{"id":10800,"date":"2026-08-18T10:50:22","date_gmt":"2026-08-18T07:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10800"},"modified":"2026-08-18T10:50:22","modified_gmt":"2026-08-18T07:50:22","slug":"danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho &amp; sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ayaa maanta oo ku beegan 16\/8\/2026, waxaa xarunta Akademiyada ku yimid Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya Md. Cismaan Dubbed Sugulle.<\/h4>\n<h4>Danjire Dubbed, waxaa xarunta Akademiyada AGA, si kalgacal leh ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Macallin Saciid Saalax Axmed &amp; xubno ka mid ah hawlwadeennada Akademiya Goboleedka AGA.<\/h4>\n<h4>Md. Cismaan Dubbed , ayaa kormeeray dhammaan waaxyaha &amp; qaybaha ay ka kooban tahay Akademiyada, sida Maktabadda &amp; kaydkeeda, fagaaraha (Tiyaatarka) AGA, Hoolka shirarka, xafiiska naadiga Somali Pen ee xarunta AGA, xafiisyada hawlwadeenada kala duwan iyo qaybaha qabyada ah, waxaana meel walba oo uu booqdo warbixin ka siinayay guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax.<\/h4>\n<h4>Kormeerkaas kaddib, Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya, waxa uu xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Macallin Saciid Saalax Axmed, waxayna ka wadahadaleen sidii ay safaaradda Jabuuti gacan uga gaysan laheyd horumarinta hawlaha ay Akademiyadu u xilsaaran tahay.<\/h4>\n<h4>Danjire Dubbed ayaa sheegay ujeeddada kormeerka safaaraddu ay ku timid AGA inay tahay farriin ka timid Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, wuxuuna caddeeyay inuu ku farxay hawlaha ka socda xarunta AGA, isagoo ka mahadnaqay sida diirran ee loogu soo dhaweeyay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax ayaa Danjiraha uga warbixiyay hawlgallada Akademiyada, dadaalka iyo horumarinta af Soomaaliga, dhibaatooyinka jira iyo baahiyaha taagan.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii, guddoomiyaha AGA ayaa Dajiraha guddoonsiiyay buugaag kala duwan oo xul ah, waxayna labada mas\u2019uul ku ballameen inay yeeshaan kulamo kale oo lagu sii ambaqaadayo wada shaqeynta iyo xiriirka laba dhinac.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10801\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-150x113.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-600x450.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-696x522.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-1392x1044.jpeg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-1068x801.jpeg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-560x420.jpeg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-1120x840.jpeg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-80x60.jpeg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-160x120.jpeg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-265x198.jpeg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1-530x396.jpeg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1.jpeg 1440w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-10802\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-300x225.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-768x576.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-150x113.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-600x450.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-696x522.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-1068x801.jpeg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-560x420.jpeg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-80x60.jpeg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-160x120.jpeg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-265x198.jpeg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2-530x396.jpeg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-2.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<h4><strong>\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho &amp; sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ayaa maanta oo ku beegan 16\/8\/2026, waxaa xarunta Akademiyada ku yimid Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya Md. Cismaan Dubbed Sugulle. Danjire Dubbed, waxaa xarunta Akademiyada AGA, si kalgacal leh ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10801,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho &amp; sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ayaa maanta oo ku beegan 16\/8\/2026, waxaa xarunta Akademiyada ku yimid Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya Md. Cismaan Dubbed Sugulle. Danjire Dubbed, waxaa xarunta Akademiyada AGA, si kalgacal leh ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-18T07:50:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2026-08-18T07:50:22+00:00\",\"dateModified\":\"2026-08-18T07:50:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":274,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-08-18T07:50:22+00:00\",\"dateModified\":\"2026-08-18T07:50:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho &amp; sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ayaa maanta oo ku beegan 16\/8\/2026, waxaa xarunta Akademiyada ku yimid Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya Md. Cismaan Dubbed Sugulle. Danjire Dubbed, waxaa xarunta Akademiyada AGA, si kalgacal leh ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-08-18T07:50:22+00:00","og_image":[{"width":1440,"height":1080,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/WhatsApp-Image-2026-08-18-at-10.28.00-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga","datePublished":"2026-08-18T07:50:22+00:00","dateModified":"2026-08-18T07:50:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"wordCount":274,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/","name":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-08-18T07:50:22+00:00","dateModified":"2026-08-18T07:50:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/danjiraha-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kormeer-ku-yimid-xarunta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10800"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10803,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10800\/revisions\/10803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}