpeg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.25-1.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10899\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-300x200.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-768x512.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-150x100.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-600x400.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-696x464.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5-630x420.jpeg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed oo beryahan howlo shaqo u jooga dalka Jabuuti, ayaa waxa u suuragashay isaga iyo kuxigeenkiisa Mudane Ismaaciil Cabdi, inay kulan shaqo ugu tagaan wasiiradda dhaqanka Jamhuuriyadda Jabuuti Marwo Farduusa Muuse Cige. Wasiiradda dhaqanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si heer sare ah u soo dhawaysay guddoomiye Siciid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10899,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed oo beryahan howlo shaqo u jooga dalka Jabuuti, ayaa waxa u suuragashay isaga iyo kuxigeenkiisa Mudane Ismaaciil Cabdi, inay kulan shaqo ugu tagaan wasiiradda dhaqanka Jamhuuriyadda Jabuuti Marwo Farduusa Muuse Cige. Wasiiradda dhaqanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si heer sare ah u soo dhawaysay guddoomiye Siciid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-07T11:47:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"datePublished\":\"2026-10-07T11:47:07+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-07T11:47:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":292,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"name\":\"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-10-07T11:47:07+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-07T11:47:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed oo beryahan howlo shaqo u jooga dalka Jabuuti, ayaa waxa u suuragashay isaga iyo kuxigeenkiisa Mudane Ismaaciil Cabdi, inay kulan shaqo ugu tagaan wasiiradda dhaqanka Jamhuuriyadda Jabuuti Marwo Farduusa Muuse Cige. Wasiiradda dhaqanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si heer sare ah u soo dhawaysay guddoomiye Siciid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-10-07T11:47:07+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/WhatsApp-Image-2026-10-07-at-13.39.27-5.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","datePublished":"2026-10-07T11:47:07+00:00","dateModified":"2026-10-07T11:47:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"wordCount":292,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","name":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-10-07T11:47:07+00:00","dateModified":"2026-10-07T11:47:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiiradda-dhaqanka-dawladda-jabuuti-oo-kulan-gaar-ah-la-yeelatay-guddoomiyaha-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10900,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions\/10900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}