{"id":10727,"date":"2026-07-20T11:17:51","date_gmt":"2026-07-20T08:17:51","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=10727"},"modified":"2026-07-23T13:50:28","modified_gmt":"2026-07-23T10:50:28","slug":"tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/","title":{"rendered":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay"},"content":{"rendered":"<h4>\u00a0Tababbarkii ku saabsanaa \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga\u201d, ayna ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday madbacadaha Muqdisho, qorayaal, ardayda jaamacadaha &amp; naadiyada akhriska &amp; qoraalka ayaa 19\/7\/2026, waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) \u00a0ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaasi oo soo bilowday 12\/7\/2026, waxaa loogu talaggalay kor u qaadida aqoonta xagga qoraalka farta Soomaaliga, waxaana ka faa\u2019iidaystay in ku dhaw afartameeyo xubnood.<\/h4>\n<h4>Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo ahaa macallinkii bixinayay tababbarka ayaa gunaanadkii tababbarkaas kula dardaarmay xubnihii ka faa\u2019iidaystay in aqoontii la siiyay ay gaarsiiyaan walaalaha kale ee aan fursadaasi oo kale helin.<\/h4>\n<h4>\u00a0Tababbarkaasi ayaa qayb ka ahaa tababbarro baahan oo Akademiya Goboleedka AGA ay ugu talaggashay in sare loogu qaado aqoonta xagga habdhigaaka af Soomaaliga ee qaybha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Tababbarkii ku saabsanaa \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga\u201d, ayna ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday madbacadaha Muqdisho, qorayaal, ardayda jaamacadaha &amp; naadiyada akhriska &amp; qoraalka ayaa 19\/7\/2026, waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) \u00a0ee magaalada Muqdisho. Tababbarkaasi oo soo bilowday 12\/7\/2026, waxaa loogu talaggalay kor u qaadida aqoonta xagga qoraalka farta Soomaaliga, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0Tababbarkii ku saabsanaa \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga\u201d, ayna ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday madbacadaha Muqdisho, qorayaal, ardayda jaamacadaha &amp; naadiyada akhriska &amp; qoraalka ayaa 19\/7\/2026, waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) \u00a0ee magaalada Muqdisho. Tababbarkaasi oo soo bilowday 12\/7\/2026, waxaa loogu talaggalay kor u qaadida aqoonta xagga qoraalka farta Soomaaliga, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-20T08:17:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-07-23T10:50:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/WhatsApp-Image-2026-07-21-at-11.57.55.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay\",\"datePublished\":\"2026-07-20T08:17:51+00:00\",\"dateModified\":\"2026-07-23T10:50:28+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\"},\"wordCount\":133,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\",\"name\":\"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-07-20T08:17:51+00:00\",\"dateModified\":\"2026-07-23T10:50:28+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"\u00a0Tababbarkii ku saabsanaa \u201cHabdhigaalka Af Soomaaliga\u201d, ayna ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday madbacadaha Muqdisho, qorayaal, ardayda jaamacadaha &amp; naadiyada akhriska &amp; qoraalka ayaa 19\/7\/2026, waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) \u00a0ee magaalada Muqdisho. Tababbarkaasi oo soo bilowday 12\/7\/2026, waxaa loogu talaggalay kor u qaadida aqoonta xagga qoraalka farta Soomaaliga, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2026-07-20T08:17:51+00:00","article_modified_time":"2026-07-23T10:50:28+00:00","og_image":[{"width":810,"height":1080,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/WhatsApp-Image-2026-07-21-at-11.57.55.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay","datePublished":"2026-07-20T08:17:51+00:00","dateModified":"2026-07-23T10:50:28+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/"},"wordCount":133,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/","name":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2026-07-20T08:17:51+00:00","dateModified":"2026-07-23T10:50:28+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababbarkii-u-socday-bahda-madbacadaha-dalka-oo-la-soo-gabagabeeyay-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10734,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727\/revisions\/10734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}