{"id":1074,"date":"2018-12-17T17:12:36","date_gmt":"2018-12-17T17:12:36","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=1074"},"modified":"2018-12-17T17:21:24","modified_gmt":"2018-12-17T17:21:24","slug":"akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 17-December 2018-ka waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay Dufcaddii Seddexaad ee loo qabto tababbarkaas.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaas oo loogu tala galay inuu socdo muddo laba maalin ah ayaa waxa ka faa\u2019iidaysan doono 40- xubnood oo ka kala socda Naadiga akhristayaasha Xamar, Xarunta Ifiye, Naadiga Maskax-shiil iyo dhallinyaro kale oo danaysa akhriska iyo qoraalka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo ka hadlayay\u00a0 munaasabaddii furitaanka tababbarkaas ayaa sheegay\u00a0 inuu si diirran u soo dhaweynayo dhallinyarada ka qeyb qaadanaysa tababbarkaas, waxaana uu tibaaxay inuu da\u2019 yartaas ku bogaadinayo sida ay isugu\u00a0 soo xil-qaameen\u00a0 ka qeyb-qaadashada tababbarkaas.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa ku nuux-nuuxsadey\u00a0 hadafka\u00a0 Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga inuu yahay sii kobcinta aqoonta dhallinyarada hibada u leh \u00a0akhriska &amp; qoraalka, waxaana uu hoosta ka xariiqay Aga inay ka go\u2019an tahay daryeelka iyo horumarinta afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas waxaa iyaguna ka hadlay Madaxa Tababbarada Aga Al-ustaad C\/llaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), Guddoomiyaha Akhristayaasha Xamar Sacdiyo Muxyadiin Axmed (Midnimo) iyo Cabdi-wahaab Axmed Cali oo ku hadlayay magaca Xarunta Ifiye, kuwaasi oo ka hadlay sida ay ugu faraxsan yihiin ka qeyb qaadashada tababbarkaas.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaas oo \u00a0ah mid uu heerkiisu aad u sareeyo ayaa maalmaha \u00a0uu socdo waxaa lagu qaadan doonaa duruus ay ka mid yihiin \u00a0Astaamaynta Qoraalka, Adeegsiga Ereyada, \u00a0Jaadadka Qoraalka, Rukunada Qoraal Qurxinta, Gorfaynta Toolmoon, Fanka Sheeko Curinta \u00a0iyo casharo kale oo aad u xiiso badan.<\/h4>\n<h4>Duruustaas qiimaha badan ayaa si talan-taali ah\u00a0 waxaa u bixin doono \u00a0macallimiinta kala ah Prof. Maxamed Daahir Afrax, \u00a0Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Al-ustaad C\/llaahi Shiikh Cabdi Aadan (Gacanka).<\/h4>\n<h4>Dufcadda 3-aad ee tababbarka uu maanta u bilowday ayaa qeyb ka ah 120 xubnood oo loogu tala galay in lagu tababbaro Qoraal-Curinta Toolmoon, kuwaas oo\u00a0 gaba-gabada tababbaradaan\u00a0 la guddoonsiin \u00a0doono \u00a0Shahaadooyin iyo Abaal marino kale.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1075\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_30-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_30-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_30-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_30-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_30.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1078\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1077\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_22.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1079\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_23-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_23-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_23-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_23-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_23.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1080\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1081\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_7-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_7-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_7-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_7-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_7.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1082\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_4.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1076\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_15-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_15-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_15-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_15-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_15.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 17-December 2018-ka waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay Dufcaddii Seddexaad ee loo qabto tababbarkaas. Tababbarkaas oo loogu tala galay inuu socdo muddo laba maalin ah ayaa waxa ka faa\u2019iidaysan doono 40- xubnood oo ka kala socda Naadiga akhristayaasha Xamar, Xarunta Ifiye, Naadiga Maskax-shiil iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[7,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 17-December 2018-ka waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay Dufcaddii Seddexaad ee loo qabto tababbarkaas. Tababbarkaas oo loogu tala galay inuu socdo muddo laba maalin ah ayaa waxa ka faa\u2019iidaysan doono 40- xubnood oo ka kala socda Naadiga akhristayaasha Xamar, Xarunta Ifiye, Naadiga Maskax-shiil iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-12-17T17:12:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-12-17T17:21:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON\",\"datePublished\":\"2018-12-17T17:12:36+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-17T17:21:24+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"wordCount\":312,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"kaydka\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-12-17T17:12:36+00:00\",\"dateModified\":\"2018-12-17T17:21:24+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta oo ku beegan 17-December 2018-ka waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay Dufcaddii Seddexaad ee loo qabto tababbarkaas. Tababbarkaas oo loogu tala galay inuu socdo muddo laba maalin ah ayaa waxa ka faa\u2019iidaysan doono 40- xubnood oo ka kala socda Naadiga akhristayaasha Xamar, Xarunta Ifiye, Naadiga Maskax-shiil iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-12-17T17:12:36+00:00","article_modified_time":"2018-12-17T17:21:24+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_25.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON","datePublished":"2018-12-17T17:12:36+00:00","dateModified":"2018-12-17T17:21:24+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"wordCount":312,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["kaydka","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","name":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-12-17T17:12:36+00:00","dateModified":"2018-12-17T17:21:24+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-dufcaddii-3-aad-u-furtay-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYADA AGA OO DUFCADDII 3-AAD U FURTAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1074"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1074"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1085,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1074\/revisions\/1085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}